Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili uu soo xirmay suuqii kala iibsiga qaarada yurub ayaa la shaaciyay tiro kooxo ah kuwaas oo iska iibiyay xidigo isla markaana badalkeeda helay maaliyad (Lacag) fara badan liiska kooxahaan waxaa ku jira kooxda Shakhtar Donetsk oo badi iibisay muuqaalkii ugu wanaagsanaa xidigaheda iyo sidoo kale kooxda Santos. 10: Shakhtar…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama inka badan 100-kulan oo koobka horyaalada Yurub ay hogaamiyeen kooxahooda macalimiinta kala ah Sir Alex Ferguson, Arsene Wenger iyo Carlo Ancelotti, xiriirka kubada cagta Yurub ayaa isla garteen in shaqsiyaadkan lagu abaal mariyo dadaalka dheeraadka ah oo ay sameeyeen sidaa darteed madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa ka faa’iideestay kulan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Iyadoo Horyaalka Premier League uu yahay horyaalka ugu daawashada badan aduunyada ayaa hadana waxaa jirta in sanad walba ay yimaadaan wiilal hor leh kuwaas oo wax qabad muuqda kasoo muujiyay meelo kale oo yurub ah. Liiskaan lasoo bandhigay ayaa ah Shan Xidig kuwaas oo madax xanuun iyo jahawareer ka qaaday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Warbixintaan ayaa noqotay warbixin hadal heynteeda ay aad u badan tahay waxaana la filayaa iney noqoto mid xasaasi ah oo xiisad ka dhex dhalisa xulalka ka qeyb galaya tartankaan kaas oo lasii calaameeyay kooxaha loo maleynayo iney hiigsadaan wareegyada ugu dambeeya amaba ay qaadaan. Liiska ayaa lagu qeexi doonaa xul…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
C.Ronaldo oo weerarka uga ciyaara xulka Portugal ayaa dhaliyay 3 gool oo ka mid guushii 4-2 kaga badiyeen xulka N.Ireland isreeb-reebka koobka adduunka. Waa markii u horreysay oo uu C.Ronaldo xulkiisa Portugal u dhaliyo goolasha Hat-Trik loo yaqaano. 28 jirkaan ayaa dhaafay ciyaaryahankii hore ee xulka Portugal Eusebio oo ahaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Warbixintaan ayaa tilmaameysa tiro xidigo ah kuwaas oo la aaminsan yahay iney yihiin kuwa ugu wanaagsan ee soo maray Horayalka Ingiriiska isla markaana u dhashay dalka Spain. Liiskan ayaa noqday mid xiiso badan waxaana goalhayihii ugu wanaagsanaa ee u dhashay Spain ee soo mara kooxaha Premier League noqday David…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka Premier League ayaa ka mid ah horyaalka ugu wanaagsan qaarada yurub xiligaan waxaana ka xamaasha xidigo badan oo sumcad iyo sharaf ku leh kubada cagta caalamka, sidoo kalana waa horyaalka ugu daawashada badan waxaana lasoo saaray kulan adag oo dhexmari doono laba naadi oo laga soo aruuriyay xidigaha ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa 10 koox ee lacagta ugu badan gelisay suuqa kala iibsiga Maadaama uu xirmay maalmo ka hor, haddaba waa sida hoos ku qoran: 1- Real Madrid – Waxa ay qarashgareysay 181.5 milyan euro 2- Monaco – Waxa ay qarashgareysay 166.2 milyan euro 3- Tottenham…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa jiraan ruug cadaayaal kubada cagta mar hore isaga fariisteen welina iskoorkii ay dhigeen aan la gaarin sidoo kale waxaa jiraan xidigo weli garoomada ku jiraan sidoo kalena koobab farabadan gacanta ku dhigeen intii ay kubada cagta soo wadeen hadaba waa kuba ruug cadaayaasha ugu qaadista badan koobabka laga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dad yar oo reer France ah ayaa ka warqabeen in maalintii Michel Platini uu garoomada faarujinaayay sanadii 1987 in isla maalintaas uu kubada cagta kusoo biiray wiil aad u yar oo asalkiisa kasoo jeedo Algeria zinedine Zidane, maba jirin qof islahaa Zidane ayaa reer France usoo hoyin doono guul ka sareyso midii…