Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Kooxda Arsenal Arsen Wenger ayaa daaha ka qaaday in Laacibkiisii Hore ee Qadka Dhexe Febregas uu Imaanaayo Emirates halkii uu ku biiri Lahaa Kooxda xilfaaltanka kala Dhaxeeyo ee Manchester Unnitd. Warbixin uu soo saaray Macalinka Kooxda Arsenal ayaa lagu yiri sidaan: ” Arsenal waxay doorbideysaa Inay Heshiis lasoo gaarto…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa la hubaa marka la gaaro bisha Janaayo oo ah xiliga dib loo furi doono suuqa cayaartooyda Yurub lagu kala iibsado in koox walbo ay isku dayi doonto inay dul duleelada ay leedahay iska dabooli karto sidoo kale waxaa jiraan laacibiin farabadan oo aan ku qanacsaneyn kooxaha ay la joogaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Man City oo xili cayaareedkan dhibaato xoogan dhanka daafaca gadaale ka heesato ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku dooneyso daafaca xulka Spain iyo naadiga Real Madrid Sergio Ramos waxayna kooxda reer Ingiriis ku fikireysaa in daafacan halista ah ay horaanta bisha Janaayo lasoo saxiixato, macalin Manuel Pelligrini ayaa daafacan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Jose Mourinho ayaa ka dhawaajiyay inuu isku dayi doono bisha Janaayo lasoo saxiixashada weeraryahanka xulka France iyo naadiga Real Madrid Karem Benzema oo haatan qaati ka taagan dhibaatada ay ku hayaan taageerayaasha Real Madrid, xidigan dhalinta yar ayaa niyada ka jabsan wuxuuna awood kari la’yahay inuu dib usoo ceshto…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waayeelka kooxda Barcelona Xavi Hernandes ayaa saaxiibkiis Valdes amaan balaaran kala dul dhacay wuxuuna ka dhawaajiyay in haatan uu yahay goolhayaha aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena uu ku jiro xiligiisii ugu wanaagsanaa wuxuuna Xavi jeclaan lahaa Valdes inuusan garoonka Camp Nou isaga tagin xili min maamul ilaa taageerayaal ka baryayaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Man City waa kooxda mushaarka ugu badan bixiso Premiership-ka sidoo kalena laacibiinta aduunka ugu magaca dheer ayaa naadigan ku sugan, madaama milkiilaha City iska leh uu sanad walbo xidigaha aduunka ugu wanaagsan garoonka Enirates keeno waxaa hubaal ah in xidigaha kooxdan ku sugan todobaad walbo mushaar farabadan qaataan, hadaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Kubada Cagta Borussia Dortmund ayaa shaaca ka qaaday in xidigeeda reer Jarmal ee Marco Reus uu baaqi kusii ahaan doono kooxda isla markaana uusan qaadi doonin wadadii uu Mario Gotze maray kaas oo xagaagan ku biiray kooxda ay xifaaltamaan ee Bayern Munich. Madaxa Kooxda Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa cadeeyay in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka Ingiriiska haatan waxaa la caayaray 6-kulan waxaana lagu kala ogaan karaa cayaaran walbo saameynta uu horyaalkan ku yeeshay xili cayaareedkan 2013/14 hadii uusan wax dhaawac ah la kulmin sidaa darteed waxaan idiin heynaa 5-xidig ee ugu waxtarka yar ilaa haatan xagaagana lacago ay kooxaha Premiership-ka kusoo iibsadeen hada waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cristiano Ronaldo oo aad uga careesay dhibaatada dhanka weerarka ee ka heesato kooxdiisa Real Madrid ayaa maamulka kooxdan ka dalbaday in bisha Janaayo la keeno garoonka Bernabue weeraryahanka reer Colombia Radamel Falcao oo lagu tilmaamo weeraryahanka ugu wanaagsan qaarada Yurub, xidigan haatan Monaco ayuu ka tirsan yahay waxayna bilawgii xili…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad bur buriyaha naadiga Bayer Leverkusen kana tirsan xulka Jarmalka Lars Bender ayaa siweyn usoo jiitay naadiga Man United oo haatan sheegtay inay bisha Janaayo xidigan lasoo saxiixan doonto, arintan ayaa ka dhigan in Bender heshiiskiisa ay ku dagaalami doonaan Arsenal iyo Man United waayo kooxda Arsenal 12-bilood ee ugu…