Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyee Paul Scholes o dhawaanahan kusoo baxay shaqsi si joogto ah saxaafada u adeegsado sidoo kalena u dhiirado inuu laacibiinta xulka England wax ka sheego ayaa haatan diirada saartay kabtankii hore ee xulka England Steven Gerard kaasi oo dhawaan cayaaraha caalamiga isaga fariistay, kadib markii uu Gerard ka dhex muuqday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaan maalin kasta idiin soo gudbineynaa barnaamij aan ugu magacdarnay kororso aqoontooda Sports, waxaana maanta kusoo qaadaneynaa qodobada hoos ku qoran Ma Ogtahay in labo xidig oo reer France ah inay taariikh ahaan ku guuleesteen laacibka dhalinta yar ee koobka aduunka waana abaal marin qaali ah waxaana ku guuleesteen ilaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea 10-sano ee ugu dambeesay waxay inta badan soo iibsatay laacibiinta aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena xidig walbo oo waxqabad wanaagsan muujiyay wuxuu milkiile Roman Abromavic ku guuleestay inuu garoonka Stamford Bridge keeno asigoo adeegsanaayo awoodiisa dhaqaale, hadaba waxaa jiraan laacibiin nasiib u yeesheen inay maaliyada Chelsea xirtaan balse…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Heshiiska ay maaliyadooda ku xayeeysiin doonaan shirkada Nike ayeey manchester United ka faa’idi doontaa lacag gaareyso £750million, taasoo ka dhigeyso kooxda ugu qaalisan dunida. waxaana qasab ku ah in Van gaal dib u habeen ku sameeyo bandhiga kooxda ka muujiso garoomada. Waxayna Red Devils booska kala baxeen Real Madrid oo 10…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Jarmalka waxay caawo ka hortagi doonaan xulka Argentina waa kulanka lagu soo qatimi doono FIFA World Cup 2014 oo mudo ah si wanaagsan uga socday dalka Brazil, hadaba caawo xidigaha labadan xul mid walbo waxaa u rumowday inuu kasoo muuqdo Finalaha koobka aduunka sidaa darteed waxaan idiin heynaa 22-laacib…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii kooxda Arsenal si rasmi ah ula soo saxiixatay Alexis Sanchez sidoo kalena laacibkan Gunners-ka Barcelona kaga soo iibsatay €40 million waxaa shaaca laga qaaday taariikh ahaan xidigaha uu macalin Arsene Wenger lasoo saxiixday kuwooda ugu qaalisan fadlan hoos kaga bogo: 1. Mesut Ozil – €53.5m 2. Alexis Sanchez…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
21-jirka khadka dhexe kaga cayaaro xulka France iyo naadiga Juventus Paul Pogba waxaa lagu tilmaamaa xidig kubada cagta mustaqbal wanaagsan ku leh waayo asigoo aad u dhalin yar ayuu caalamka isbaray haatana awooda uu kubada cagta ku leeyahay ma ahan mid la qarin karo sidoo kale Pogba ayaa wacdaro…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha xulka USA Tim Howard ayaa taariikhda koobka aduunka baal dahab ah ka galay kadib markii kulankii USA Vs Belgium uu bad baadiyay 16-kubadood oo gool loo fishay waaa iskoor koobka aduunka ku cusub weliba waxaa ugu dambeesay sanadii 1966 goolhaye geesinimadan oo kale muujiyo, inkastoo xulka USA 2-1 looga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama haatan koobka aduunka ee dalka Brazil ka socdo uu soo gaaray wareega 8-aad sidoo kalena tartankan uu noqday midkii ugu wanaagsanaa ee dhawaanaha la qabto waxaan idiin heynaa macluumaad gaar u ah taariikhda koobka aduunka madaama tartankan iskooro badan horey looga dhigay fadlan hoos kaga bogo iskoorada koobka aduunka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida caadiga ah mar kasta waxaan idiin soo gudbinaa hantida ay leeyihiin xidigaha magaca ku leh Sports, waxaana si jadwaleysan uga jawaabnaa codsiyada akhristayaasha sida ay u kala horeeyaan, haddaba maanta waxaan nasiibka yeeshay akhristihii dalbaday Falcoa waana sida hoos ku qoran. Hantida uu Leeyahay : 55 Million Date of Birth…