Goolhayaha Goordhow ku Biiray kooxda Arsenal ee David Ospina Ayaa Macsalaameeyay Qaar kamid ah Xidigaha Kooxdiisa Lakin Waxa uu noqday Mid Awood u yeelan Waayay in uu Xakameeyo Qiiradiisa.
Ospina Ayaa Marka hore Albaabka Qolka labiska Ku Soo Macsalaameeyay Maamulka Kooxda intaasi kadib Ayuu u Soo Gudbay Qeybta Gudaha ee Xidigaha ku suganyihiin Waxana Qaar kamid ah Xidigahaasi ay u Muujiyeen Sida ay ugu Xunyihiin Bixitaankiisa iyagoo ku soo Tuuray Qalabka Yaalay Qolka.
Goolhayan Reer Colombia Ayaa Bilaabay in uu Macsalaameeyo isla markana uu Ka Sheekeeyo Waqtigii Dheeraa ay isla Qaateen Kooxda Lakin Maxaa Dhacay.
Halkan Hoose ka Daawo
Profile