Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 4)

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Diego Costa Iyo Hantida Uu Leeyahay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

sida caadada aheyd waxaan idiin soo gudbinaa taariikhaha xidigaha ugu caansan aduunka iyo hantida ay leeyihiin, maanta waxaa miiska noo saaran xiddiga da’da yar ee Diego Costa. Diego Costa Hantida Uu Leeyahay Xiligaan (2014) Hantidiisa:  : $8.5 Million Waqtiga Dhalashada: : October, 7, 1988 Wadanka/Meesha Dhalashada: Lagarto, Sergipe, Brazil Ilaha…

Maxaa Ka Ogtahay Kooxaha Ugu Badan Oo Ay Xidigahooda Koobka Aduunka Ku Guuleestay Iyo Juve Oo Kaalinta 1-Aad Ku Jirto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sheekada koobka aduunka ma ahan mid dhamaaneyso maalin walbana xog xiiso badan ayaa daaha laga rogaa anagana waxaan u taaganahay inaan idin la wadaagno sidaa darteed maanta waxaa shaaca laga qaaday kooxaha xidigahii ugu badnaa koobka aduunka usoo direen hadana ku guuleesteen, tan iyo markii koobka aduunka la bilaabay kooxda…

Gogol Dhiga Finalaha Champion-ka: Atletico Madrid Maka Mid Noqon Doontaa Kooxaha Ku Guuleestay Koobka Horyaalada Yurub Ayagoo Laga Badinin!! (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sabtiga nagu so fool leh waxaa lagu wada balansan yahay in lasoo xiro koobka horyaalada Yurub xili cayareedkiisa 2013/14 waxaana kama dambeesta tartankan taagan labo naadi oo Spanish ah sidaa darteed maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheekooyinka la xariiro tartanka Yurub ugu qiimaha badan maantana waxaan ka hadli doonaa…

Gogol Dhiga Finalaha Champions League: Wax ka Ogaaw Naadiyada Isku Wadanka Ah Ee Horey Final Tartankan Isugu Imaadeen:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama kama dambeesta koobka horyaalada Yurub la cayaari doono sabtiga nagu soo fool leh waxaan go’aansanay inaan idiin soo gudbino sheekooyinka taariikhiga ah ee tartankan xiisaha la xariiraan, sidaa darteed maanta waxaa si gaar ah uga hadli doonaa kooxaha isku dalka ah ee kama dambeesta UEFA Champions League horey u…

Video: 8-Hees EE FIFA World Cup Horey Loogu Furay Kuwaas Oo Hirgalay Wax Ka Ogaaw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheeko xiiso badan oo ku saabsa tartanka koobka aduunka oo dhawaan dalka Brazil ka furmi doono waxaana bilaabashadiisa ka harsan 25-maalmood oo qura, hadaba maanta waxaan idiin heynaa dhacdo xiiso badan oo ah ku saabsan taariikh ahaan koobka aduunka waayo 4-sano markii la isku…

La Ligaha Spain Maxaa Iska Badalay Marba Hadii 10-sano Kadib Atletico Ka Dhex Qaaday Horyaalka Barca Iyo Real?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Liga Nacional de Fútbol Profesional (LFP) waxaa xili cayaareedkan 2013/14 ku guuleesatay naadiga Atletico Madrid oo taariikh ahaan markeedii 10-aad hanatay horyaalka Spain sidoo kalena horyaalkan xiisaha badan waa markii ugu horeesay mudo 10-sano ah oo laga dhex qaado kooxaha Barcelona iyo Real Madrid waayo 10-sano  ugu dambeesay labadan naadi…

Masraxa Koobka Aduunka: 7-Natiijo Oo Ilaa Haatan Qalbiga Dadka Koobka Aduunka Jecel Ka Go’in!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

4-sano mar ayaa la qabtaa dhacdada Sports ee aduunka ugu xiisaha badan waxaana ka qayb galaan xidigha kubada cagta ugu caansan sidoo kalena dunida oo idil ayaa laga wada dawaadaa waxaan dhawaan dalka Brazil ka bilaaban doono FIFA 2014 World Cup oo ay ku hardami doonaan 32-dal hadaba maalin walbo…

Sawiro: Maxaad Ka Taqaan 10-kii Halyey Ee Ebed Soo Martay Kooxda Manchester United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anagoo fiirineyno dalabyada nooga imaaday akhristayaasheena waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 10-kii haleyey ee taariikhda soo martay Manchester City  kadib markii ay naga codsadeen taageerayaasha Manchester United ee ku xiran website-kaan, anagoo fursad kuu siineyno inaad dalbato warbixintaad rabto. haddaba hoos ka akhriso 10-kii xidig ee ebed ugu fiicneyd: 1. George Best…

Daawo: Video Soo Koobaayo 9-sano Aysan Arsenal Wax Koob Ah Qaadin Dunida Kubada Cagta Wixii Iska Badalay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Caawo fiidkii Arsenal waxay ku taameysaa inay ku guuleesato koobkii ugu horeeyay mudo 9-sano kadib sidaa darteed naadigan faca weyn mudo dheer ayaysan wax koob ah arkin waxaana xiligaas dunid kubada cagta iska badalay waxyaabo badan oo aan lasoo koobi karin sidaa darteed film kooban ayaa laga sameeyay wixii caalamka…

Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 10-ka Xul Ee Maaliyadii Ugu Xumeed Koobka Aduunka Lasoo Shirtageen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin walbo sheekooyin xiiso badan oo ku saabsan koobka aduunka ayaa lasoo bandhigaa ka hor inta uusan tartankan si rasmi ah uga bilaabanin dalka Brazil bisha nagu soo fool leh waxaan maalin walbo idiin soo gudbin doonaa dhacdooyinka taariikhiga ah ee kooban xiisaha badan la xariiraan sidaa darteed maanta waxaan…

Close