Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 3)

Madaama Robben Fifa Ay Ku Aqoonsatay Xidiga Aduunka Ugu Xawaaraha Dheereeyo Hadaba Waa Kuwee Xidigaha Kusoo Xigaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta aduunka waxay Arjen Robben u aqoonsadeen inuu yahay laacibka caalamka ugu xawaaraha dheereeyo marka loo bar bar dhigo xirfadlayaasha kubad cagta waxaana Robben lagu tilmaamay xidig aan la gaari karin waayo 37 kilometre ayuu saaciidii ku orday kulankii Holland 5-1 cagta ku mariyeen Spain weliba oroadkii Sergio…

Maxaa Ka Taqaan 15-Xidig Oo Ku Wanaagsan Kooxahooda Balse Ku Xun Xulalkooda?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka koobka aduunka haatan si wanaagsan ayuu kaga socdaa dalka Brazil waxaana la galay kulamadii qaybtii labaad sidaa darteed shabakada Transfermarkt ayaa shaaca ka qaaday 15-xidig oo ku wanaagsan kooxahooda balse aad u liitaan marka matalayaan xulalkooda waxaana lagu sameeyay daraasad gaar ah xidagan weliba waqabadkooda dhanka naadiyada iyo midka…

Maadaama Febregas Uu Ku Biiray Chelsea, Maxaad Kala Socotaa  Waxqabadkiisii 2013-2014?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo la ogyahay In Xidigii Hore ee Kooxda Arsenal Cesc Febregas uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Chelsea loona xiray nambarka uu caanka ku yahay ee (No 4 ) ayaan waxaan idiin soo gudbineynaa waxqabadkiisii 2013 -2014 oo kooban: Kulamada Uu Saftay  36 Goolasha Uu Dhaliyey  8 Jaanisyada uu Abuuray…

Wax Ka Ogaaw 10-kii Ganaax Ee Ugu Waqtiga Dheeraa Kuwaas oo Premiership-ka England Soo Mareen:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaaka England waa midka ugu xiisaha badan caalamka sidoo kalena xidigaha ka cayaaraan mararka qaar waxa la tagto xamaasada joogtada ah sidaa darteed qaladaad aan la cafin karin ayay galaan kuaas oo ay ku muteesaan ganaax cimirigiisa dheer yahay hadaba waxaan idiin soo xulnay 10-kii ganaax ee ugu cimriga dheeraa…

Qiimeyn Lagu Sameeyay 20-Kii Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Ebd Xirtaan Maaliyada Xulka Brazil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta cagta Brazil taariikh ahaan xidigo badan ayay fursad u siiyeen inay xulkan matalaan sidoo kalena xulkan waa dalka ugu guulaha badan koobka aduunka madaama ay 5-jeer ku guuleesteen sidaa darteed waxaa shaaca laga qaaday qiimeyn lagu sameeyay 20-kii weeraryahan ee ugu wanaagsana ebid kuwaas oo xirtaan maaliyada…

Maxaa Kala Socotaa Qandaraaska Van Gaal Kula Jiro Manchster United Iyo Mushaarka Uu Qaadan Doono?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

      Macalinkaan Reer Dutch ayaa kooxda Manchester United kula jiro heshiis gaarayo ilaa sadax sano isagoo shaqadiisa bilaabi doono koobka adduunka kadib. Macalinkaan ayaa leh waaya aragnimo dheer  wuxuuna horey u soo qabtay kooxaha Ajax, Barcelona iyo Bayern Munich, islamarkaasna wuxuu Champions League ku qaaday kooxda Ajax Amsterdam.…

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Diego Costa Iyo Hantida Uu Leeyahay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

sida caadada aheyd waxaan idiin soo gudbinaa taariikhaha xidigaha ugu caansan aduunka iyo hantida ay leeyihiin, maanta waxaa miiska noo saaran xiddiga da’da yar ee Diego Costa. Diego Costa Hantida Uu Leeyahay Xiligaan (2014) Hantidiisa:  : $8.5 Million Waqtiga Dhalashada: : October, 7, 1988 Wadanka/Meesha Dhalashada: Lagarto, Sergipe, Brazil Ilaha…

Maxaa Ka Ogtahay Kooxaha Ugu Badan Oo Ay Xidigahooda Koobka Aduunka Ku Guuleestay Iyo Juve Oo Kaalinta 1-Aad Ku Jirto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sheekada koobka aduunka ma ahan mid dhamaaneyso maalin walbana xog xiiso badan ayaa daaha laga rogaa anagana waxaan u taaganahay inaan idin la wadaagno sidaa darteed maanta waxaa shaaca laga qaaday kooxaha xidigahii ugu badnaa koobka aduunka usoo direen hadana ku guuleesteen, tan iyo markii koobka aduunka la bilaabay kooxda…

Gogol Dhiga Finalaha Champion-ka: Atletico Madrid Maka Mid Noqon Doontaa Kooxaha Ku Guuleestay Koobka Horyaalada Yurub Ayagoo Laga Badinin!! (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sabtiga nagu so fool leh waxaa lagu wada balansan yahay in lasoo xiro koobka horyaalada Yurub xili cayareedkiisa 2013/14 waxaana kama dambeesta tartankan taagan labo naadi oo Spanish ah sidaa darteed maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheekooyinka la xariiro tartanka Yurub ugu qiimaha badan maantana waxaan ka hadli doonaa…

Gogol Dhiga Finalaha Champions League: Wax ka Ogaaw Naadiyada Isku Wadanka Ah Ee Horey Final Tartankan Isugu Imaadeen:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama kama dambeesta koobka horyaalada Yurub la cayaari doono sabtiga nagu soo fool leh waxaan go’aansanay inaan idiin soo gudbino sheekooyinka taariikhiga ah ee tartankan xiisaha la xariiraan, sidaa darteed maanta waxaa si gaar ah uga hadli doonaa kooxaha isku dalka ah ee kama dambeesta UEFA Champions League horey u…

Close