Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
…

waxaa dhawaanahaan soo shaac baxayay xiisaha ay uqabaan kooxaha ka dhisan horyaalka talyaaniga saxiixa xidiga qadka dhexe kaga ciyaara kooxda spurs ka Bentaleb . Kooxaha Juventus, Napoli, Roma iyo Lazio oo dhamaantood wada dooneya inay lasoo saxiixdaan xiddiga qadka dhexe ee Spurs Nabil Bentaleb dhamaadka xilli ciyaareedkaan, sida ay sheegtay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Liverpool ayaa dooneysa iney dib ugu soo laabato wadadii guulaha kadib markii ay gudoontay laba guuldaro oo xanuun badan waxeyna haatan dooneysaa iney u dhameyso Newcastle kulan caawa ka dhici doona Anfield Road. Rajada ay kooxdaan ka dhisan gobolka Merseyside ka laheyd usoo bixitaanka Champions League aya soo laabatay madama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisii hore ay isha ku heyso xaalada da’yarka Liverpool Raheem Sterling. Sterling ayaa diidan inuu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa Liverpool dhawaan isagoo sidoo kale diiday heshiis 100,000 kun Pound waxaana la rumeysan yahay inuu xidigaan doonayo hawo badalasho.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa bishii December ee sanadkii hore dhamaadkiisa la sheegay in mid ka mid ah cayaartooyda kooxda Man United uu fal anshax xumo ah kula kacay gabar aan magaceeda la sheegin. Arinkan wax badan lagama ogaanin in kaliya wargeska The Sun uu qoray in mid ka mid ah cayaartooyda Man United…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska xidigii hore kooxaha Arsenal iyo Manchester City Emmanuel Adebayor ayaa qaab amaah ah ugu biiraya kooxda Chelsea. 31-jirkaan ayaa waqti xun ku qaadanaya garoonka White Hart Lane, madama uu booskiisa ku waayay gacmaha Harry Kane oo ay u shidan tahay London, sidoo kalana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca qandaraaskiisa uu sii dhamaanayo ee ka tirsan kooxda Barcelona Dani Alves waxaa ku tartami doona lix kooxood oo ka dhisan qaarada yurub kuwaas oo doonaya iney kooxdooda ku xoojiyaan. Daafacaan reer Brazil qandaraaska uu kula jiro kooxda Barcelona wuxuu dhamaanayaa June 2015, waxaana ugu caansan kooxaha doonaya Manchester United. 31-jirkaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Guddiga Dihsibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax dul-dhigay Cayaaryahanka la yiraahdo Daa’uud C/laahi Tubaal oo ka cayaara horyaalka Nationlink Championship ee dalkeena Soomaaliya una safta Naadiga Jeenyo United Nambarka 4-aadna u xirta kaddib markii uu ku kacay falal ka dhan ah xeerarka kubada cagta dalka iyo Kan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laba gool oo uu dhaliyay Juan Mata ayaa guul siiyay Manchester United, isagoo labada gool dhaliyay labada qeyb ee ciyaarta, Sturridge ayaana dhaliyay goolka calanka Reds ay ku dhalisay gurigeeda. Manchester United haatan waxey adkeysatay kaalinteeda afaraad iyadoo shan dhibcood ka saramartay Liverpool oo ah kooxda kusoo xigtay. Daqiiqadii 4-ad…