Home » Archives by category » World Cup 2014 (Page 67)

Paul Scholes Oo Meesha Ka Saaray In England Ay Qaadi Karaan Koobka Aduunka Ee Brazil Ka Dhici Doona 2014-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyihii hore Xulka England Paul Scholes ayaa meesha ka saaray inu Xulka Sadexda Libaax ay ku guuleysan karaan Koobka Aduunka 2014-ka ee ka dhacaya Brazil. 39-jirkii hore Man United ayaa aaminsan in xulka England ee sida nadiifka ah ugu soo gudbay Koobka Aduunka aysan wax jaanis ah u heysan…

Wax Ka Baro 10-xidig Ee Ugu Wanaagsan Caalamka Kuwaas oo Garabka Bidix/Midig ee Daafaca Ka Cayaara

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kugu soo gudbinay 10-ka xidig ee daafaca garabka midig/bidix ugu wanaagsan kuwaas oo Premiership-ka England ka cayaaraan balse maanta xogta aan helnay ayaa ah mid ku saabsan dhamaan daafacyada garabka midig/bidix ee ugu wanaagsan caalamka xiligan la joogo sidaa darteed maqaalkan waa mid aad u bahsan sidoo…

Antonio Cassano Oo Raja Ka Qaba Inuu Italy U Matalo Koobka Aduunka Ee Brazil Ka Dhacaya 2014

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Kooxda Parma Antonio Cassano ayaa shaaca ka qaaday inuu rajo wanaagsan ka qabo inuu u matalo xulka Italy Koobka Aduunka ee 2014 ka dhici doona Brazil. Kadib markii xidigaan heerka caalami uu dhaliyay goolka jooga ka riday Kooxda Napoli kulan ciyaareed ay 1-0 ku adkaatay kooxda Parma kulan ka…

Queiroz: Hadii CR7 Uu U Ciyaari Lahaa Sidii Sweden, Waan Garaaci Laheen Spain Koobkii Aduunka 2010

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida Lagu Daabacay Majaladda AS Ee Spain Kasoo Baxda Macalinkii hore Xulka Portugal Carlos Queiroz ayaa shaaca ka qaaday inuu u riyaaqay qaab ciyaareedka C. Ronaldo Kulankii Sweden wuxuuna soo xasuustay Kulan ciyaareed u xumaa Ronaldo oo ka dhacay South Africa Koobkii Aduunka 2010. Macalinka haatan Ee Dalka Iran marna soo…

C. Ronaldo: Muhiimadda Ugu Weyn Dadaalkeyga Maahan Kaliya Ballon d’Or

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga Madrid iyo Xulka Portugal C. Ronaldo ayaa ka hadlay dadaalkiisa xiligaan dambe sii wanaagsanaaday iyo hadii uu dadaalkaan u bixiyay Ballon d’Or darteed. 28-jirkaan ayaa dhaliyay Sadexleydii Shanaad ee Sanadkaan kulankii ay Portugal 3-2 kaga adkaatay xulka Sweden Kulan ka tirsan Kulamada Play-offska ee Koobka Aduunka. Ronaldo ayaa ah…

Leo Messi: Waan Ku Faraxsanahay In C. Ronaldo Uu Kasoo Qeyb Galo Koobka Aduunka 2014

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kabtanka Xulka Argentina ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay in C. Ronaldo uu usoo baxo Koobka Aduunka Ee Brazil ka dhici doona sanadka soo aadan. Weeraryahanka Barcelona ayaa Koobka Aduunka kusoo dhaweynaya Xidiga Madrid CR7 kaas oo hogaamiya Xulka Portugal inkatoo uu lugtiisa kusoo saaray xulkiisa. Ronaldo…

Qiimeyn Lagu Sameeyay 10-ka Xul Ee Loo Sadaalinaayo Inay Ku Guuleesan Karaan Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii ay soo dhameestirmeen 32-xul ee loo qori tuuri doono horaanta bisha December, sidii la wada filaayay xulalka aduunka ugu awooda badan ayaa usoo baxeen koobka aduunka oo sanadka dambe lagu qaban doono dalka Brazil, waxaa naga xasuusin ah in xulka Spain ay yihiin dalka tartankan difaacan doonaan halka…

Sawiro: Gurigiina Iska Jooga! Waa Kuwee 10-ka Xidig Ee Ugu Caansan Kuwaas Oo Aan Ka Qeyb Qaadan Doonin Koobka Adduunka Brazil?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaan idiin soo gudbineynaa 11 Xidig oo laga sameeyey Xidigaha ka maqnaan doonaan koobka adduunka oo xulalkooda ka hareen sidoo kale waxaan sameyn doonaan Xidig walba Xidiga u Fadhiya  waana sida Hoos ku qoran. 1) Petr Cech’s Republic Xulkiisa ayaa awoodi waayey inay kasoo baxaan Group B,  waxana kursiga keydka…

Ribery: France Waxay Sameysay Wax Aan Macquul Aheyn Waana Ku Faraxsanahay Usoo Bixitaankeena Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Frank Ribery ayaa muujiyey farxadiisa ku aadan Usoo bixitaanka Xulkiisa France Koobka Adduunka ee Lagu qaban doono Dalka Brazil 2014 kadib markii ay 3-0 ku garaaceen Ukraine Lugtii Labaad ee Play Off-ka.  France oo lugtii hore looga soo adkaaday 2-0 ayaa u muuqatay inay isaga hari doonto koobka adduunka tan…

Zlatan Ibrahomivic: Koob Adduun Oo Aan Aniga Ka Maqanahay Maahan Wax La Daawado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiddiga Reer Sweden ee Zlatan Ibrahomivic ayaa caddeeyey in koobka adduunka ee 2014 uusan mudneyn in la daawado maadaama xulkiisa ay isaga hareen kulankii ugu dambeeyey ee Play Off-ka oo ay la yeesheen Portugal. Halyeyga Kooxda Paris Saint Germain ayaa xulkiisa rajo weyn ku geliyey usoo bixitaanka koobka adduunka ee…

Close