Home » Archives by category » Suuqa (Page 143)

Shabakad Cusub Oo Ka Faaloota Arimaha Ciyaaraha Oo Hawada Lasoo Galiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Dhamaan Akhristayaasha jecel ciyaaraha waxaa loogu bishaareynayaa in hawada lasoo galiyay Website cusub oo lagu magacaabo www.hiilkubad.com kaas oo kaa haqabtiri doona arimaha ciyaaraha siiba dhanka kubada cagta. Shabakada Hiilkubad Waxaa Lagu Qoraa Luqada Af-ka Soomaaliga isla markaana waxaa hawada lasoo galiyay 6-dii Bishii September-2013 waxaana idinkugu diyaar ah…

Kooxaha Chelsea Iyo Man City Oo Xiriir Toos Ah La Sameeyeen Wakiilka Falcao

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Colombia Radamel Falcao ayaa dib ugu soo laabtay hadal heynta kubada dalka Ingriiska waayo wakiilka xidigan ayaa fariimo kala duwan ka helay kooxaha Chelsea iyo Man City oo hadafkooda yahay inay bisha Janaayo lasoo saxiixdaan, Jorge Mendes ayaa u sheegay wargeska El Confidencial inay lasoo xariireen Man City…

Juventus Oo Damacsan Inay Bisha Janaayo Qaab Amaah Ah Ku Qaadato Dani Osvaldo…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa soo nooleesay xiisihii ay u qabtay weeraryahanka xulka qaranka Italy iyo naadiga Southampton Dani Osvaldo, xidigan waxay Juve dooneysaa inay Serie A-da dib ugu celiso madaama ay ku fashilmatay inay lasoo saxiixato xiligii uu ka tirsanaa naadiga AS Roma wararka ayaa intaas ku daraayo in Juve ay…

Daafaca Naadiga Liverpool Andre Wisdom Oo Qaab Amaah Ah Ugu Biiray Naadiga Derby County

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca dhalinta yar ee kusoo bar baaray garoonka Anfield Andre Wisdom ayaa qaab amaah ahaan ah lagu siiyay naadiga Derby County oo heerka labaad ee horyaalka England ka cayaarto, madaama daafacan garabka midig ka cayaaro uu xili cayaareedkan boos joogto ah ka waayay wuxuu macalin Brenden Rodgers uu u ogolaaday…

Dood: Arsenal Ma Tahay Naadiga Ugu Kubada Qurxoon Yurub Mise Koox Ka Mudan Ayaa Jirto!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arsenal haatan Premiership-ka England waxay ku horkacee labo dhibcood sidoo kalena labadii kulan ee ugu horeesay oo ay Champion-ka cayaartay way guuleesatay waxaa intaas usii dheer inay kooxdan soo bandhigto qaab cayaareed aad u wanaagsan sidaa darteed macalin Wenger iyo xidigahiisa cirka ayay marayaan waxaana lagu tilmaamay haatan Gunners-ka inay…

Wararkii Ugu Dambeeyay Maanta Kubada Cagta Iyo Xanta Wargeysyada

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Ciyaaraha Hiilkubad waa xubintii aan maalin walba idinkugu soo gudbin jirnay Wararkii ugu dambeeyay ee ay qoraan wargeysyada kubada cagta iyo Xanta hordhaca u ah Suuqa Kala Iibsiga ee furmaya Bisha January.. Barcelona Ayaa isha ku heysa kubad sameeyaha 21-jirka ah ee kooxda Arsenal Jack…

Manchester United Oo £30m Ku Dooneyso Laacib Ka Cayaaro Serie A Bisha January

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester United ayaa lagu wadaa inay £30m ku qaadato Xidiga Napoli ka tirsan ee Marek Hamsik Markii la gaaro Bisha January sida laga soo xigtay Sports Diret News. Laacibkaan kasoo Jeeda Slovakia ayaa noqday kubad abuuraha ugu wanaagsan Serie A shantii sano ee lasoo dhaafay, welina wuxuu kusii wadaa…

Nuri Sahin: Waxaan Ku Dhawaaday Inaan Ku Biiro Arsenal Sadex Jeer

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Borrusia Dortmund Nuri Sahin kaas oo u dhashay Dalka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inuu sadex jeer u dhawaaday ku biirista  kooxda Arsenal ee dalka Ingiriiska. 25-jirkaan heerka caalami ayaa caawa ka hor imaan doona Arsenal isagoo ula safri doona kooxdiisa dalka England gaar ahaan…

Sadex Koox Oo Premier League Ah Ayaa Ku Loolamaya Saxiixa Lewandowski

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Weeraryahanka Kooxda Borrusia Dortmund Robert lewandowski ayaa la filayaa inuu xagaagan ka hayaamo kooxdiisa isla markaana uu ku biiro koox ka mid ah kooxaha awooda leh ee kasoo qeyb galaya Champions League. Bayern Munich ayaa wali lala xiriirinayaa helitaanka xidigaan heerka caalami balse waxaa soo ifbaxay loolan balaaran oo…

Xasuus Qor: Kasoo Bilow Yaraantii Januzaj Ilaa Labadii Gool Ee United (Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester United ayaa iska leh Adnan Januzaj, Xulka England dadaal ayey ugu jiraan sidii ay u heli lahaayeen, Laakiin Mala socotaa in Qoyska Adnan ay kasoo qaxeen dagaaladii Kosovo iyagoo Qaxooti ahaan usoo galay dalka Belgium. haddaba Daawo Sawirada laga Qaaday Adnan Yaraantiisii Ilaa markii uu United kulankii Premier…

Close