Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 26)

Ma Ogtahay Taariikh Ahaan In Xulka Spain Ay 8-Cayaaryahan U Safteen 100-Kulan Iyo Wixii Ka Badan Barnaamij Gaar Ah (Kororso Aqoontaada Sports)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma ogtahay Mirslov Klose inuu yahay cayaaryahanka kale ee sedex koob aduun dhaliyay tartan walbo goolal gaarayo ilaa 4-gool, 2002 wuxuu dhaliyay 5-gool 2006 sidoo kale 5-gool halka 2010 uu dhaliyay 4-gool. Ø  Ma ogtahay taariikh ahaan in xulka Spain ay 8-cayaaryahan u safteen 100-kulan iyo wixii ka badan waxayna xidigahaas…

Laacibiintii Ugu Qaalisneed Ee Soo Maray Kubada Cagta Aduunka 40-Sano Ee Ugu Dambeesay…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii Grathe Bale uu noqday laacibka dunida ugu qaalisan waxaa bilaabatay in dib looga sheekeeyo raggii ugu horeeyay ee taariikhda kubada cagta ugu qaalisnaa waxaa xusid mudan in cayaaryahankii ugu horeeyay ee lacago farabadan lagu iibsaday uu ahaa Willie Groves sanadii 1893 waxaa markaas 100 pound ku iibsatay naadiga…

Top 10: Tobanka Xidig Ee Xili Ciyaareedkii Lasoo Dhaafay Ugu Wanaagsanaa Dunida

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

     Liiskaan ayaa lasoo saaray kadib waxqabad iyo howlo badan oo ay qabteen qaar ka mid ah xidigo aan horay liiska loogu arkin waxaana liiskaan iska arkay markii ugu horeysay Gareth Bale oo xiligii lasoo dhaafay wax weyn u qabtay kooxda Tottenham taasoo dhaxalsiisay inuu rikoor ugu wareego Real Madrid…

Top Ten: Tobanka Xero Ee Ugu Soo Saarista Badan Ciyaartoyda Caalamka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka la yiraahdo “Xero” yaan loo qaadan xeryaha qaxootiga iyo kuwa militariga, waxaase loola jeedaa xeroyinka lagu barbaariyo ciyaartoyda kubada cagta waxaana hogaanka u haya kooxda Barcelona oo leh xerada caanka ah ee La Masia la yiraahdo ee ku taala gobolka Catalan. 1. Barcelona (Spain) Kooxdaan Barcelona ayaa mudnaan heshay…

Top 10: Tobanka Kooxood Ee Qarashka Ugu Badan Ka Helay Suuqa Kala Iibsiga Xiligaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili uu soo xirmay suuqii kala iibsiga qaarada yurub ayaa la shaaciyay tiro kooxo ah kuwaas oo iska iibiyay xidigo isla markaana badalkeeda helay maaliyad (Lacag) fara badan liiska kooxahaan waxaa ku jira kooxda Shakhtar Donetsk oo badi iibisay muuqaalkii ugu wanaagsanaa xidigaheda iyo sidoo kale kooxda Santos. 10: Shakhtar…

UEFA oo ku abaal marisay Sir Alex, Ancelotti iyo Wenger 100-kulan oo ay leyliyeen kooxahooda (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama inka badan 100-kulan oo koobka horyaalada Yurub ay hogaamiyeen kooxahooda macalimiinta kala ah Sir Alex Ferguson, Arsene Wenger iyo Carlo Ancelotti, xiriirka kubada cagta Yurub ayaa isla garteen in shaqsiyaadkan lagu abaal mariyo dadaalka dheeraadka ah oo ay sameeyeen sidaa darteed madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa ka faa’iideestay kulan…

Top 5: Shan Xidig Kuwaas Oo Madax Xanuun Ka Qaaday Horyaalka Premier League Xili Ciyaareedkii Hore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo Horyaalka Premier League uu yahay horyaalka ugu daawashada badan aduunyada ayaa hadana waxaa jirta in sanad walba ay yimaadaan wiilal hor leh kuwaas oo wax qabad muuqda kasoo muujiyay meelo kale oo yurub ah. Liiskaan lasoo bandhigay ayaa ah Shan Xidig kuwaas oo madax xanuun iyo jahawareer ka qaaday…

Top 10: Toban Xul Oo Looga Cabsi Qabo Koobka Aduunka Ee 2014-ka Ka Dhici Doona Brazil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warbixintaan ayaa noqotay warbixin hadal heynteeda ay aad u badan tahay waxaana la filayaa iney noqoto mid xasaasi ah oo xiisad ka dhex dhalisa xulalka ka qeyb galaya tartankaan kaas oo lasii calaameeyay kooxaha loo maleynayo iney hiigsadaan wareegyada ugu dambeeya amaba ay qaadaan. Liiska ayaa lagu qeexi doonaa xul…

C.Ronaldo oo Jabiyey Rikoorkii Eusebio Mid Cusubna U Dhigay Xulkiisa Portugal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

C.Ronaldo oo weerarka uga ciyaara xulka Portugal ayaa dhaliyay 3 gool oo ka mid guushii 4-2 kaga badiyeen xulka N.Ireland isreeb-reebka koobka adduunka. Waa markii u horreysay oo uu C.Ronaldo xulkiisa Portugal u dhaliyo goolasha Hat-Trik loo yaqaano. 28 jirkaan ayaa dhaafay ciyaaryahankii hore ee xulka Portugal Eusebio oo ahaa…

Top 10: Toban Xidig Oo U Dhashay Dalka Spain Ee Kasoo Muuqday Horyaalka Ingiriiska

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Warbixintaan ayaa tilmaameysa tiro xidigo ah kuwaas oo la aaminsan yahay iney yihiin kuwa ugu wanaagsan ee soo maray Horayalka Ingiriiska isla markaana u dhashay dalka Spain. Liiskan ayaa noqday mid xiiso badan waxaana goalhayihii ugu wanaagsanaa ee u dhashay Spain ee soo mara kooxaha Premier League noqday David…

Close