Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 2)

Seddexdii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Koobka Adduunka Ee Brazil Oo Loo Codeeyey

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobka adduunka ee hadda ka socda Dalka Brazil ayaa waxaa laga dhaliyey 136 Gool, 48 Kulan oo hadda la cayaaray maadaama uu idlaaday wareegga Guruubada. Koobkii adduunka ee South Africa ee 2010 ayaa guud ahaan laga dhaliyey 145 Gool, Halka midka hadda socdo Brazil laga dhaliyey 136 Gool oo weli…

Kadib Saxiixa Luke Shaw Ee United Waa Kuwee 10-ka Da’yar Ee Ugu Qaalisan Kubada Cagta?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Luke Shaw ayaa lagu wado inuu noqdo xidiga da’ yarta ugu qaalisan ee ebed la kala iibsado isagoo manchester United ugu biiri rabo adduunka lacageed oo gaaraya ilaa £31.5million Xidigaan ayaa  iskoorkaa ka jabin doono Weyne Rooney oo horey u ahaa xidigga da’yarta ugu qaalisan ee ebed la kala iibsado aduunyada. Haddaba…

Sadexdii Qaniinyo Ee Luis Suarez Iyo Ganaaxyadii La Duldhigay Dhamaan Wax Ka Ogow

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa warbixin ka hadleyso ganaaxyadii hore iyo mida hadda la dul dhigay Suarez. Warbixintaan ayaa muujineysa in Suarez markii la isku daro sedexdii ganaax ee la saaray ay ka dhigan tahay in la ganaax in ka badan  hal Xilli cayaareed kulamadii la cayaari lahaa.…

Waa Kuwee Xidigaha Sadexleey Goolal Ah Ka Dhaliyay Taariikhda Koobka Adduunka?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka Xulka  Switzerland ayaa xalay xulkiisa u dhaliyey sedexley kadib kulankii xalay dhex maray xulalkiisa iyo Xulka Qaranka Honduras, sidaas darteed waxaan idiin soo gudbineynaa guud ahaan xidigihii koobka adduunka ka dhaliyeen sedexley, taariikhda ay dhaliyeen iyo Xulka ay ka dhaliyeen, waana sida hoos ku qoran Magaca XUlkiisa X. Ka…

Goolhayaha Xulka Colombia Mondragon Oo Noqday Cayaaryahankii Ugu Da’da Weynaa Ee Ebid Koobka Aduunka Kasoo Muuqdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha xulka Colombia Faryd Mondragon ayaa noqday cayaaryahankii ugu da’da weynaa ee ebid koobka aduunka kasoo muuqdo ruug cadaagan ayaa garoonka badal kusoo galay cayaartii Colombia ay 4-1 ku suul daareen xulka Japan wuxuuna Mondragon iskoorkan dhigay asigoo 43-sano iyo sedex maalmood dabcan goolhayahan waaya araga ah wuxuu iskoorkan ka…

Warbixin Xiiso Badan: 6-Xidig Ee Ugu Caansan Xulka Jarmalka 4-koob Aduun Ee Ugu Dambeesay Oo Shaaca Laga Qaaday (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Jarmalka taariikh ahaan 3-jeer ayay koonka aduunka ku guuleestay sidoo kalena 4-jeer waa laga qaaday waa xulka ugu kulamada badan tartankan sidoo kalena laaciibin farabadan oo koobka aduunka magac ku leh ayay soo saareen balse daraasad la sameeyay ayaa lagu soo bandhigay 24-sano ee ugu dambeesay ama 4-koob ee…

Xaflad Lagu Abaal Marinayey Kooxihii Ku Guuleystay Horyaalka Soomaaliya oo Ka Dhacday Muqdisho + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa Maanta Lagu qabtay Hotel Holiday Ee Magaalada Muqdisho xaflad koobab lagu guddoonsiinayey kooxihii ku guuleystay horyaalada Heerka 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ee Soomaaliya waxaana soo agaasimay xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliyeed. Xafladda oo ku bilaabatay jawi  dagan ayaa waxaa qudbad ka jeediyey ugu horeyntii Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed…

Maxaad Kala Socotaa Waxqabka Asamoah Gyan Iyo Hantida Uu Leeyahay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  sida aad nooga barateen markasta waxaan idiin soo gudbinaa codsiyada aan naga dalbateen, maalmihii ugu dambeeyey waxaana nagala soo codsaday xidigo badan oo adduunka magac kuleh, laakiin waxaan idin kugu soo qori doonaa sida loo kala horeeyey, maanta waxaa miiska noo saaran Gyan iyo hantida uu leeyahay oo ay…

Madaama Robben Fifa Ay Ku Aqoonsatay Xidiga Aduunka Ugu Xawaaraha Dheereeyo Hadaba Waa Kuwee Xidigaha Kusoo Xigaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta aduunka waxay Arjen Robben u aqoonsadeen inuu yahay laacibka caalamka ugu xawaaraha dheereeyo marka loo bar bar dhigo xirfadlayaasha kubad cagta waxaana Robben lagu tilmaamay xidig aan la gaari karin waayo 37 kilometre ayuu saaciidii ku orday kulankii Holland 5-1 cagta ku mariyeen Spain weliba oroadkii Sergio…

Maxaa Ka Taqaan 15-Xidig Oo Ku Wanaagsan Kooxahooda Balse Ku Xun Xulalkooda?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka koobka aduunka haatan si wanaagsan ayuu kaga socdaa dalka Brazil waxaana la galay kulamadii qaybtii labaad sidaa darteed shabakada Transfermarkt ayaa shaaca ka qaaday 15-xidig oo ku wanaagsan kooxahooda balse aad u liitaan marka matalayaan xulalkooda waxaana lagu sameeyay daraasad gaar ah xidagan weliba waqabadkooda dhanka naadiyada iyo midka…

Close