Xulka Brazil ayaa isku diyaarinaya koobka Aduunka ee ay martigalinayaan bartamaha bishaan ilaa bartamaa bisha soo aadan waxaana ay ku jiraan tababarkii ugu dambeeyay.
Xidiga Barcelona Neymar JR ayaana kasoo muuqday muuqaal cajiib ah isagoo ku sugan xerada tababarka xulka Brazil isagoo si aan horay loo arag u laaday rigoore.
Neymar Ayaa adeegsanaya lugtiisa bidix inkastoo goolhayaha uu ka filanayay lugta midig, mase ahan sida aad u maleysid in rigoore loo tuuray.
DAAWO MUUQAALKA
Rigooradan Ma Tahay mid si rasmi ah loo adeegsan karo kulamada caadiga ah?