Home » Archives by category » Suuqa (Page 145)

Florentino Perez “Ozil waa nin hablaha ku mashquulo kuna fashilmay Madrid!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoomiyaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa xamili kari waayay dhaliisha iyo weerarka joogtada ah oo ay ku hayaan taageerayaasha Real Madrid tan iyo markii uu todobaadkii hore Mesut Ozil kooxda Arsenal ka iibiyay, inkastoo masuulkan uu saaxiib lahaa Ozil sidoo kalena uu isaga sabab u ahaa in xidiga reer…

Arsenal 5-1 Real Madrid: Ozil Oo Kaga Awood Roonaaday Bale Suuqa Maaliyadaha Lagu Iibsado!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dood xoogan ayaa ka taagan lacagtii faraha badneed ee Grathe Bale ku iibsatay kooxda Real Madrid waana lagu kala qeebsan yahay lacagihii laga bixiyay waxaa ugu dambeeyay Zidane oo dhaliilay in xidigan 100-milyan oo euro ah laga bixiyo sidoo kale taageerayaasha Madrid iyagana si wadajir ah uma soo dhaweyn imaatinka…

Alexandre Pato “Waan Ku Saxsanaa Inaan AC Milan Isaga Tago!”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Brazil Alexandre Pato ayaa ka hadlay go’aankii uu AC Milan isaga tagay weliba asigoo heestay fursad uu qaarada Yurub kaga cayaaro ku doortay inuu dalka Brazil dib ugu laabto, Pato oo haatan ka tirsan naadiga Corinthians sidoo kalena dib ugu soo laabtay xulka Brazil ayaa sheegay inuu ku…

Wargeysyada iyo Waxyaabaha Ay ka Qoreen Suuqa kooxaha Dunida.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United mulkiilayaasheeda, qoyska qaniga ayaa sharaxad ka raba gudoomiye ku xigeenka kooxda Ed Woodward taas oo la xiriirta sababta kooxda u awoodi weysay inay lasoo saxiixato laacibiin waaweyn xagaagan,Kooxda horyaal ayaaa siweyn loola xiriirinayey magacyo badan kuwaas uu ka mid ahaa 25 jirka dhexe barcelona Cesc Fabregas ,28 jirka garabka…

Iska Ilow Bixitaan: Manchester United Oo Ugu Dambeyntii Heshiis Cusub U Sameyn Doonto Weyn Rooney

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maadaama qandaraaska Rooney uu kula jiro Manchester United ayaa idlaan doonto sanadka 2015  isla sanadkaas oo uu Rooney Noqonaayo 30 JIr ayaa kooxda Manchester United waxay ku taameysaa inay Rooney ka saxiixato Heshiis Cusub Maadaama la isla dhexmaraayey in Rooney uu isaga tagi doono Manchester United. Sida ay Qortay Daily…

Arsenal Oo Il Ka Fahantay Xidigaha Jarmalka Ah Haatana Dalab U Dirtay Bendner Iyo Gundogan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii kooxda Arsenal ay lasoo saxiixatay Mesut Ozil sidoo kalena ay horey kooxdan ugu joogeen laacibiinta kala ah Per Mertsacker iyo Lukas Podolski waxay haatan naadigan ka dhisan waqooyiga magaalada London qorsheneysaa inay lasoo saxiixato xidiga khadka dhexe kaga cayaaro naadiga B. Dormund Ilkay Gundogan iyo sidoo kale laacibka…

Waa kuwee 11-xidig ee lacagtii lagu iibsaday marka la isku daro la eg qiimaha Bale Madrid ku gadatay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qof walbo ayaa ka dharagsan in Grathe Bale uu haatan yahay cayaaryahanka ugu qaalisan caalamka sidoo kalena Real Madrid ay ku iibsatay aduun lacageed oo gaarayo 100-milyan oo euro ah balse waxaa xiiso gaar ah leh in 11-ka xidig oo u dhigmaan naadi dhameestiran lagana iibsaday suuqa Yurub xagaagan hadii…

Wada Hadalkii U socday Andrea Pirlo Iyo Kooxda Juventus Oo Hakad Ku Yimid!…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in wada hadaladii qandaraaska loogu kordhin lahaa halyee Andrea Pirlo uu hakad ku yimid sidoo kalena wada hadalkan lasii amba qaadi doono marka la gaaro sanadka cusub ee nagu soo fool leh, ruug cadaagan heshiiska uu haatan Juve kula joogo wuxuu…

Todobaadkan iyo nolosha xidigaha aduunka: Bale, Pique, Roman Abromavic + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

laacibka dunida ugu qaalisan Grathe Bale waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Madrid kadib markii Real ay ku iibsatay aduun lacageed oo gaarayo 100-milyan oo euro ah, balse xafladii lagu soo bandhigaayay laacibkan indhaha caalamka waxaa soo jiitay gabadha Bale u dhaxdo oo lagu magacaabo Emma Rhys Jones, waa gabar dhanka dhar…

Ozil: “ Taageerayasha Arsenal Waxay Ii sheegeen Inaan Emirates keeno koobab Badan Anigana Way Iga Go’an tahay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida laga warqabo Ozil ayaa saacadihii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga cayaartoyda wuxuu ku biiray kooxda Arsenal iyadoo laga soo bixiyey adduuna lacageed oo gaaraya ilaa €47 million waana Iskoor cusub oo ay dhigtay Kooxda Arsenal.  24 Jirkaan ayaa go’aansaday inuu isaga soo tago kooxda Real Madrid kadib markii…

Close