Home » Archives by category » Nolosha Ciyaaryahanka

10-Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Xidiga Man United La Saxiixan Rabto Ander Herrera (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama Man United ay ku guuleesatay saxiixa xidiga khadka dhexe ka cayaaro Ander Herrera sidoo kalena ay ku qaadan doonto £28million waxaan idiin heynaa 10-xaqiiqo oo xidigan dhalinta yar ku saabsan, hadaba hoos kaga bogo macluumaadka xisiha badan ee xidiga u gaarka ah waxaana kasoo xiganay shabakada Express Sport: 1)…

Neymar Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaaa Kala Socotaa Sheeko Xiiso Badan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Neymar Jr. waa xidiga ay ku faanaan reer Brazil sidoo kalena ka mid ah laacibiinta caalamka ugu wanaagsan waxaaa intaas usii dheer in Neymar uu ka mid yahay xidigaha ugu saameynta balaaran kubada cagta marka ay noqoto xayeysiinta iyo suuq geynta qalabka Sports ee kala duwan waxaan oran karnaa waa…

Toni Kroos Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

24-jirka khadka dhexe kaga cayaaro xulka Jarmalka iyo kooxda Bayern Munich Toni Kroos waxaa lagu tilmaamaa xidiga ugu kubad heesashada badan qaarada Yurub sidoo kalena heerkiisii ugu wanaagsanaa ayuu haatan ku jiraa waxaana ku raad joogaan kooxaha Yurub ugu caansan, Toni Kroos miisaan culus ayuu ku leeyahay Bayern iyo xulka…

Wax Ka Ogaaw 10-Arimaad Oo Arsenal Ku Qasbaayo Inay Mario Balotelli Lasoo Saxiixato (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal waxay isku diyaarineysaa inay xooga saarto inta uu suuqa Yurub furan yahay sidii ay kula soo saxiixan laheed weeraryahanka xulka Italy iyo naadiga AC Milan Mario Balotelli oo la sadaalinaayo inuusan Serie A-da baaqi kusii ahaan doonin, wararka ayaa intaas ku daraayo in Arsenal ay xidigan haatan ku…

Madadaalada Koobka Aduunka: Dirk Kuyt Oo Isku Dayay Saaxiibkiis Robben Inuu Biyo Cabsiiyo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiilasha macalin Luis Van Gaal maalinta Jimcada ah waxay la cayaari doonaan kulankooda ugu horeeyo koobka aduunka xulka Spain balse xidigaha reer Holland wax walaac ah kama qabaan kulankan adag madaama ay xeebta Rio de Jenerio bashaal iyo haasaawe u aadeen waxaana goobta si gaar ah madaadaladii ugu weyneed kasoo…

Ilkay Gundogan Oo Isbadal Weyn Ku Yimid Jirkiisa Kadib Dhawaacii Halista Ahaa Ee Asiibay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad qaabeeyaha naadiga B. Dortmund Ilkay Gundogan oo aan ka qayb qaadan doonin koobka aduunka kadib markii uu dhaawac halis ah dhanka dhabarka kasoo gaaray ayaa laga soo bandhigay sawiro muujinaayo in jirkiisa uu isbadal weyn ku yimid madaama xidigan mudo 11-bilood ah uusan kubada cayaaran muuqaal ahaan Ilkay cayil…

Arturo Vidal Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Hiilkubad oo marwalbo u taagan inay ka jawaabto codsiga aqristayaasheeda sharafta leh ayaa maanta idiin heyso xog ku saabsan nolosha gaarka ah ee Arturo Vidal waxaana naga codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay Maahir Mahad, Vidal wuxuu ka mid yahay xidigaha aduunka ugu wanaagsan haatana waa mashiinka kooxda Juventus ay…

Halyee Theirry Henry Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxaa Kala Socotaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyee Theirry Henry waa xidigii ugu wanaagsanaa ee ebid xirto maaliyada Arsenal sidoo kale waa weeraryahankii ugu wanaagsanaa ee Premiership-ka kasoo muuqday marka laga hadlaayo weeraryahanada ajaanibta ah ee horyaalka England soo mareen, sidaa darteed Henry waa shaqsi miisaan culus kubada cagta ku leh haka reebin inuu xulkiisa France lasoo…

Nolosha Xidigah Aduunka: Cristiano Ronaldo, Pirlo Gerard Iyo Nacho Fernandez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Todobaadkan waxaan idiin heynaa sheeko xiiso badan oo ku saabsan nolosha gaarka ah ee xidigaha aduunka weliba aqbaartan aan idiin heyno waxay siweyn u qususeysaa qaar ka mid ah laacibiinta aduunka ugu magaca dheer sida Cristiano Ronaldo, Andrea Pirlo Steven Gerard iyo daafaca kooxda reer Real Madrid Nacho, hadaba yaana…

Angel Di Maria Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Wax Badan Ka Ogaaw:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga reer Argentina Angel Di Maria xili cayaareedkan wuxuu kaalin muuqato ka qaatay inay Real Madrid hanato markeedii 10-aad koobka horyaalada Yurub sidoo kalena Di Maria xili cayaareedka goolasha ay Cristiano Ronaldo, Karem Benzema iyo Grathe Bale dhaliyeen intooda badan lugtiisa ayay ka baxeen madaama uu dhiibay 23-kubadood oo ay…

Page 1 of 20123Next ›Last »
Close