Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester United ayaa u dhaqaaqday saxiixa wiilka reer Colombia ee kooxda Inter Milan Freddy Guarin si ay badal kaga dhigto kubad sameeyahooda Michael Carrick kaas oo dhaawac soo gaaray kulankii Sunderland ee Carling Cupka. United ayaana dooneysa iney heshiiska qeyb uga dhigto weeraryahanka reer Mexico Javier Hernandez “Chicharito” kaas oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay lasoo saxiixatay kubad sameeyaha reer Masar iyo naadiga FC Basel Mohamed Salah waxaana lagu wadaa inuu xidigan usoo duulo magaalada London si uu tijaabo caafimaad u maro, Chelsea ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay kooxda FC Basel kala heshiisay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saxiixa cusub ee Man United Juan Mata ayaa u duulay garoonka Old Trafford si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu wareegayo kooxda Man United. Xidigaan reer Spain ayaa Diyaaradda nuuca Helicopter-ka ka qaatay Battersea meesha la yiraahdo ee ku taala Koofurta magaalada London. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Juan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa qorsheeneysa inay soo qaadato Mohamed Salah kadib markii ay Juan Mata ka iibisay kooxda Manchester United Adduun Lacageed oo gaaraya ilaa £37 million. Mata ayaa lagu wadaa inuu caafimaad u maro kooxda United Maanta Gelinka dambe isagoo Rccord ugu wareegay garoonka Old Trafford. Labada koox ee Chelsea…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa aqbashay yaboohii kooxda Man United xili labada kooxood ay isku waafaqeen in xidigaan heerka caalami ee xulka Spain uu rikoor ugu wareego garoonka Old Trafford. Juan Mata ayaa Man United ku aadi doona £37million, iyadoo la filayo in 24-ka saac ee soo aadan uu Juan Manuel Mata caafimaadka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Bilawgii bishan Janaayo macalin Jose Mourinho ayaa saxaafada u sheegay in kooxdiisa Chelsea ay ka iibin doonto dhigeeda PSG Eden Hazard hadii ay la timaado qiimahii Grathe Bale lagu iibsaday mid la mid ah, wuxuu Mourinho aaminsanaa in kooxda PSG ay iska iloobi doonto raabitaankooda ku aadan Hazard marba hadii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin David Moyes ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay hormar weyn ka sameesay dadaalkii Juan Mata lagu keeni lahaa garoonka Old Trafford wuxuuna macalinkan ka dhawaajiyay in maal maha nagu soo fool leh uu Mata si rasmi ah United kaga mid noqon doono hadaba heshiiska Mata wuxuu u muuqdaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Suuqa kala iibsiga qaarada Yurub ayaa galay maalintiisii 22-aad, waxaana ka harsan 9 maalmood, isagoo si toos ah u xirmi doona 1-da Febraayo ee sanadkaan, Waxaana idiin soo turjumnay wararkii ugu dambeeyay oo xiiso gaar ah leh maanta waana maalin arbaco ah. Shabakadda Hiilkubad Masuul kama ahan xaqiiqda Wararkaan, sheeko…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo ay soo shaac baxeen warar xasaasi ah oo sheegaya in Man United ay ku dhawdahay saxiixa daafaca reer Brazil Dante hadana daafacaan ka tirsan Bayern Munich ayaa beeniyay wararkaas ay faafiyeen in badan oo ka mid ah saxaafada gudaha dalka Ingiriiska. “Wax walba waxaa ku shaqo leh wakiilkeyga, mana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Hadal heynta ugu badan suuqa kala iibsiga ayaa noqotay Juan Mata oo ku biiraya Man United balse Guardian ayaa keentay xog sir ah oo tilmaameysa in labada kooxood ee Man United iyo Chelsea ay ku heshiiyeen qiimaha Juan Mata. Chelsea ayaa goor hore oo maanta ah shaacisay iney dooneyso iney…