Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa la kulanatay wakiilka Radamel Falcoa iyadoo kala xaajooneysa sida ugu macquulsan oo xidigaan reer Colombia uu ku imaan karo Emirates maanta, xili wakiilo ka socda Gunners ay ka qeyb galayeen xaflada Isku aadka Koobka Horyaalada Yurub wareegiisa Groupyada. Falcao waxaa si ba’an loola xiriirinayay isbuucyadii lasoo dhaafay kooxda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii kabtanka xulka Marocco Mehdi Benatia ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Bayern Munich isagoo kasoo hayaamay kooxda As Roma ee horyaalka talyaaniga. 27-jirkaa heerka caalami ayaa heshiis shan sano ah u saxiixay kooxda ka dhisan horyaalka Jarmalka, wuxuuna Allianz Arena kusii sugnaan doonaa ilaa 2019. “Waan ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester United ayaa ka shaqeyneysa iney sameyso sadex saxiix ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, Arturo Vidal, William Carvalho iyo Daley Blind ayey isku diyaarineysaa iney soo xerogaliso. Macalinka Manchester United ayaa isha ku haya inuu xoojiyo khadka dhexe kooxda ka hor inta uusan wiishka ku yeerin,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa qarka u saaran iney lasoo saxiixato kubad sameeyaha da’da yar ee kooxda Paris Saint Germain Adrien Rabiot, iyadoo wakiilka xidigaan uu usoo duulay London si uu u dhameystiro heshiiska uu xidigaan ugu biirayo kooxda ka dhisan waqooyiga London ka dhisan. Gunners ayaa isbuucaan wadahadal kula jirtay kooxda PSG,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jamaahiirta Real Madrid ayaan rumeysneyn suuragalnimada sheekada ay baahiyeen warbaahinta kubada cagta taasoo ah in Xabi Alonso uu ka hayaamayo kooxda Real Madrid isagoo ku biiray Bayern Munich. 32-jirkaan heerka caalami ayaa codsaday in la fasaxo kadib markii kooxda ay lasoo saxiixatay Toni Kroos, wuxuuna dalab ka helay macalinkii hore…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa dooneysa iney soo xerogaliso burburiyaha rer Brazil Luis Gustavo, kadib markii halyeygooda reer Spain Xabi Alonso uukooxda ka codsaday inuu baxo si uu ugu biiro Bayern Munich. 32-jirkaan heerka caalami ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah, kadib mudo 11-sano ah oo uu xirnaa maaliyada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea xagaagan waxay lasoo saxiixatay xidigo tayo wanaagsan sida Diego Costa, Filipe Luis iyo Cesc Fabregas, waana laacibiin laga filan doono inay siweyn Blues wax ugu soo kordhiyaan balse waxaa xusid mudan in taariikh ahaan go’aamadii ay maamulka Blues qaadin jireen qaar ka mid ah ay noqdeen kuwo aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka reer Uruguay Luis Suarez ayaa ka dhawaajiyay inuu iska diiday xagaagan dalabyo badan ka hor inta uusan kooxda Barcelona kusoo biirin, weeraryahankan awooda badan ayaa isku kalsoon wuxuuna sheegay in Barcelona ay tahay naadi aan la diidi Karin wuxuuna yiri “markii ay Barcelona ila soo xariirtay sidoo kalena aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tottenham Hotspur ayaa ugu dambeyntii dhameystirtay saxiixa daafaca reer Argentina Federico Fazio kaas oo kaga yimid kooxda Sevilla ee dalka Spain. Daafacaan heerka caalami ayaa qalinka ugu duugay kooxda waqooyiga London ka dhisan heshiis afar sano ah, wuxuuna qeyb kasoo noqday wiilashii Argentina ee ku guuleystay koobkii Aduunka 2007, dhalinyarada da’doodu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Crystal Palace ee ka mid ah kooxaha heerka koowaad dalka Ingiriiska ayaa buuxisay booskii ka banaanaa kadib markii ay magacaabeen macalin cusub. Crystal Palace ayaa website-keeda gaarka ah si rasmi ah ugu shaacisay in Neil Warnock uu yahaya macalinka cusub ee kooxda, taasoo ka dhigan in 4-sano kadib uu…