Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa dhamaad ku dhow filmkii weynaa ee lagu xayeysiinaayay Samsung GALAXY11 waxaana mashruucan ku baxay malaayiin lacago ah, xayeysiintan waxaa markii ugu horeesay la isugu keena labada laacib ee aduunka ugu wanaagsan xiligan la joogo Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waxayna ogolaadeen inay hal film wada jilaan, haatan filmkan ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Ivory Coast Didier Drogba ayaa siweyn uga danqaday mashaqadii ku habsatay qaar ka mid ah shacabka reer Turkey madaama dhawaan musiibo dhinaca macdanta ah ka dhacday dalka Turkiga, Didier ayaa ugu deeqayo gaarayo €1 million qoysaskii ay dhibaatadii adkeed soo gaartay, Drogba iyo dhamaan xidigaha kooxdiisa Galatsaray waxay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Sweden iyo naadiga PSG Zlatan Ibrahimovic wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu awooda badan kubada cagta sidoo kalena magaciisa heer sare ayuu gaaray maantana waxaan idiin heynaa hantidiisa gaarka ah ee uu xidigan leeyahay, waxaan rajeynaa xogta Zlatan inaad wax badan ka faa’iidi doontiin fadlan hoos kaga bogo:…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Anagoo dhexda kaga jirno barnaamijkeenii aan kaga hadalno halyeeyaashii kubada cagta soo mareen iyo guulihii ay gaareen waxaan maanta si gaar ah uga hadli doonaan halyee Raúl González Blanco iyo waayihiisii quruxda badnaa inkastoo aanan lasoo koobi karin hadana waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee uu kubada cagta ka gaaray ayaan idiin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Sheffield United waxay dhawaan iska fasaxday oo ay qandaraaskiisa nasaqday weeraryahanka lagu magacaabo Marlon King mana la filaayo in xidigan uu xirfadiisa cayaareed ku shaqeyn doono goor dhow waayo sedex jeer oo kala duwan ayuu xabsi muteestay sidaa darteed Marlon King magaciisa waa hubaal inuusan ehel usii ahaan doonin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha kooxda Arsenal Santi Cazorla wuxuu nasiib u yeeshay inuu ka mid noqo 30-cayaaryahan ee Spain loo xulay inay koobka aduunka u matalaan wuxuuna laacibkan leeyahay waayo aragnimo ku filan madaama uu dhawaanahah Spain kala qayb qaadanaayay tartamadii ay ku guuleesteen sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa xog gaar…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiisaha kubada cagta aan u qabno ma ahan mid dhamanaayo waayo xili cayaareedkan xidigo tayo wanaagsan ayaa caalamka kusoo kordhan dabcan xili cayaareedkan 2013/14 waxay dunida ka marag kacday waxqabadka heerka wanaagsan oo uu soo bandhigay Diego Costa oo weerarka kaga cayaaro naadiga Atletico Madrid iyo xulka Spain, hadaba waxaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Hadii uu jiro hal magac oo aan qalbiga taageerayaasha Arsenal ka go’eynin waa halyee Tony Alexander Adams oo mudo 23-sano ah kooxdan hogaamiye u ahaa dabcan Adams lama soo koobi karo heerkii uu kubada cagta ka gaaray balse waxaan idiin heynaa xog muhiim oo soo koobeyso waayihii ugu quruxda badneed,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mats Julian Hummels wuxuu ka mid yahay daafacyada ugu wanaagsan qaarada Yurub sidoo kalena wuxuuna si joogto ah ugu cayaaraa naadiga Dortmund iyo xula Jarmalka sidoo kalena xidigan haatan heerkiisii ugu wanaagsanaa ayuu kubada cagta ka taagan yahay waxaana la filaa in saxiixiisa ay xagaagan ku dagaalami doonaan naadiyada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Seydou Keita waxaa lagu tilmaamaa shaqsiga ugu hodansan dalka Mali madaama uu kubada cagta lacago badan ka tabcay gaar ahaan sanadihii uu dalka China ku sugnaa ayuu hanti badan gacanta ku dhigan wuxuuna haatan ka mid yahay xidigaha aduunka ugu taajirsan, halyeegan wuxuu horey ugu soo cayaaray kooxaha Sevilla iyo…