Home » Archives by category » Suuqa (Page 148)

Clarence Seedorf “Ma jirto Sabab Aan Shaqada Milan Ku Diidi Karo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee xulka Holland Clarence Seedorf ayaa dib ugu soo laabtay garoonka San Seri asigoo markan noqon doono macalinka kowaad ee kooxda AC Milan, ruug cadaagan ayaa labadii sano ee ugu dambeesay ku sugnaa dalka Brazil asigoo ka tirsanaa naadiga Botafogo balse go’aan wuxuu ku gaaray inuu joojiyo cayaarista…

Chelsea Oo Shaaca Ka Qaaday Qiimaha Ay David Luiz Kaga Samri Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Blues ayaa si rasmi ah u sheegtay in David Luiz ay iska fasixi doonto hadii dalab raali galiyo loo soo bandhigo daafacan u dhashay dalka Brazil caga badan kuma fadhiyo madaama uusan kalsooni buuxdo ka heesanin macalin Jose Mourinho sidoo kalena uu xili cayaareedkan booskiisa daafaca dhexe uu lumiyay…

Zidane “Qof Walbo Wuxuu Doonayaa Inuu Pogba Lasoo Saxiixdo!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha labaad ee kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa la yaabay hormar dag dag ah ee uu sameeyay wiilka 20-jirka ah Paul Pogba oo ay haatan ku raad joogaan kooxaha Yurub ugu caansan Zidane ayaa ka dhawaajiyay in Pogba uu haatan yahay xidiga Yurub loogu doonista badan yahay madaama uu…

Zlatan: Macalin Klopp Goormee Igu Biirin Doontaa Kooxda Dortmund!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Sweden oo ah shaqsi aad u kaftan badan ayaa kulan la qaatay macalinka naadiga B. Dortmund Jurgen Klopp, labadan shaqsi ayaa si wanaagsna u wada kaftameen balse Zlatan Ibrahimovic ayaa kaftanka dhab u badalay markii uu dhigiisa ku yiri “haye macalin Klopp goormee igu biirin doontaa Dortmund madaama…

Manchester City Oo Dooneysa Iney Premier League Keento Boqorka Baaska Xavi Hernandez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester City ee horyaalka Ingiriiska ayaa qorsheyneysa iney Etihad keento gabalka kasii dhacaya kubada cagta ee Xavi Hernandez kaas oo dhamaadkii sanadkii tagay sheegay inusan mustaqbalkiisa kusoo afmeeri doonin kooxda uu kusoo barbaaray ee Barcelona. Sida ay warbixinta ku heshay Telegraph boqorka baaska yurub Xavi ayaa eeganaya meel uu caga…

Mourinho Oo Ku Dhaga Hadlay Moyes Ka Hor Kulankooda: Man United Kuma Faraxsana Maamulkiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka Jookada badan ee Kooxda Chelsea Jose Mourinho kaas oo lagu yaqaano inuu isticmaalo ciyaar maskaxeed ka hor kulan walba oo uu leeyahay ayaa markaan ku dhaga hadlay tababaraha Man United David Moyes xili labada kooxood ay iswajahi doonaan isbuuca soo aadan. Manchester United oo dhibaato ay heysato xili ciyareedkaan…

Deg-Deg: Clerence Seedorf Oo Ku Ka Fariistay Kubada Cagta Sii Uu Xilka Milan U Qabto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeeygii hore Kooxda Ac Milan Iyo Xulka Holland Clerence Seedorf ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubada cagta isla markaana uu diyaar u yahay inuu qabto xilka tababaranimo ee Kooxda Milan madama shaqada laga ceyriyay tababarihii hore Masimiliano Allegri. Xidigii hore Xulka Holland ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinayay kooxda Sansiro…

Man City Oo Dalbatay Daafaca Reer Brazil Dante Ee Ka Tirsan Naadiga Bayern Munich

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Man City ayaa dalab lama filaan ah u dirtay daafaca reer Brazil Dante kana tirsan kooxda Bayern Munich, City oo baahi weyn u qabto daafac tayo wanaagsan aya Dante la xariirtay wakiilkiisa waxayna kala hadashay sidii uu xidigan ku imaan lahaa garoonka Etihad marka uu xili cayaareedkan dhamaado, Dante…

Ancelotti Oo Markii Ugu Horeesay Qirtay Inay Madrid Ku Qaldaneed Go’aankii Ozil ay Arsenal Kaga iibisay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka reer Talyaani oo marar badan difaacay go’aankii Mesut Ozil looga iibiyay kooxda Arsenal ayaa qirtay markii ugu horeesay in lagu fududaayay fasixidii Ozil, macalin Carlo Ancelotti oo bilawgii xili cayaareedkan ku eedeeyay Ozil inuu isaga dalbaday in Madrid laga diro madaama uu diiday in tartan la galiyo ayaa markan…

Arsenal Oo Diyaar U Ah Inay Isku Qaadato Demba Ba iyo Christian Tello.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Arsene Wenger dulqaadka ayaa ka dhamaaday madaama kooxdiisa maalin walbo ku hungowdo weeraryahanka ay doonato balse haatan waxaa la sheegay in tababarahan uu sida ugu dhaqsiyaha badan labo heshiis oo dag dag sameyn doono kadiba uu gabi ahaanba suuqa Yurub isaga bixi doono wuxuuan Wenger ku nasiib doonaa inuu…

Close