Home » Archives by category » Nolosha Ciyaaryahanka (Page 21)

David Luiz Iyo Hantida UU Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo barnaamijkeenii aan kaga hadleenay hantida xidigaha aduunka ay heestaan waxaana maanta miiska inoo saaran oo aan gorfeyn doonaa daafaca xulka Brazil iyo naadiga Chelsea David Luiz wuxuuna ka mid yahay codsiga aqritayaasheena sharafta leh oo horey nooga soo dalbadeen waxaana si gaar ah Luiz nooga dalbatay inaan…

Pep Guardiola iyo kooxdiisa Bayern oo u dabaal dageen xaflada Oktoberfest (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Pep Guardiola iyo xidigahiisa kooxda Bayern Munich ayaa ka qayb galeen xaflada caanka ah ee gobolka Bavaria sanad walbo bisha October laga dhigo waxaana loo yaqaan Oktoberfest, todobaadkan waxaa magaalada Munich lagu qabtay xafladii soo jireenka ahayd mideedii 180-aad, inkastoo Pep uu magaalada Munich ku sugan yahay mudo gaaban…

Maxaa Kala Socotaa 10-ka Cayaaryahan Ee Ugu Qiimaha Badan Caalamka Xiligan La Joogo?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigaha ku sugan horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub waxay ku fadhiyaan qiimo farabadan sidoo kale mushaar aad u badan ayay qataan waxayna ku muteesteen dadaalkooda joogtada ah oo ay soo bandhigaan sidaa darteed daraasad lagu sameeyay ayaa lagu soo bandhigay 10-ka cayaaryahan ee ugu qiimaha badan xiligan caalamka waxaana…

Ma Ogtahay In 5-Cayaaryahan Oo Ay Man United Taariikh Ahaan Soo Iibsatay Ay Jebiyeen Iskoorka England Cayaartooyda Lagu Kala Iibsado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad maalin kastana kala socotaan hiilkubad.com saacada geeska Africa markay tahay 8:00 Suabaxnimo, maantana waxaa miiska noo sasaran Ma ogtahay in 5-cayaaryahan oo ay Man United taariikh ahaan soo iibsatay ay jebiyeen iskoorka England cayaartooyda lagu kala iibsado lacagahii ugu badnaa…

Sawiro: 10 Xidig Oo isku Dhalin ah, Laakiin Haddaad Aragto Aadan Aamineyn!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Arjen Robben iyo Fernando Torres ayaa malaha qaab ciyaareedyo kala duwan Isbuucaan kusoo bandhigay Champions League, laakiin waxay ka siman yihiin ayaa jira, marka loo fiirsho qormadaan. Xiddiga garabaka ka ciyaara ee dalka Holland ee Robben ayaa qaab ciyaareed il qabad leh soo bandhigay kulankii Bayern Munich 3-1 ku…

Warbixin lasoo saaray: kooxaha ugu maaliyadaha qaalisan qaarada Yurub yaa ka mid ah?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha ugu caansan qaarada Yurub waxay ku mashquulsaneeyaan ka qayb qaadashada koobka horyaalada Yurub intooda badan guulo muhiim ah ayya gaareen halka qaarkoodna guuldarooyin la yaab leh ay la kulmeen balse waxaan idiin heynaa war bixin laga soo saaray kooxaha ugu maaliyadaha qaalisan qaarada Yurub, waxaana warbixintan lagu saleeyay sida…

Ozil oo 1-pizza £50 ka Bixiyay Sidoo Kalena Gaarigiisa Meel Qaldan Dhigtay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

kadib markii Mesut Ozil uu goolkiisii ugu horeeyay kooxdiisa Arsea u dhaliyay sidoo kalena uu si wanaagsan ula qabsaday nolosha magaalada London xidigan ayaa u dukaameesi tagay bartamaha magaalada London asigoo wato gaarigiisa qaaliga ah. xidigan oo aad u jecel Pizza-ha lagu gado bartamaha London ayaa gaarigiisa raaxada soo qaatay…

Daawo Sawirada: Laacibiintii Hore ee Arsenal Van Persie Iyo Eduardo oo Ukraine Isku Sawiray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Van Persie iyo Eduardo oo Horey uga wada tirsanaa Kooxda Arsenal ayaa sawiro Isla galay Kadib Barbardhacii ay Galeen Kooxaha Manchester United iyo Shakhtar oo ay Labadaan Laacib u kala Cayaaraan Habeenkii Arbcada Kulan Ka tirsanaa Uefa Champions League. Labadaan Laacib Ayaa Kooxda Arsenal kusoo qaateen Seddex sano ka…

10-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsanaa Qaarada Yurub Bishii September Ee Aan Kasoo Gudubnay…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bishii September ee aan kasoo gudubnay kooxaha qaarada Yurub ugu caansan dadaal dheeraad ah ayay sameeyeen qaarkood waxaa u suura gashay inay hogaanka horyaaladooda ku dhameestaan ayagoo horkacayaan 4-todobaad oo ay bishan ka koobneed sidoo kalena xidigo farabadan ayaa wacdaro dhigeen arintaas awgeed waxaan idiin heynaa oo aan jecelnahay inaan…

Bastian Schweinsteiger Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo barnaamijkeenii aan kaga hadleenay xidigaha aduunka ugu caansan iyo hantida ay leeyihiin waxaana maanta falanqeyn doonaa Bastian Schweinsteiger oo khadka dhexe Bayern Munich kaga cayaaro una dhashay dalka Jarmalka, anagoo tixgalineyno codsiga saaxiibadeena qaaliga ah maantana Bastian ayaan gorfeyn doonaa wax walbo oo aad uga baahan tahay…

Close