Home » Archives by category » World Cup 2014 (Page 5)

Pep Guardiola “Jarmalka Waa U Qalmeen Inay Koobka Aduunka Ku Guuleestaan”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola ayaa siweyn usoo dhaweeyay guusha ay xulka Jarmalka koobka aduunka ka gaareen wuxuuna macalinka reer Spain sheegay in Jarmalka ay u qalmeen hanashada koobka aduunka wuxuuna yiri “Waa arin aad loola dhaco in Jarmalka ay koobka aduuka ku guuleesteen sidoo kalena hambalyo ayaan leeyahay…

War Bixin Muhiim: Abaal Marinada Lacageed Oo Ay Heleen 32-Xul Ee Koobka Aduunka Ka Qayb Qaateen:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi a dalka Brazil loogu soo gaba gabeeyay tartanka FIFA World Cup 2014 waxaana koobkan hantan xulka Jarmalka oo markii 4-aad taariikh ahaan ku guuleestay, sidaa darteed tartankan wuxuu socday 32-maalmood waxaana kasoo qayb galeen 32-xul sidaa darteed FIFA ayaa shaaca ka qaaday abaal marinada lacageed oo ay…

Maradona “Messi Uma Qalmin Inuu Ku Guuleesto Kubada Dahabka!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo FIFA ay u aqoonsatay Lionel Messi inuu ahaa laacibka ugu wanaagsan koobka aduunka 2014 hadana Diego Maradona ayaa abaal marinta la siiyay xidiga ay isku dalka yihiin kasoo horjeestay wuxuuna sheegay in Messi uu yahay laacib aad u wanaagsan balse uusan u qalmin in kubada dahabka l siiyo wuxuuna…

Mario Gotze Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiilka koobka aduunka gacanta u galiyay xulka Jarmalka Mario Gotze maclumaad u gaar ah ayaan maanta idiin heynaa madaama dunida oo idil 22-jir hadal heyso waxaan gar waaqsanay inaan idiin soo gudbino Gotze iyo hantida uu leeyahay, kubad sameeyahan kooxda Bayern Munich ka tirsan asigoo aad u dhalin yar ayay…

Messi, Neuer & Pogba Oo Qeybsaday Abaalmarinadii Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lionel Messi, Manuel Neuer & Paul Pogba ayaa ku guuleystay abaalmarinadii Koobka Aduunka xalayto markaas oo koobka Aduunka lasoo afjaray ciyaaro 1-0 ay Jarmalka ku qaadeen koobkii Aduunka. Gool soo daahay oo yimid daqiiqadii 113-aad ee ciyaarta ayaa niyada ka jabiyay malaayiin reer Argentina ah waxaana dhaliyay Mario Gotze oo…

RASMI: Tababare Luiz Felipe Scolari Oo Iska Casilay Shaqada Xulka Brazil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababarahii Xulka Brazil  Luiz Felipe Scolari ayaa iska casilay shaqada xulka Brazil isagoo ka hor qirtay xiriirka kubada cagta Brazil (CBF) kadib markii uu ku fashilmay inuu ku guuleysto Koobka Aduunka. 65-jirkaan reer Brazil ayaa cawaaqib xumo la kulmay labadii kulan ee ugu dambeysay madama laga dhaliyay 10-gool, inkastoo Scolari kadib…

Video + Sawiro: Taageerayaasha Xulka Argentina Oo Ku Dagaalamay Banaanka Maracana Stadium

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Taageeraaysha Xulka Argentina ayaa xalay sameeyey wax lala yaabay kadib markii ay dhexdooda is dagaaleen guuldaradii kasoo gaartay Germany awgeed. Taageerayaasha ayaa ku dagaalamay ilinka hore ee garoonka Maracana Stadium kadib markii ay madax xanuun kasoo qaadeen guuldaradii xalay 1-0 kala kulmeen xulka la hoyday koobka adduunka ee Germany. waxaana…

Daawo Sawiro: Xaasaska Xidigaha Xulka Germany Oo Dhoola Tus Sameeyey Kadib Guushii Xalay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa xalay koobka adduunka kor u qaaday xulka qaranka Germany, sidaas darteed waxaa dabaaldagaa kaalin weyn ka qaatay xaasaska xidigaha Xulka Germany kuwaasoo xalay sameeyey soo dhaweyn weyn. haddaba sawiradaan hoos kaga bogo Waa Andre Schurrle Oo Ooyin la dhacay Markii ay Koobka Qaadeen Waxaan La joogto Xaaskiisa Montana Yorke…

Sawiro: Farxadii Mario Gotze, Ooyintii Wiilasha Argentina iyo Fashilkii Ku Yimid  David Beckham & Ilmihiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

iyadoo xalay xulka Germany uu ku guuleystay Koobka adduunka ee Brazil 2014 kadib markii gool uu daqiiqadihii ugu dambeeyey waqtigii dheeriga u dhaliyey Mario Gotze. waxaan idiin soo gudbineynaa sawirii ugu macquulsanaa ee laga qabtay kulankii xalay oo dadka qaar ay ku farxeen halka qaar kalana ku fashilmeen. \ Waa…

Jarmalka Oo Ku Guuleystay Koobka Aduunka, Mario Gotze Ayaana Noqday Dahabka Yurub

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mario Gotze ayaa u sahlay Jarmalka iney noqdaan hogaanka Aduunka iyagoo barbaro la noqday Talyaaniga waxeyna kor u qaadeen Koobka Aduunka. Waa Markii ugu horeysay oo ay Wadamada Yurub ay ku qaadaan Koobka Aduunka qaarada Latin America, Mario Gotze ayaana noqday mid taarikhda lagu qoro. Argentina ayaa heshay weerar rogaal…

Close