Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa heshiis la gaartay dhigeeda Milan iyadoo laba sano oo amaah ah siisay weeraryahanka reer Spain Fernando Torres sida ay ku shaacisay baraha xiriirka bulshada iyo website-keeda gaarka ah. Weeraryahankaan reer Spain ayaan noqon mid ku faraxsan joogitaanka garoonka Stamford Bridge kadib markii Jose Mourinho uu keensaday Diego…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii Arsenal ay todobaadyo ka hor lumisay daafaceedii Thomas Varmealen sidoo kalena maalmo ka hor Arsenal looga adkaadat saaxiixa daafaca reer Greece Kostas Manolas oo ku biiray Roma waxay haatan Arsenal u sare kacday oo ay soo gaba gabeen rabtaa soo xero galinta daafaca xulka Belgium iyo Atletico Madrid…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Massimiliano Allegri ayaa si rasmi ah u sheegay in mashiinka kooxda Juventus Arturo Vidal uusan kooxdan ka tagi doonin inkastoo saxaafada dalka England siweyn u hadal heyso in xidiga reer Chile uu ka mid noqon doono naadiga Man United ka hor inta uusan suuqa Yurub xirmin. Macalin Allegri oo doonayo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sky Sports Italia ayaa ku warantay in weeraryahanka Kooxda Blues & Xulka Spain Fernando Torres uu dhameystiri doono ku biiritaankiisa Milan berito. Channel-ka Milan ayaa galabta cadeeyay in Fernando uu helay fasax uu kaga tago kooxdiisa uguna soo biiro Milan. Sidoo kalana Sky Sports Italia ayaa xaqiijisay in labada dhinac…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa tartan adag kala kulmi doonta kooxda Real Madrid kaas oo ku aadan saxiixa burburiyaha Wolfsburg iyo Brazil Luis Gustavo kaas oo ay la doonayaan inuu galo badalada Arteta iyo Xabi Alonso labada dhinac. Xidigii hore Bayern Munich ayaa xili ciyaareedkii hore ku biiray kooxda Wolfsburg kadib markii uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay cadeynayaan ilo muhiim ah oo ku sugan faransiiska, kooxda Juventus ayaa maanta wadahadal la furi doonta da’yarka reer France Paul Pogba si ay heshiis cusub uga saxiixaan. Wararkaan ayaa imaanaya xili 21-jirkaan reer France lala xiriirinayay inuu ka hayaami doono Torino isagoo dalab ka helay kooxaha Chelsea, Real…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa ay xaadir ku ahaan doonto suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada yurub ilaa daqiiqada ugu dambeysa. Warbixino ka imaanaya ingiriiska ayaa sheegay in Arsenal ay suuqa ka raadineyso weeraryahan u badala Olivier Giroud oo in ka badan afar bilood garoomada ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha reer Japan Shinji Kagawa ayaa ku dhaw dib ugu laabashada garoonka Signal Iduna Park ee dalka Jarmalka kadib markii kooxdiisii hore ay kusoo dalbatay 8 Malyan Oo Pound. Dortmund ayaa isha ku heysay xidigeedii hore tan iyo markii uu kasoo guuray, isagoon soo dhaweyn dhaw ka helin Old…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa si rasmi ah u xaqiijisay iney iska iibisay burburiyahooda reer Spain Xabi Alonso kana iibisay kooxda heysata horyaalnimada jarmalka ee Bayern Munich. Xidigii hore kooxda Liverpool ayaa isbuucaan ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah, inkastoo sidoo kale uu macsalaameeyay kooxda Real Madrid kadib shan sano…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Fernando Torres ayaa u muuqda mid kusii dhawaanaya ka tagitaanka kooxda Chelsea una dhaqaaqo kooxda Ac Milan kadib markii wakiilkiisa uu wadahadal Mirodhalay la yeeshay kooxda ka dhisan dalka talyaaniga. Weeraryahanka Chelsea ayaaa heshiis laba sanadood ah la gaaray Milan sida ay warbixinta tilmaameyso, iyadoo Milan ay ku qasbanaatay iney…