Home » Archives by category » World Cup 2014 (Page 4)

Waa Kuwee Xidigaha Booska Kabtan Lahm Xulka Jarmalka U Buuxin Karaan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

5-maalmood kadib markii kabtan Philipp Lahm uu xulka Jarmalka koobka aduunka u qaaday halmar ayuu si lama filaan ah dunida uga yaabiyay kadib markii uu shaaca ka qaaday inuu cayaaraha caalamiga ah isaga fariistay, 30-jirkan go’aankii uu qaatay aragtiyo kala duwan ayaa laga bixiyay qaarkood waa kuwo ku taageereen go’aankii…

Matalkii CR7, Dhaawicii Martins Indi, Shactiradii David Luiz & Sawiradii Ugu Qosolka Badnaa Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo koobkii Aduunka ee ka dhacay Brazil lasoo afjaray isla markaana ay ku guuleysteen wiilasha Joachim Low ee Jarmalka hadana wali waxaa taagan saameyntiisa waxaan haatan la baahiyay sawiro qosol leh kuwaas oo layaab ah. Sawiradaan waxaa qabtay Camerada ITV oo ah tv-ga lahaa tabinta tooska ah ee koobka Aduunka…

Debuchy: Sharaf Weyn Ayey Ii Tahay Inaan Xirto Maaliyadda Arsenal + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arsenal ayaa website-keeda ku xaqiijisay inay lacag gaareyso £10m kula soow areegtay daafaca kooxda Newcastle iyo xulka France Mathieu Debuchy. 28 jirkan reer France ayaa buuxin doono booska uu baneeyay Bacary Sagna oo xagaagan ku biiray Manchester City, waxa uuna kooxda u xeran doonaa maaliyada Lambar 2. Sidoo kale Arsenal…

Jarmalka Oo Hogaaminaya Qiimeynta Bilaha FIfa Xili Spain, England, Italy & Brazil Ay Hoos U Dhaceen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Italy ayaa ka dhacay tobanka xul ee ugu horeeya qiimeynta bilaha ee Fifa oo maanta lasoo saaray iyagoo u dhacay kaalinta 14-aad halka Xulka martigalinayay kobka Aduunak Brazil uu meel xun ka galay 10-ka ugu horeeya isagoo soo istaagay kaalinta 8-aad. Sidoo kale Ingiriiska oo foolxumo kala haray koobka…

Top 10: Wax Ka Ogaaw 10-Naadi Ee Xidigahooda Koobka Aduunka Wacdaraha Ka Dhigeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama koobka aduunka 2014 uu dhawaan soo idlaaday sidoo kalena xulka Jarmalka ay tartankan ku guuleestaan waxaa maalin walbo daaha laga qaadaa xog la xariirto tartankan sidaa darteed waxaan idiin heynaa aqbaar ku saabsan laacibiinta tartankan ka qayb qaateen kowoodii ugu badnaa waxay ka socdeen kooxaha ugu caansan qaarada Yurub…

Warbaahinta: Manchester United Oo Loo Tilmaamay Saxiixa Sadax Xidig Oo Muhiim Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib Markii uu soo Dhamaaday Koobka Aduunka Waxaa Durbadiiba Bilaabatay Ka Hadalka Macalinka ku Cusub Shaqada Kooxda Manchester United ee Louis van Gaal, kaasi oo Qarankiisa Geeyay meel Wanaagsan Waxana Hadaladaasi kamid ah Saxiixa Sadax Xidig oo kooxda United ku Soo Biira, Macalinka Kooxda Louis van Gaal, ayaa Dhawaan Hadlay Waxana uu…

Wargeyska MARCA Oo Doorta 11-ka Xidig Ee Ugu Fiicnaa Koobka Aduunka & Messi Oo Ka Maqan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo FIFA u aqoonsata Lionel Messi inuu ahaa cayaaryahankii ugu wanaagsanaa koobka aduunka 2014 hadana abaal marintii xidigan la siiyay dood badan ayaa ka dhalatay sidaa darteed wargeska Marca oo ka mid ah wargesyada ugu magaca dheer qaarada Yurub ayaa soo bandhigay 11-ka xidig ee ugu wanagsanaa koobka aduunka dabcan…

Deg Deg: Xulka Jarmalka Oo Gaareen Magaalada Berlin Iyo Soo Dhaweyn Taariikhi Ah Oo Loo Sameeyay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Jarmalka oo loo caleemo saaray horyaalka aduunka kadib markii ay ku guuleesteen FIFA World Cup 2014 ayaa haatan si rasmi ah dib ugu laabteen magaalada Berlin kadib markii xulkan labadii maalmood ee aan kasoo gudubnay ay ku sugnaayeen dalka Brazil wiilasha macalin Joachim Low ayaa usoo duuleen ciidooda hooyo…

Guillermo Ochoa Oo Hogaaminaya 11 Xidig Oo Wacdaro Ka Dhigay Koobka Aduunka Balse Aan Yurub Ka Ciyaarin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobka aduunka 2014 si rasmi ah ayuu usoo idlaaday waxaana ku guuleesteen xulka Jarmalka sidoo kalena laacibiinti ugu badnaayeen ee ka qayb galeen waxay ka socdeen qaarada Yurub hadaba waxaa jiraan shaqsiyaad tartankan wacdaro ka dhigeen balse kuwaas oo aan qaarada Yurub ka cayaarin waxayna xidigahaas mudan yihiin in amaan…

Qiimeyn Lagu Sameeyay Xulka Brazil Iyo 20-Jeer Oo Ay Koobka Aduunka Ka Qayb Qaateen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dabcan 2014 xulka Brazil ayagoo martigaliyayaasha koobka aduunka ah waxay la kulmeen jab iyo fashil aysan kasoo kaban karin madaama labadii kulan ee ugu dambeesay oo ay cayaareen 10-gool laga dhaliyay qaasatan kulankii 7-1 guuldaro ah ay kala kulmeen xulka Jarmalka sanado badan ayaa laga sheekeyn doonaa sidaa darteed qiimeyn…

Close