Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
27-jira kabtanka u ah xulka Argentina Lionel Messi ayaa ka hadlay heerka ay haatan xulkiisa koobka kasoo gaareen wuxuuna sheegay in dhamaan xidigaha reer Argentina ay ku qanacsan yihiin inay Semi-finalaha koobka aduunka soo gaareen wuxuuna Messi yiri “hadafkeenii ugu horeeyay waan gaarnay madaama uu qorshaheena ahaa inaan ka mid…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Brazil ayaa dooneysa iney afgambiso ganaaxa daafaca xulka Brazil Thiago Silva iyadoo racfaan u gudbineysa Fifa si loo ogolaado in kabtankooda uu qeyb ka noqdo kulanka quater finalka ee ay wajahayaan Germany. Daafacaan PSG ayaa kaarka hurdiga ah loo taagay kadib markii uu qalad ka galay goolhayaha Colombia David Ospina…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii xulka Costa Rica gabi ahaanka koobka aduunka isaga hareen waxaa soo ifbaxday in caasimada dalkan San Jose ay ka dhaceen rabshado xoogan madaama xulkooda wareega 8-aad ku hareen, tageerayaal farabadan oo kulakan usoo daawasho tageen ayaa niyad jabeen kadib markii rigoorayaal 4-3 Holland ku reebtay, fagaaraha Dimuqraadiyada ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mudo 24-sano kadib xulka Argentina wuxuu soo gaaray nus dhamaadka koobka aduunka sidoo kalena xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu qarka u saaran yahay inu Final u gudbo hadii ay dhigood Holland ka badiyaan, hadaba Lionel Messi ayaa sanadkan boorka iska jafay wuxuuna muujiyay inuusan ahayn laacib naadi oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Iyadoo Brazil ay la xanuunsaneyso dhaawaca hogaamiyahooda kooxda Barcelona Neymar JR kaas oo aan ka qeyb qaadan doonin kulamada Semi Finalka iyo Finalka ayaa hadana war xun usoo yeeray macalin Scolari kadib markii tababarkii maanta laga saaray Willian oo ka tirsan kooxda Chelsea kaas oo lagu waday inuu Neymar JR…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qareenka Xidigga Xulka Argentina Angel Di Maria ayaa xaqiijiyey inuu seegi doono inta ka dhiman koobka adduunka kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray dhanka Boodada ah Kulankii ay 1-0 Uga adkaadeen Belgium. Laacibka Kooxda Real Madrid ayaa cayaarta laga saaray daqiiqadii 33 markaas oo uu dhaawac halis ah soo gaaray.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Netherlands ayaa xalay u soo gudbay wareegga 4 Dhamaaadka ee koobka Adduunka kadib markii ay gool ku laad 4-3 ah kaga adkaadeen Wiilasha aan daalin ee Costa Rica. Macalinka Netherlands Van Gaal ayaa xalay sameeyey badal faa’ido badan uu ku helay kadib markii uu badalay goolhayihiisa koowaad isagoo keenay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Jarmalka Lukas Podolski ayaa sheegay in xulkiisa aanan laga heleyn xidig ku tayo ah Neymar inkastoo laacibka reer Brazil uu seegi doono kulanka Taladaada Germany Vs Brazil dhex mari doono hadana Podolski ayaa sheegay in Neymar aanan marnaba tayo ahaan la gaari karin wuxuuna yiri “ma heesano laacib…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa aaminsan in koobka aduunka ay ku guuleesan donaan xulka Brazil madaama xulkan ay haatan martigalinayaa tartankan xiisaha badan wuxuu Mourinho sheegay in Brazil ay leedahay astmaaha koobka lagu qaadi karo wuxuuna yiri “weli Brazil cayaar wanaagsan masoo bandhigin hadana kulan walbo guul muhiim ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gonzalo Higuain ayaa Argentina u sahlay iney gaarto Semi Finalka kadib markii ay kusoo baxeen gool uu dhaliyay daqiiqadii 7-aad ee ciyaarta. Argentina ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta daqiiqadii 8-aad ee ciyaarta Gonzalo Higuain ayaana shabaqa la helay kubad qurux badan oo uu ka laaday meel afka ka ah goolka…