Home » Archives by category » Suuqa (Page 144)

Arsenal Oo Dadaal Ugu Jirto Inay Lasoo Saxiixato Wiilka Ay Ku Faant Naadiga Psg Adrien Rabiot

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal oo lagu yaqaano inay marwalbo lasoo saxiixato dhalinta tayada wanaagsan ayaa hada u weecatay sidii ay gacanta ugu soo dhigi laheed xidiga dhalinta yar ee khadka dhexe kaga cayaaro naadiga PSG Adrien Rabiot, 18-jirkan xili cayaareedkii hore ayuu qaarada Yurub isbaray markii kooxda Paris amaah ku siisay naadiga…

Barcelona oo damacsan inay bisha Janaayo lasoo saxiixato Jack Wilshare

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska ku hadlo afka naadiga Barcelona El Mundo Deportivo ayaa ka dhawaajiyay in kooxda reer Spain qorshaheeda yahay sidii ay kula soo wareegi laheed Jack Wilshare oo khadka dhexe u agaasimo kooxda Arsenal, 21-jirkan ku jiro xiligiisii ugu wanaagsanaa ayay dooneysaa Barcelona inay bisha Janaayo lasoo saxiixato kuna dagaal gasho…

Patrice Evra: Ma Donayo Heshiis Cusub Waayo Moyes Wuxuu Dalbaday Baines

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca Bidix ee xulka Qaranka Faransiiska iyo Kooxda Manchester United Patrice Evra ayaa shaaca ka qaaday inuusan xagaaga dambe kusii waari doono Old Trafford marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Evra ayaa United kusoo biiray 2006-dii markaas oo United ay kasoo qaadatay As Monaco oo horyaalka Faransiiska ka tirsan wuxuuna doonayaa Inuu…

Tottenham Oo Pirlo U Ballan Qaaday Heshiis La Yaab Leh Haddii Uu Imaanayo Garoonka White Hart Lan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Tottenham ayaa dalab la yaab leh u dirtay Laacibka Waayeelka ah ee Kooxda Juventus Andrea Pirlo sida maanta lagu qoray Sports Direct News, waxaana lagu soo waramayaa in kooxda Reer London ay diyaar u tahay inay Qalinka ugu duugto Heshiis Waqti Dheer qaadanayo. Laacibkii Hore ee Kooxda AC Milan…

Mourinho Oo Markuu Furmo Suuqa £50m Kusoo Iibsan Doono Laba Xidig Oo Muhiim Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda ka cayaarta Horyaalka Premier League ee Dalka England Chelsea ayaa xiiseeneysa laba Xidig oo Muhiim ah inay lasoo saxiixato markii uu Furmo Suuqa kala Iibsiga Cayaartoyda. Chelsea ayaa Isha Ku Heysa Xidiga Qadka  Dhexe uga cayaaro Naadiga Marseille Giannelli Imbula iyo sidoo kale Daafaca adag ee Kooxda Fc Port…

Chelsea Oo Isku Diyaarineyso Inay £62m Kula Soo Saxiixato Labo Xidig Oo Reer France Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Jose Mourinho oo doonayo inuu bisha Janaayo dib u xoojiyo kooxdiisa Chelsea sidoo kalena ku guuleesto Premiership-ka England ayaa sii calaameestay xidigaha uu aaminsan yahay inay kooxdiisa wax kusoo kordhin karaan waxaana macalinkan gacanta loo galiyay aduun lacageed oo gaarayo £62m si uu ula soo saxiixdo labo xidig oo…

Video + Sawiro: Daawo Jamahiirta Tottenham Oo Wax Qiiqaya Ku Weeraray Caawiye Garsoore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Taageerayaasha Kooxda Tottenham Hotspur ayaa weeraray caawiye David Bryan xili taageerayaasha ay u dabaal dagayeen goalkii furitaanka ee Townsend uu ka dhaliyay Aston Villa oo marti loo ahaa. Taageerayaasha ayaa sida muuqata wax Qiiqaya ku dhuftay caawiyaha garsooraha xili ay dabaal dagayeen. David Bryan ayaa dareemay xanuun inkastoo aan go’aan laga…

Kaka: Ma Iloobi Doono Dareenkii Aan Ka Qaaday Kusoo Laabashada Sansiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kuabd sameeyaha xulka Brazil iyo Kooxda Ac Milan Ricky Kaka ayaa shaaca ka qaaday inuu dareen xoog leh ka qaaday kusoo laabashadii Sansiro xili ciyaareedkaan isla markaana xirfadiisa uu dib ula soo bixi doono. Kaka ayaa kusoo qarash gareeyay Madrid 4-sano oo xanuun u aheyd markii uu 2009 ku biiray…

Daily Star: Ronaldo Oo Baranay Luqada Faransiiska Isagoo Doonaya Ku Biirista Koox Faransiis Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida  ay Qortay Jariiradda Daily Star ee England kasoo baxda xidigii hore Man United C. Ronaldo ayaa bilaabay barashada luqada faransiiska si uu xili ciyaareedka dambe kaga soo muuqdo horyaala dalka faransiiska. C. Ronaldo ayaa qandaraas shan sanadood ah u saxiixay naadigiisa Madrid bishii lasoo dhaafay inkastoo uu dalab xoog…

Jurgen Klopp: Waxaa Isoo Maray Jaanis Aan Ugu Biiri Karay Man City & Chelsea

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maacalinka Kooxda Borrusia Dortmund Jurgen Klopp ayaa cadeeyay iney soo martay fursad uu ku aadi karay Horyaalka Premier League inta uusan bilaaban xili ciyaareedkaan. Klopp ayaa ah hatan macalinka koxda Borrusia Dortmund wuxuuna cadeeyay in Man City iyo Chelsea ay yihiin labada kooxood ee lasoo xiriiray ka hor inta aysan…

Close