Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 5)

Qosol Badanaa:Muqaal Ahaan Isbadalka Ku Yimid Qaar Ka Mid Ah Laacibiinta Ka Qayb Qaadan Doonaan FIFA World Cup

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan laacibiinta aduunka ugu caansan waxaa laga hayaa sawiro min bilaaw ilaa dhamaad maalintii ay kubada cagta kusoo biireen sidaa darteed waxaa si rasmi ah loo bandhigay muuqaalo muujinaayo isbadalka wajihaan ku yimid qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu caansan ee xagaagan koobka aduunka ka qayb qaadan doonaan,…

Kadib Markii Sevilla Ku Guuleestay Europa League Haatan Maxaa Iska Badalay Dalalka Ugu Qaadista Badan Tartankan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Sevilla waxay si rasmi ah ugu guulestay tartanka UEFA Europa League markii 3-aad mudo 7-sano gudaheeda ah kadib markii ay 4-2 rigoorayaal kaga qaaday naadiga Benfica guusha Sevilla ay gaartay ayaa ka dhigay in dalka Spain uu haatan tartanka qiimaha badan kooxahiis hanteen 8-jeer taariikh ahaan waxayna soo galeen…

Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka Argentina Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Sanadkan waa sanadkii dalalka Koonfur Ameerika madaama FIFA World Cup lagu qaban doono qaaradooda waayo soo jireen waxaa ah in markii Koonfur Ameerika tartankan lagu qabto wadan ka dhisao qaaradan ayaa koobka la caraabo sidaa darteed reer Argentina waxay aaminsan yihiin in sanadkan nasiibka u hiilin doono sidoo kalena…

Warbixin Muhiim Ah: Abaal Marinada Lacageed Oo Ay 20-Ka Naadi Premiership-ka Xili Cayaareedkan Heleen Ayaa Shaaca Laga Qaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka England waa midka aduunka ugu wanaagsan waxaana laga daawadaa dhamaan daafaha caalamka sidaa darteed horyaalkan ayaa soo gaaray heer gabo gabo ah dabcan hal kulan oo qura ayaa ka harsan sidaa darteed waxaa shaaca laga qaaday war bixin muhiim ah oo ka hadleyso 20-ka naadi ee xili cayaareedkan 2013/14…

Wax Ka Ogaaw Macalimiinta Ajaanibta Ah Kuwaas Oo Premiership-Ka England Wacdaraha Ka Dhigeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka England waa midka aduunka ugu wanaagsan waxaana usoo shaqo tageen macalimiin iyo cayaartooy farabadan oo ajaanib ah 22-sano ee ugu dambeesay balse waxaan si gaar ah uga hadli doonaa tababarayaasha aanan u dhalanin dalka England kuwaas oo wacdaro xoogan ka dhigeen horyaalkan sidoo kalena dhaxal la taaban karo Premiership-ka…

8-Xaqiiqo Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Arjen Robben Ka Ogaatid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arjen Robben shaki kama taagno inuu ka mid yahay xidigaha aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena magaciisa heer sare ayuu gaaray waxaa intaas usii dheer inuu Bayern Munich guulo taariikhi ah la qeebsaday , hadaba Robben waa xidig dhalinta aad ugu wanaagsan sidoo kalena daafacyada kasoo horjeedaan argagagx ku abuuro runtii…

Helena Costa Oo Noqotay Haweyneedii Ugu Horeesay Ee Macalin Ka Noqoto 5-Horyaal Ee Yurub Ugu Caansan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Helena Costa oo u dhalatay dalka Portugal ayaa ku tilaabsatay heer aan laga fileyn madaama si rasmi ah haweyneedan loogu magacaabay macalimada naadiga heerka labaad Clermont Foot ee ka dhisan dalka France, aqbaartan dalka France oo kaliya ma hareynin balse Yurub oo dhan ayay madaxa ka qabsatay madaama ay gabadhan…

Halyee Gabriel Batistuta Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabriel Omar Batistuta oo ku magac dheer Batigool waxaa lagu tilmaamaa gool dhaliyihii ugu wanaagsanaa ee caalamka soo maray sidoo kalena ilaa haatan iskoorada uu Serie A-da dalka Talyaaniga ka dhigay weli waa kuwo u yaalo dabcan halyeegan sidoo kalena xulkiisa Argentina guulo ayuu la qeebsaday wuxuuna ka dhigay masraxa…

Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka Portugal Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka Koobka Aduunka bilaabashiisa waxaa ka harsan mudo gaaban sidaa darteed maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa xulalka tartankan ka qayb qaadan doonaan iyo diyaar garowga ay ugu iraan dhacdada Sports ee caalamka ugu xiisaha badan waxaana maanta si gaar ah diirada u saari doonaa xulka Portugal oo ka mid…

Halyee Nwankwo Kanu Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qaarada Afrika kubada cagta waxay kusoo kordhiyeen xidigo aad u tayo wanaagsan sidoo kalena horyaalada Yurub ugu caansan wacdaro ka dhigeen balse waxaa jiro hal laacib oo magaciisa cirka galay sidoo kalena hadafkiisii cayaareed meeshii ugu sareesay ka gaaray ma ahan qof kale waa halyee Nwankwo Kanu oo u dhashay…

Close