Real Madrid ayaa soo gaartay Magaalada Madrid ee caasimada Spain iyadoo halkaas ka dhigtay dabaal dagyo aan horay loo arag markii ay magaalada kusoo wareejisay koobkeedii 10-aad ee Champions League.
Ronaldo ayaa hees kaga soo muuqday dabaal dagga, halka Ancelotti iyo Bale ay muuqaal wanaagsan ku leeyihiin, dhamaan muuqaalada magaalada Madrid ayaa ah kuwo ildoogsi leh.
DAAWO SAWIRADA MADRID: