Home » Archives by category » Suuqa (Page 162)

Yaya Toure oo saaxiibkiis Messi ugu baaqay inuu Man City usoo dhaqaaqo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga khadka dhexe kaga cayaaro kooxda Man City Yaya Toure ayaa saaxibkiis Lionel Messi ku booriyay inuu Barcelona isaga soot ago sidoo kalena u sheegay in garoonka Etihad uu ka heli doono wax walbo oo uu ku riyoonayo, Yaya oo horey ugu cayaari jiray Barcelona ayaa ka warqabo sida uu…

Xidigii Diirada U Saarnaa Arsenal & Liverpool Pedro Rodriguez Oo Shaaca Laga Qaaday Qiimahiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha Premier League ka ciyaara ee Arsenal & Liverpool ayaa markaan jaanis u heli doona iney soo iibsadaan garabka Barcelona Pedro Rodriguez kadib markii Barca ay shaaca ka qaaday qiimaha wilkaan lagu iibsan karo. 26-jirkaan reer Spain ayaa qandaraaska uu kula jiro Barcelona wuxuu ku egyahay 2016 balse Kooxda Bulgarana…

Kooxda Chelsea Oo Ku Dhaw Iney Heshiis La Gaarto Da’yarka Southampton Luke Shaw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda blues ayaa ku warantay iney ku dhawaadeen saxixa da’yarka xulka England iyo Kooxda Southampton Luke Shaw kaas oo ay doonayaan iney galiyaan booska uu sii baneeynayo Ashley Cole. Jose Mourinho & Ashley Cole ayaa qilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay kadib markii xidigaan da’da ah uu ka qeyb galay…

Kooxda Arsenal Oo Dooneysa Iney Lasoo Saxiixato Kubad Sameeyaha Juventus Claudio Marchisio

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga xulka Italy iyo kooxda Juventus Claudio Marchisio ayaa magaciisa suuqa Yurub dib ugu soo laabtay waxaana markan lala xariirinaa kooxda Arsenal oo diyaar u ah inay lasoo saxiixato xidigan ku wnaaagsan khadka dhexe sidoo kalena weerarka caawin karo, 27-jirkan caga badan kuma fadhiyo mustaqbalkiisa cayaareed ee magaalada Turin waayo…

Milkiilaha Chelsea Roman Abramovic Oo Fariin U Diray Boqorka Barcelona Lionel Messi, Muxuu Ku Yiri?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii dagaalkii qaboobaa ee ka dhaxeeyay maamulka Barcelona iyo Lionel Messi uu isku badalay mid kulul sidoo kalena ay si toos ah labada dhinac saxaafada hadalo kul kulul ay isku dhaafsadeen waxaa arinkan fursad weyn u arkay milkiilaha Chelsea Roman Abromavic oo isagana dhankiisa Messi u gacan haatiyay sidoo…

Kooxda Liverpool Oo Ku Dhaw Iney La Wareegto Messi-ga Dalka Masar Mohamed Salah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garabka Kooxda F.C. Basel ahna wiilka ay ku faanaan dadka Masaarida ee Mohamed Salah ayaa ku dhaw inuu ku biiro kooxda Liverpool sida laga soo xigtay saaxiibka ay isku dhawyihiin xidigaan ee Mohamed Zika oo kasoo muuqday talafashin ku yaala dalka Masar oo warbixintaan shaaciyay. Messi-ga dadka reer Masar ayaa…

Ac Milan Oo Beenisay Iney Heshiis Tababaranimo La Gaartay Clerence Seedorf

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaxweyne Ku xigeenka naadiga Ac Milan Adriano Galliani ayaa beeniyay wararka ay shaaciyeen saxaafada dalka talyaaniga  kaas oo ah in kooxda Milan ay heshiis la gaartay halyeeygii hore Milan Celerence Seedorf isla markaana noqon doona tababaraha kooxda xagaaga soo aadan. Warbixino hor leh oo saakay kasoo baxay gudaha talyaaniga ayaa…

Liverpool Oo Iska Diiday Dalabkii Amaahda Ahaa Ee Napoli Ay Ku Dooneysay Daniel Agger

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha Liverpool Brandan Rodgers ayaa beeniyay in kooxdiisa ay ogolaaneyso saxiixa qaabka amaahda ah ee ay Napoli ku dooneyso daafaca reer Denmark Daniel Agger kaas oo kursiga keydka naadiga kaga jira. Xidigaan dhibsaday kursiga keydka ayaa lala xirirnayay maalmihii lasoo dhaafay kooxa Napoli waxaana dalab uu ka helay macalinkiisii hore…

Mustaqbalka Suarez Oo meel Udhacay Hadaba Waa Kuwee Xidigaha Weli Suuqa Yurub Laga Hadal Haayo ?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo Luis Suarez uu go’aansaday inuu mustaqbalkiisa cayaareed kooxda Liverpool u hibeeyo sidoo kalena uu heshiis cusub qalinka ku duugay tani waxay ka dhigan tahay in dhamaan kooxihii ku raad joogeen inay weeraryahankan iska iloobi doonaan balse waxaa jiraan xidigo farabadan oo aan la hubin inay kooxahooda la sii joogi…

Gudoomiye Perez “Gacan Sedexaad Nagama Caawinin Qaabkii Bale Uu Madrid ku Yimd”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Masuulka ugu sareeyo kooxda Real  Madrid Florentino Perez ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegayo in kooxdiisa ay gacan sedexaad caawinaad kaga heshay qaabkii uu Grathe Bale magaalada Madrid ku yimid, hadalka masuulkan ayaa kusoo beegmay xili gudi madax banaan oo ka socdaan midowga Yurub ay baaritaan ku sameenayaan…

Close