Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 25)

Ma Ogtahay Aqristow In xili Cayaareedkii Hore 2012/13 Ay 5-Cayaaryahan Ka dhaliyeen Koobka Horyaalada Yurub 8-Gool Iyo Wixii Ka Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin Kasta Kala socotaawww.hiilkubad.com Saacada Geeska Africa Marka ay Tahay 8:00Subanim, waxaana Maanta Miiska Noo Saaran Ma ogtahay aqristow in xili cayaareedkii hore 2012/13 ay 5-cayaaryahan ka dhaliyeen koobka horyaalada Yurub 8-gool iyo wixii ka badan waxayna xidigahaas kala ahaayeen:…

10-ka Xidig Ee Ugu Mushaarka Badan Serie A-da Xili Cayaareedkan 2013/14 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Akhristyaaasheena Sharafta leh waxaan Maanta Idiin soo gudbineynaa Tobanka Xidig ee ugu mushaarka Badan Horyaalka Serie A-da oo ka mid ah horyaalada ugu xiisaha badan caalamka, sida aan ka wada warqabno laacibiin farabadan ayaa usoo shaqo tagtay horyaalkan xiisaha badan waxayna ku shaqeeyaan malaayiin lacago ah balse waxaan si…

Daawo Sawiro La Yaab Leh: Laacibka Brazil Ronaldinho Oo Iska Habeeyey Ilkihiisa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marnaba laguma xayaysiiyeen daawada ilkaha lagu cadeydo laakiin muscjisadii kubada cagta Ronaldinho ayaa lagu doodi karaa inuu lahaa mid ka mid ah dhoolacadeyntii ugu caansaneyd kubada cagta adduunka. Si kastaba, dhoolacadeyntii lagu yaqiinay haatan waa la soo dhaafay ka dib markii xiddiga ku guuleystay Koobka Adduunka uu go’aansaday inuu ugu…

Mala Socotaa Aqristow In Frank Lampard Uu Yahay Cayaaryahanka Kaliya Ee 9-xili Cayaareed oo xariir ah Premiership-ka Ka Dhaliyay 10-Gool Iyo Wixii Ka Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin kasta kala Socotaan Hiilkubad.com saacada Geeska Africa marka ay tahay 8:00 Subaxnimo, Waxaana maanta Ma ogtahay aqristow in 4-goolhaye ay Premiership-ka gool ka dhaliyeen taariikh ahaan 20-sano ee ugu dambeesay waxayna goolhayeyaashaas kala yihiin: Peter Schmeichel (Everton 3–2 Aston…

Ma Ogtahay Aqristow In Kooxda Man United Ay U Cayaareen 10-Xidig Oo U Dhalatay Dalka France Tan Iyo Markii Horyaalka Premiership Loo Bixiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Akhristayaal waa Mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin kasta kala Socotaan Hiilkubad.com Saacadda Geeska Africa markay Tahay 8:00 Subaxnimo, waxaana Maanta Miiska Noo Saaran: Ma ogtahay aqristow in kooxda Man United ay u cayaareen 10-xidig oo u dhalatay dalka France tan iyo markii horyaalka Premiership loo…

Wax Ka Ogaaw 20-Sano Ee Aan Kasoo Gudubnay Iyo Xidigihii Champion-ka Gool Ku Daah Fureen…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobka horyaalada Yurub si rasmi ah ayaa caawa loo amba qaadi doonaa sidaa darteed cayaaryayahan walbo wuxuu dabacsan yahay inuu gool ku daah furo tartanka caalamka ugu qiimaha badan, guud ahaan kulamada la cayaari doono caawo isku xili ayay bilaaban doonaan tani ayaa ka dhigan dhamaan kooxaha cayaari doonaan caawo…

Ma Ogtahay In 4-Cayaaryahan Oo Kooxda Arsenal Horey Ugu Soo Cayaareen Ay Ku Guuleesteen Cayaaryahanka Ugu Wanaagsan Horyaalka England (Korso Aqoontaada Sports)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Akhristayaal Waa mark kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin kasta kala socotaan Hiilkubad.com marka ay Saacada Geeska Africa tahay 8:00 Subaxnimo, Haddaba Maanta waxaa Miiskaan Noo Saaran Qodobadaan Soo Socda: Ma ogtahay in 4-cayaaryahan oo kooxda Arsenal horey ugu soo cayaareen ay ku guuleesteen cayaaryahanka ugu wanaagsan…

Alla Maxay Taariikh Tahay: Ronaldo Oo Noqday Laacibka Ugu Mushaarka Badan Kubadda Cagta …

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib Markii Laacibka Reer Portugal iyo Kooxda Real Madrid uu qalinka ku duugay Heshiis Gaaraya ilaa 2018 ayaa waxay Real Madrid u saxiixday inuu Asbuucii qaadan doono Adduun Lacageed oo gaaraya ilaa £288 Kun Asbuucii Taasoo ka dhigeyso Inuu yahay Laacibka ugu mushaarka badan Kubadda Cagta Adduunka. Afar sanno ayaa haatan…

Maxaa Ka Taqaanaa 10-Cayaaryahan Ee Ugu Doqonsan Kuwaas Oo Premiership-ka Soo Mareen…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka England waa midka ugu xiisaha badan caalamka madaama ay ka cayaaran xidigo magac leh sidoo kalena kooxaha Premiership-ka ay bixiyaan mushaaraad farabadan sidaa darteed sanad walbo falal laga sheekeeyo, qaarkood waxay lid ku yihiin kubada cagta sida Luis Suare qaniin yadii uu Ivanovic u geestay, John Terry aflagaadadii midib…

Ma Ogtahay In Kaliya Sedex Naadi Ay Isku Qaadeen Dhamaan Tartamada Yurub Laga Cayaaro Kuwa Ugu Muhiimsan (Kororso Aqoontaada Sports)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa mar kale iyo  Barnaamijkeenii (Kororso Aqoontaada Sports) oo aad Maalin kasta Saacada Geeska Africa markay tahay 8:00 Subaxnimo aad kala socotaan Hiilkubad.com, Maantana waxaan kusoo qaadaneynaa Ma ogtahay in kaliya sedex naadi ay isku qaadeen dhamaan tartamada Yurub laga cayaaro kuwa ugu muhiimsan waxayna kooxahaas kala yihiin: Ajax, Juventus…

Close