Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku kalsoontahay in ay soo gabagabayso
heshiiska kubad sameeyaha qadka dhexe ee Barcelona Cesc Fabregas maalinta berito ah
kooxda ka dhisan galbeedka London in ay kulaoo wareegi doonto lacag dhan £ 27m.
in kastoo xidigaan horay dalabaadyo badan ay kasoo gaareen kooxabadan oo kadhisan horyaalka ingiriiska sidoo kale waxaa siwayn udanaynayo xidigaan kooxdiisii hore ee Arsenal.
Sikastaba ha ahaatee Jose Mourinho Ayaa u hami wayn in uu keeno xidigaan garoonka Stamford Bridge.
Sida ay ku warantay The Express.
Sidookale Wararka ayaa sheegtay in Fabregas £ 100,000 todobaadkii uu mushaar ahaan kaqaadan doono Stamford Bridge .