Home » Archives by category » Nolosha Ciyaaryahanka (Page 17)

Dhacdo Si Xiiso Leh Loo Fasirtay: Sir Alex Iyo Dar Daarankii uu David Moyes Siiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sir Alex Ferguson mudo 26-sano iyo bar kadib ayuu xilka Man United iska dhiibay asigoo ku dhiiraday inuu jagadiisa ku wareejiyo ninka reer Scotland David Moyes oo aan ahayn shaqsi naadi weyn horey usoo leyliyay balse leh waayo aragnimo ku filan madaama uu Everton macalin u ahaa mudo ka badan…

Cayaaryahanka Diirada Inoo Saaran: Luis Suarez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahan reer Uruguay Luis Suarez ayaa sameeyay soo laba kacleen aan caadi ahayn bishii October ee dhawaan dhamaatay madaama uu wacdaro lala yaabay ka dhigay Premiership-ka sidaa darteed xidiga diirada inoo saaran ayaa maanta ah Suarez madaama waxqabadkiisa uu noqday midka ay falan qeeyaan ragga ku xeel dheer gorfeynta Premiership-ka,…

David Beckham Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dadka xiiseeyo kubada cagta 15-sano ee aan kasoo gudubnay waxaa madaxooda wareeriyya cayaaryahan lagu magacaabo David Beckham oo noqday xirfadlihii caalamka ugu magaca dheer, inkastoo uusan ka tayo wanaagsaneyn Zidane, Ronaldinho, Messi iyo Figo sidoo kalena ma uusan ka dhalin wanaagsaneyn Cristiano Ronaldo, Theiry Henry, Van Nistelrooy iyo Raul hadana…

Kala Maan: Labada Wiil Ee Uu Dhalay David Beckham Oo Ku Kala Biiray Xerooyinka Arsenal & Man United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

David Beckham wiilashiisa ayaa ku xifaaltami doona sanadaha soo aadan horyaalka Premier League iyagoo labada wiil ay taageero u yihiin laba kooxood oo xifaaltan adag uu ka dhaxeeyo. Brooklyn Beckham oo ah wiilka ugu weyn xidigii hore Xulka England David Beckham ayaa goor si horeysay ku biiray akadeemiga kooxda Chelsea…

Waa Kuwee 10-Ka Xidig Ee Ugu Baaska Wanaagsan Qaarada Yurub Xili Cayaareedkan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma sahlano in la agaasimo baas gool loo filan karo kaasi oo dhabarka ka jebin karo naadiga kaasoo horjeedo balse waxaa jiraan xidigo ku taqasuseen sida daafacyada kasoo horjeedaan loo qiyaamo sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee xili cayaareedkan qaarada Yurub uu baaska wanaagsan, dabcan xidigahan inta badan…

Waa Kuwee Xidigaha Dunida Kusoo Biiray Maanta Oo kale 31 October

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Mar kale iyo Xubinteenii Manta oo kale waa kuwee xidigaha Dunida kusoo biiray oo aad maalin kasta kala socotaan website-ka hiilkubad.com. Barnaamijkaan ayaa horey waxaa nooga codsaday akhristayaal badan oo ku xiran website-kaan. Dhammaan Xidigaha Dhashay Maanta oo kale 31 October. Xidigga Kooxda Horyaalka Sanadkaan A. Kurniawan Arema ISL…

10-Cayaaryahan Oo U Baahan Inay Isbadal Dag Dag Ah Sameeyaan Bisha Janaayo Si Mustqabalkooda Cayaareed U Bad Baado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horaanta bisha Janaayo ee sanadka 2014 waxaa dib u furmi doono suuqa cayaartooyda Yurub lagu kala iibsado inkastoo kooxaha qaar ay dib isku hubeen doonaan sidoo kale xidigo farabadan ayaa damacsan inay isbadal sameeyaan si ay mustaqbalkooda cayaareed u bad baadiyaan, arintaas awgeed waxaan idiin heynaa 10-xidig oo u baahan…

Dhacdo Si Xiiso Leh Loo Fasirtay: Super Mario Oo Rasaas La Dhacay Reer Jarmal Iyo Sheeko Ku Hoos Dugan Arintan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Semi-Finalihii Euro 2012 wuxuu ka mid noqday dhacdooyin Sports ee ugu hadal heynta balaaran waayo kulankan laguma xasuusan doono in xulka Italy ay 2-1 ugu awood sheegteen dhigooda Jarmalka balse waxaa lagu xasuusan doonaa habeenkii uu Super Mario labadii gool ee waalida xulka Jarmalka kaga oysiiyay weliba laacibkan markii…

Cayaaryahanka Diirada Inoo Saaran: Frank Lampard….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili cayaareedkii hore taageerayaasha Chelsea labo arin ayay afka ku haayeen taasi oo kala ahayd: Rafeal Benitez in xilka laga qaado iyo in Frank Lampard qandaraas cusub laga saxiixo, labaad arin taageerayaasha Blues way u hirgashay madaama Benitez London laga diray sidoo kalena Lampard heshiis cusub laga saxiixay, balse haatan…

Waa Kuwee Xidigaha Dhashay Maanta Oo Kale 29 October

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Mar kale iyo Xubinteenii Maanta oo kale Xidighee Dhashay oo aan maalin  kasta idiin soo gudbin, waa Barnaaamij ay naga soo codsadeen akhristayaasheena Sharafta leh, waxaana maanta kusoo qaadaneynaa Xidigahana: Dhammaan Xidigaha Dhashay Maanta oo kale  29 October. Xidigga Kooxda Tartanka Sanadkan F. Plăviţu Mureşul Deva Liga II 1987…

Close