Home » Archives by category » Suuqa (Page 142)

Real Madrid Oo Diyaarineysa Qorshe Ay Isaga Garab Ciyaarsiineyso Ronaldo & Rooney

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa wada qorshe ay ku mideyneyso mataanihii Man United Ronaldo Iyo Rooney kadib markii kooxda caasimada ka dhisan ay ku hungowday doonistii Sergio Aguero iyo Luis Suarez kuwaas oo heshiisyo hor leh u saxiixayo kooxahooda. Telegraph ayaa shaacisay in Real Madrid ay diyaar u tahay iney Bernabue keento…

Xasaasi: Arsenal Oo Miiska Saartay £20m Iyo Weeraryahan Si Ay U Hesho Julian Draxler

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Arsene Wenger ayaa sameynaya isku daygisii ugu dambeeyay ee ku aadan da’yarka kooxda Schalke 04 Julian Draxler wuxuuna markaan miiska saaray lacag dhan £20m iyo Weeraryahanka reer Jarmal ee Lukas Podolski. Sida ay ogaatay Metro Arsenal ayaa ka samri doona xidigii hore kooxaha Koln iyo Bayern Munich Lukas Podolski si…

Daily Express: Man United Oo Loo Sheegay Qiimaha Ay Ku Qaadan Karto Nicolas Gaitan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii Kooxda Benfica ayaa shaacisay qiimaha ay Manchester United kula wareegi karto Kubad Sameeyaha xulka Argentina kaas oo ay mudo badan ku raad joogtay Nicolas Gaitan. Xidigaan heerka caalami ayaa dalab ka helay Man United Lix Bilood ka hor inkastoo uu go’aansaday inuu iska joogo Benfica xiligaas hadana kooxda…

Kooxda Liverpool Oo Ku Dhaw Iney La Saxiixato Xidig Reer Brazil Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Liverpool ayaa kusii dhawaaneysa iney lasoo saxiixato kubad sameeyaha xulka Brazil iyo Kooxda SS Lazio Hernanez inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga bishaan January. Si Kastaba kooxdaan reer talyaani ayaa fadhisa kaalinta 9-aad ee horyaalka, inkastoo koxda Anfield ku ciyaarta ee Roma ay soo bandhigtay aduun dhan  £15 Million oo…

Ma Runbaa In Kooxda Barcelona Ay Neymar Kusoo Iibsatay €96m!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska El Mundo deprtivo ayaa ka dhawaajiyay in kooxda Barcelona ay Neymar kula soo wareegtay aduun lacageed oo gaarayo €96m ma ahan qiimaha kaliya oo ay Barcelona xidigan garoonka Camp Nou ku keentay waxaa qarashaadkan ku jiraan lacago gunoah iyo mushaar aad weli la cadeen cadadkiisa inta uu yahay, tan…

“Juan Mata Waa Fasaxan Tahay”: Sidaas Waxaa Mata Ku Yiri Maamulka Chelsea!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Is jiid jiid wuu dhamaaday waxaana Juan Mata loo sheegay inuu fasaxan yahay sidoo kalena uu baadi goob u galo kooxdii uu ku biiri lahaa ka hor inta aysan dhamaanin bisha Janaayo, sida laga soo xigtay The People Mata aabihiis Mt. Juan oo ah wakiilka xidigan ayaa la kulmay milkiilaha…

Arsenal Oo Madax Xanuun Kala Kulantay Qorshihii Ay Julian Drexler Ku Keeni Laheed Garoonka Emirates

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii qorshihii guuleesan rabay kaasi oo ahaa in qaabkii Juilan Drexler lagu keeni lahaa garoonka Emirates ayaa haatan dib u dhac xoogan ku yimid kadib markii si rasmi ah kooxda Schalke 04 u sheegtay in xidigeeda uusan meelna u soconin sidoo kalena uusan jirin dalab rasmi ah oo ay…

Weidenfeller: “Ku Quus Qaado, Sahin & Kagawa, Haku Biirin Real & Man United” Gundagon Oo Loo Digay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha kooxda Borrusia Dortmund iyo Xulka Jarmalka Roman Weidenfeller ayaa u digay saaxiibkiisa kooxda Dortmund Ilky Gundogan kaas oo wali aan gaarin wax go’aan ah xili kooxaha Real Madrid iyo Manchester United ay doonayaan. 23-jirkaan reer Jarmal [Gundogan] ayaa ah mid ka mid ah xidigaha ugu muhiimsan kooxda walow uu…

L’Equipe: Tababare Laurent Blanc Oo Man United Ka Diiday Dalabkii Edinson Cavani

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Man United ayaa la noqoneysa dalabkii ay ku dooneysay Edinson Cavani kadib markii tababaraha kooxda Paris Saint Germain Laurent Blanc uu soo diiday dalabkaas sida ay daabacday jariiradda L’Equipe, ee faransiiska kasoo baxda. Tababare David Moyes ayaa daawasho u tagay kulan ay Paris Saint Germain la ciyaartay Bordoeux kulan ka…

Live: Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda, Wixii Soo Kordha Daqiiqad Walba Kala Soco Halkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda ayaa furan wuxuuna xirmi doonaa dhamaadka bisha January ee haatan gabagabada ku dhaw, si xowli ah ayeyna u socdaan kala iibsashada iyo doon-doonista xidigaha. Daqiiqad Walba Wixii Kusoo Kordha Kubada Cagta, Halkaan Ayaad si fudud ugala socon doontaan Haduu Alle Idmo, Inagoo soo raacin doona Qoraal…

Close