Home » Archives by category » World Cup 2014 (Page 3)

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Argentina vs Belgium

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin ALejandro Sabella ayaa isbadal weyn ku sameeyay xulkiisa wajahaya Belgiumka kadib markii uu uu kusoo daray Biglia, Basanta iyo Demichiles kuwaas oo aan kulankii Switzerland safan. Aguero ayaa maqan waxaana booskiisa jooga caawa Lavezzi kaas oo kulankii horaba buuxiyay. Dhanka Belgiumka tababare WIlmots ayaa Lukaku kursiga galiyay waxaana booskiisa…

Daafaca Colombia Zuniga Oo sheegay In Dil Loogu Hanjabay Kadib Markii Uu Neymar Dhaawacay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca xulka Colombia iyo naadiga Napoli Juan Camilo Zuniga ayaa sheegay in noloshiisa ay haatan halis ku jirto kadib markii ay soo gaareen fariimo loogu hanjabaayo madaama xidigan uu isaga sabab u ahaa in Neymar uu gabi ahaanba koobka aduunka inta ka harsan seego, kulankii Brazil 2-1 kaga badiyeen xulka…

Lionel Messi Oo Fariin Qaas Ah U Diray Saaxiibkiisa Dhaawacmay Neymar JR

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtanka Xulka Argentina Lionel Messi ayaa caafimad deg-deg ah u rajeeyay saaxiibkiisa Barcelona Neymar JR kaas oo ka jabay laf dhabarta kulankii xalay ay xulkiisa 2-1 kaga awood bateen Colombia quater Finalka Koobka Aduunka. “Neymar, waxaan kuu rajeynayaa inaad deg-deg usoo bogsooto” Ayuu xidigaan reer Argentina ku qoray bogiisa Facebook-ga…

Hordhac Holland vs Costa Rica: Louis Van Gaal Oo Damacsan Inuu Muujiyo Awoodiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulkii kaalinta labaad ka galay koobkii Aduunak ee lagu qabtay South Afrika 2010 ayaa caawa doonaya inuu tilaabo hormar leh u qaado Semi Finalka Koobka Aduunka iyagoo wajahaya xulka Costa Rica oo markii ugu horeysay soo gaaray heerkaan oo kale. Louis Van Gaal ayaa doonaya inuu dhigo taariikh hor leh…

Hordhac Argentina vs Belgium: Lionel Messi Oo Tiigsanaya Semi Finalkiisii Ugu Horeeyay Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Labada jeer heysta koobkaa ee Argentina ayaa doonaya caawa inuu qaado talaabo hormar leh kulanka ay caawa wajahayaan Belgiumka wareega quater finalka. Argentina labadii tartan ee ugu dambeysay oo uu Lionel Messi qeybta ka ahaa waxey ku hareen quater finalka, 2006 iyo 2010 waxaa reebay xulka Jarmalka oo marna…

Silva iyo Luiz oo Brazil U Sahlay Inay Usoo Gudubto Sem Fiinaalka Xilli Ay Wajihi Doonaan Germany

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Brazil ayaa usoo baxay wareega 4 dhamaadka ee koobka adduunka kadib markii ay 2-1 uga adkaadeen xulka Colombia. Xulka Brazil ayaa usoo baxay 4 dhamaadka koobka adduunka kadib markii ay 2-1 uga awood roonadeen xulka Colombia ciyaar xiiso badneed oo ku dhexmartey gigida Estadio Castelao iyadoo labada xul ay…

Neymar Oo Seegi Doona Inta Ka Harsan Koobka Adduunka Iyo Taageerayaasha Brazil Oo Ku Hareersan Isbitaalka Uu Jiifo Neymar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka xulka Brazil Neymar ayaa seegi doona inta harsan koobka adduunka kadib markii dhaawac culus uu ka soo gaarey dhinaca laf dhabarta ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen xulka Colombia iyadoo loo badinaayey in dhawaaca Neymar uu noqon doono mid fudud ayaa haatan wararka soo baxayo sheegaya in ciyaaryahanka uu seegi…

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Brazil vs Colombia

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hadii dagaalkii u dhaxeeyay quwadlayaasha Yurub lagu kala baxay waxaa goor dhaw dhici doona dagaal u dhaxeeya quwadlayaal kale oo ka tirsan Koonfurta Ameerika. James Rodriguez ayaa hogaaminaya xulka Colombia ee koobka Aduunka caawa wajahi doona Brazil, sidoo kale Neymar JR ayaa isna hogaaminaya dhanka kale Brazil. Dani Alves ayaa…

Muxuu Tababare Didier Deschamps Ka Yiri Guuldaradii France Kala Kulmeen Xulka Jarmalka?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Didier Deschamps iyo wiilaha boorsooyinkooda ayay ka qaadan doonaan dalka Brazil kadib markii wareegii 8-aa kulankii ay la cayaareen xulka Jarmalka 1-0 lagu suul daaray macalinkan qabiirka ah ayaa ka hadlay guuldaradan wuxuuna yiri “runtii dadaal badan ayaan sameenay 90-daqiiqo balse waxaa nagula dilay waaya aragnimo sidaa darteed Jarmalka…

Maxay Lahm Iyo Hummels Ka Dhaheen Guushii Jarmalka U Sahashay Inay Semi-Finalaha U Gudbaan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtanka xulka Jarmalka ayaa durbadiiba saxaafada la hadlay kadib markii xulka Jarmalka 1-0 kaga badiyeen France wareega 8-aad ee koobka aduunka, daafacan waaya araga ah iyo xulkiia haatan waxay taagan yihiin nus dhumaadka koobka aduunka hadaba wareysi gaaban ayuu bixiyay kadib markii ay France ka guuleesteen wuxuuna yiri “waxay ahayd…

Close