Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saxiixa cusub ee kooxda Bacary Sagna ayaa lagu soo bilaabay kulanka iyadoo Zabaleta uu keydka soo fariistay, halka Clichy isna kursiga la galiyay, Kolarov ayaana badalkiisa galay. Dhanka weerarkana Dzeko ayaa kursiga lagu soo bilaabay iyadoo Jovetic iyo Aguero ay iska kaashan doonaan, halka Fernando, Toure & Silva ay dhexda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal Ayaa Heshay Rajo ku Aadan Soo Qaadashada Xidiga Torino Alessio Cerci Maalmaha u Danbeeya ee Suuqa Kadib Markii Madaxweynaha Kooxda Reer Italy Urbano Cairo uu sheegay in uu Xidigan Yahay iib, Gunners Ayaa Aaminsan in Ay Suuqa kasoo Qaadato xidig Muhiim ah Maalmaha u Danbeeya ee Suuqa iyagoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii Arsenal ay todobaadyo ka hor lumisay daafaceedii Thomas Varmealen sidoo kalena maalmo ka hor Arsenal looga adkaadat saaxiixa daafaca reer Greece Kostas Manolas oo ku biiray Roma waxay haatan Arsenal u sare kacday oo ay soo gaba gabeen rabtaa soo xero galinta daafaca xulka Belgium iyo Atletico Madrid…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Jarmalka ee bisha September ka hortagi doona Argentina oo ah kulan saaxiibtinimo iyo kulanka ugu horeeya isreeb-reebka koobka Euro 2016 oo ay la yeelan doonaan Scotland ayaa lagu dhawaaqay iyadoo xulka ay dib ugu soo laabteen Marco Reus oo dhaawac ku seegay koobkii Aduunka iyo Mario Gomez. Inkastoo ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saxiixa cusub ee Arsenal Calum Chambers ayaa nasiib u yeeshay in markii ugu horeysay looga yeero xulka Ingiriiska ee waaweyn kadib markii macalin Roy Hodgson uu maanta magacaabay liiska uu ku wajahayo labada kulan kusoo foolka leh bisha September. Xulka England waxey kulan saaxiibtinimo garoonka Wembley kula qaadan doonaan Norway…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa loo magacaabay kabtanka rasmiga ah ee xulka Ingiriiska, kadib markii uu goor dhaweyd ku dhawaaqay tababaraha xulka Roy Hodgson. 28-jirkaan heerka caalami ayaa si kumeel gaar ah hogaanka ugu hayay xulka Ingiriiska, markii uu isaga fariistay ciyaaraha kabtanka kooxda Liverpool ahna kabtankii hore…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
18-jirka weerarka kaga cayaara kooxda Barcelona Munir El Haddadi oo kulankiisii ugu horeeyay La Ligaha soo bandhigay wacdaro lala yaabay kadib markii uu gool qurux badan ka dhaliyay kooxda Elche ayaa sheegay inuu mustaqbalkiisa cayaareed go’aan ka gaaray wuxuuna ula jeedaa mustaqbalkiisa heerka qaran iyo xulka uu matali doono. El…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xabi Alonso ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah, iyadoo xulkiisa Spain uu waji gabax baahsan kala soo noqday koobkii Aduunka ee lagu soo afjaray Brazil bishii July ee tagtay. Kubad burburiyaha khadka dhexe ayaa kasoo mid ahaa xulka La Roja 11-sano, wuxuuna xulkiisa kula guuleystay koob Aduun…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gabdhaha Jarmalka ee da’doodu ka hooseyso 20-jirada ayaa ku guuleystay Koobka Aduunka markoodii sadexaad kadib markii ay 1-0 ku garaaceen Nigeria ciyaar la isla gaaray waqtiga dhimashada. Gabdhahaan ayaa qaaday wadadii ay qaadeen wiilasha Xulka Jarmalka ee iyaguna bishii July ku guuleystay koobkii Aduunka ee lagu soo dhameeyay Brazil markii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtankii hore Xulka England Steven Gerrard ayaan aaminsaneen in hogaanka England u baahan yahay tartan badan, kadib markii ay soo baxeen warar kala duwan oo shaacinaya in shan xidig midkood loo magacaabi doono hogaanka Xulka Sadexda libaax kadib howlgabnimadiisa. Kabtan Fantastic ayaa shaaca ka qaaday in Wayne Rooney uu yahay…