Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad maalin kastana kala socotaan hiilkubad.com saacada geeska Africa markay tahay 8:00 Suabaxnimo, maantana waxaa miiska noo sasaran Ma ogtahay in 5-cayaaryahan oo ay Man United taariikh ahaan soo iibsatay ay jebiyeen iskoorka England cayaartooyda lagu kala iibsado lacagahii ugu badnaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arjen Robben iyo Fernando Torres ayaa malaha qaab ciyaareedyo kala duwan Isbuucaan kusoo bandhigay Champions League, laakiin waxay ka siman yihiin ayaa jira, marka loo fiirsho qormadaan. Xiddiga garabaka ka ciyaara ee dalka Holland ee Robben ayaa qaab ciyaareed il qabad leh soo bandhigay kulankii Bayern Munich 3-1 ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha ugu caansan qaarada Yurub waxay ku mashquulsaneeyaan ka qayb qaadashada koobka horyaalada Yurub intooda badan guulo muhiim ah ayya gaareen halka qaarkoodna guuldarooyin la yaab leh ay la kulmeen balse waxaan idiin heynaa war bixin laga soo saaray kooxaha ugu maaliyadaha qaalisan qaarada Yurub, waxaana warbixintan lagu saleeyay sida…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
kadib markii Mesut Ozil uu goolkiisii ugu horeeyay kooxdiisa Arsea u dhaliyay sidoo kalena uu si wanaagsan ula qabsaday nolosha magaalada London xidigan ayaa u dukaameesi tagay bartamaha magaalada London asigoo wato gaarigiisa qaaliga ah. xidigan oo aad u jecel Pizza-ha lagu gado bartamaha London ayaa gaarigiisa raaxada soo qaatay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Van Persie iyo Eduardo oo Horey uga wada tirsanaa Kooxda Arsenal ayaa sawiro Isla galay Kadib Barbardhacii ay Galeen Kooxaha Manchester United iyo Shakhtar oo ay Labadaan Laacib u kala Cayaaraan Habeenkii Arbcada Kulan Ka tirsanaa Uefa Champions League. Labadaan Laacib Ayaa Kooxda Arsenal kusoo qaateen Seddex sano ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Bishii September ee aan kasoo gudubnay kooxaha qaarada Yurub ugu caansan dadaal dheeraad ah ayay sameeyeen qaarkood waxaa u suura gashay inay hogaanka horyaaladooda ku dhameestaan ayagoo horkacayaan 4-todobaad oo ay bishan ka koobneed sidoo kalena xidigo farabadan ayaa wacdaro dhigeen arintaas awgeed waxaan idiin heynaa oo aan jecelnahay inaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa markale iyo barnaamijkeenii aan kaga hadleenay xidigaha aduunka ugu caansan iyo hantida ay leeyihiin waxaana maanta falanqeyn doonaa Bastian Schweinsteiger oo khadka dhexe Bayern Munich kaga cayaaro una dhashay dalka Jarmalka, anagoo tixgalineyno codsiga saaxiibadeena qaaliga ah maantana Bastian ayaan gorfeyn doonaa wax walbo oo aad uga baahan tahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Baabuur qaali ah inay gataan xidigaha ugu caansan Premiership-ka ma ahan wax lala yaabo madaama ay todobaad walbo qaataan lacago aad u farabadan sidoo kalena horyaalka aduunka ugu wanaagsan ay ka xamaashaan sidaa darteed la lacagtooda inay ku raaxeestaan waxba uma arkaan hadaba waxaan idiin heynaa xidigaha ugu caansan Premiership-ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaan markale sii amba qaadi doonaa barnaamijkii aad nooga barateen kaasi oo ahaa inaan kaga hadalno hantida, mushaarka, daqliga iyo xayeysiinta soo galaan xidigaha aduunka, anagoo tixgalineyno codsiga saaxiibadeena qaaliga ah maantana waxaan diirada saari doonaa weeraryahanka xulka Holland iyo naadiga Man United Robin Van Persie iyo hantida uu leeyahay,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa markale iyo barnaamijkeenii todobaadlaha ahaa oo aan kusoo qaadan jiray wax yaabihii u qabsoomay xidigaha aduunka iyo dhacdooyinka ay la kulmeen sidaa darteed todobaadkana waxaan soo qaadan doonaa dhacdooyin kala duwan oo la kala xariirtoMario Balotelli, Lillian Thuram, Neymar iyo Grtahe Bale, hadaba sheekooyinka ku saabsan xidigaha aan kor…