Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca xulka Jarmalka iyo naadiga Dortmund Mats Hummels ayaa si rasmi ah uga hadlay mustaqbalkiisa cayaareed. Daafacan tayada wanaagsan ayaa farxad galiyay taageerayaasha Dortmund xili uu ka dhawaajiyay inuu garoonka Signal Iduna Park sii joogi doono. 26-jirkan oo mustaqbalkiisa cayaareed ka hadlaayo wuxuu yiri “Mar hore ayaan go’aansaday inaan Dortmund…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga dhalinta yar Raheem Sterling ayaa muran badan ka dhaliyay gudaha garoonka Anfield kadib markii uu diiday inuu kooxdiisa tababar la qaato sidoo kalena uu ka mid noqdo xidigaha macalin Rodgers uu Bariga fog safar cayaareed ugu wadan doono. Raheem Sterling qorshihiisa waa mid cad wuxuuna doonayaa inuu Liverpool ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska Metro ayaa sheegay in kooxda Man United ay qasnadeeda lacageed u furi doonto labo ka mid ah xidigaha xulka Jarmalka ugu muhiimsan. United waxay ugu tala gasahy inay £60m kula soo wareegto Bastian Schweinsteiger & Mario Gotze madaama labadan xidig ay diyaar u yihiin inay xagaagan Bayern Munich isaga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudoomiyaha kooxda Barcelona Josep Bartomeu ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday in kooxdiisa aysan heshiis qarsoodi ah la gaarin naadiga Juventus sido kalena masuulkan ayaa xusay in Paul Pogba uusan xagaagan Camp Nou imaan doonin. Josep Bartomeu oo arinkan ka hadlaayo wuxuu yiri “Lama saxiixan doono Pogba xagaagan waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Roma ayaa si toos ah ula xariirtay dhigeeda Chelsea waxayna kala hadashay qaabkii looga iibin lahaa Filipe Luis. Daafaca reer Brazil ee garabka bidix ka cayaaro wuxuu ka mid yahay xidigaha Chelsea iska fasixi doonto xagaagan inkastoo uu mudo 12-bilood ah ku sugan yahay Stamford Bridge. Wargeska El Mundo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska El Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea ay haatan dhigeeda Arsenal kula soo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka dhalinta yar ee Barcelona ka tirsan Munir El Haddadi. Arsenal si joogto ah ayay ula xariirtaa weeraryahankan dhalinta yar iyo wakiilkiisa tan dhamaadkii xili cayaareedkii dhawaa waxayna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka kooxda Man City Vincent Kompany ayaa kalsooni weyn ka muujiyay saxiixyada muhiimka ah ee xagaagan kooxdiisa sameyn karto. Vincent Kompany ayaa aamisan in kooxdiisa aysan ku dhici doonin sidii xagaagii hore oo kale madaama ay Man City saxiixyo badan sameesay balse ay badankooda ku qasaartay sida Mangala iyo Fernando…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday heshiis ay la gaartay weeraryahanka xulka Italy iyo naadiga Sassuolo Simone Zaza. Simone Zaza waxaa milkiyadiisa isla lahaayeen Juve iyo Sussoulo balse haatan Juve ayaa si toos ah milkiyadiisa ula wareegtay waxayna xuquuqda xidigan Juve kula wareegtay €18 million. Simone Zaza…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester United ayaa ku guuleysatay saxiixa daafaca midig ee kooxda Torino Matteo Darmian kadib markii ay heshiis shaqsi ah la gaartay. Sida ay tilmaamayaan warbixino ka imaanaya Italy, United ayaa ugu cad-cad saxiixa 25-jirkaan heerka caalami ee ka tirsan kooxda Torino waxeyna United ku qaadaneysaa aduun dhan 12.7 Malyan Oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga khadka dhexe kaga cayaaro xulka France Morgan Schneiderlin ayaan soo xaadirin tababarka kooxdiisa Southampton xili siweyn loola xariirinaa inuu naadiga Man United ku biiri doono. Qaar ka mid ah saxaafada Ingiriiska ayaa qortay in Morgan Schneiderlin uu ka careesan yahay dalabka 25-milyan oo ay kooxdiisa Man United ka diiday.…