Tababare Oscar Tabarez ayaa magacaabay 28-xidig oo hordhac u ah xidigaha uu u xulan doono koobka Adunka ee Bisha June ka qasoomi doona dalka Brazil. Daafaca amaahda kaga maqan Liverpool Coates, Diego Lugano Oo West Brom ka tirsan iyo Luis Suarez oo Liverpool ah ayaa Premier League ka dhaqaaqi doona.
25-xidig ayuu ku dhawaaqay, iyo sadex xidig oo sugi doona hadii ay dhibaato soo gaarto xidiga ku booska ah madama xulka uu ciyaari doono kulamo saaxiibtinimo.
Si Kastaba Edinson Cavani & Kabtanka Xulka Diego Forlan ayaa liiska ku jira.
Xiliga kama dambeysta ah ee ay Fifa u qabatay xulalka Koobka Aduunka iney kusoo gudbiyaan 23-ka xidig ee kaga qeyb galaya Koobka Aduunka ayaa ah 2-da June.
Goolhayayaasha: Fernando Muslera (Galatasaray), Martin Silva (Vasco da Gama), Rodrigo Munoz (Libertad)
Daafacyada: Maximiliano Pereira (Benfica), Diego Lugano (West Bromwich Albion), Diego Godin, Jose Maria Gimenez (Labadaba Atletico Madrid), Sebastian Coates (Liverpool), Martin Caceres (Juventus), Jorge Fucile (Porto)
Khaka Dhexe: Alejandro Silva (Lanus), Alvaro Gonzalez (Lazio), Alvaro Pereira (Sao Paulo), Walter Gargano (Parma), Egidio Arevalo Rios (Morelia), Diego Perez (Bologna), Sebastian Eguren (Palmeiras), Cristian Rodriguez (Atletico Madrid), Gaston Ramirez (Southampton), Nicolas Lodeiro (Botafogo)
Weerarka: Luis Suarez (Liverpool), Edinson Cavani (Paris Saint-Germain), Abel Hernandez (Palermo), Diego Forlan (Cerezo Osaka), Christian Stuani (Espanyol)
Tabarez also named three players on stand-by, who will not train with the squad: Andres Scotti (Nacional), Alvaro Fernandez (Gimnasia-La Plata), Gonzalo Castro (Real Sociedad)