Home » Archives by category » News In English (Page 6)

Faalo ku saabsan El Classico Finalaha Copa del Rey: Real Madrid Vs Barcelona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanka xiisaha badan ee caawo ka dhici doono garoonka Mestalla waa mid caalamka oo idli wada sugayaan madaama Real Madrid Vs Barcelona ku wada hardami doonaan kama dambeesta Copa del Rey, labadan koox mid walbo waxay u baahan tahay guul si ay hore ugu sii jaan qadaan inta ka harsan…

10-cayaaryahan oo ku guuleesatay koobka horyaalada Yurub balse aan loo maleynin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cayaaryahan walbo wuxuu ku riyoodaa inuu mar un gacanta ku dhigo koobka horyaalada Yurub ka hor inta uusan cayaaraha ka fariisanin waxaa xusid mudan xidigo badan oo caalamka magac ku leh ay cayaaraha isaga fariisteen ayagoon weligood tartankan qiimaha badan gacanta ku dhigin balse waxaan idiin heynaa maanta xidigo koobkan…

Bayern Munich oo markii ugu horeesay mudo 2-sano kadib Bundesligaha Jarmalka guuldaro kala kulantay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich iskoorkii guuldaro la’aanta ahaa oo ay soo waday mudo 2-sano ku dhow sidoo kalena 53-kulan oo xariir ah dhinaceeda dhulka la dhigin ayaa waxaa soo afjartay iskoorkaan daba dheeraaday naadiga Augsburg kulan xiiso badan oo 1-0 lagu quusiyay Bayern, macalin Pep Guardiola oo niyada ku haayay kulanka…

Luis Suarez uu diyaar u ah inuu jebiyo rikoor u yaalo Cristiano Ronaldo Premiership-ka England!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka naadiga Liverpool Luis Suarez oo xili cayaareedkan caadeestay inuu jebiyo rikooro badan oo kooxdiisa u yiilay iyo sidoo kale guud ahaan Premiership-ka England ayaa ku taamayo in kulanka axada ay Liverpool la cayaari doonto naadiga West Ham United uu jebiyo rikoor u yaalo Cristiano Ronaldo oo ah halyee Premiership-ka…

20-sano Ee Ug Dambeesay Iyo 5-weeraryahan Ee Dunida Ugu Wanaagsan:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Doorka weeraryahanka wuxuu yahay inuu goolal badan dhaliyo sidoo kalena kooxdiisa ka caawiyo inay ka bad baado halista soo wajihi karto sidaa darteed waxaa dhawaan lasoo bandhigay 5-weeraryahan ee dunida ugu wanaagsan gaar ahaan 20-sano ee aan kasoo gudubnay wacdaraha ka dhigeen masraxa garoomada, inkastoo caalamka ay soo mareen 20-sano…

Todobaadkan Iyo 10-ka Naadi Ee Aduunka Ugu Wanaagsan: Liverpool Oo Safka Hore Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada qiimeynteenii taxanaha ahayd waxaana todobaadkan idiin heynaa 10-ka naadi ee aduunka ugu wanaagsan, ka hor inta aanan idiin soo gudbinin sida ay kooxaha u kala sareeyan qiimeynya waxaa xusid mudan inaan idiin xasuusino wixii Yurub ka dhacay todobaadkan, Premiership-ka England Liverpool ayaa hogaanka la wareegtay, halka La Ligaha…

10-Xidig Oo Premiership-Ka Ka Cayaaraan Kuwaas Oo Aysan Rabin In Kooxahooda Ay Lumiyaan Xagaagan:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama suuqa Yurub uu dib u furmi doono horaanta bisha June ee isla sanadkan sidoo kalena xili cayaareedkan uu gabo gabo ku dhow yahay waxaa jiraan xidigo wacdaro dheeraad ah ka muujiyeen Premiership-ka England sidoo kalena la hubo in kooxo badan ay dalabyo kala duwan usoo diri doonaan xagaagan, waxaan…

In La Qariyo Ma Wanaagsano Waa Kuma 10-naadi Ee Deynta Ugu Badan Lagu Leeyahay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

War bixin aan kasoo xiginay therichest.com ayaa lagu soo bandhigay 10-ka naadi ee lagu leeyahay deymaha ugu badan inkastoo kooxaha reer Yurub ay sida muuqato lacago badan deyn ahaan u qaataan hadana waa la kala daran yahay waayo waxaan si gaar ah usoo qaadanay 10-ka naadi ee deentooda xad dhaafka…

Liverpool Oo Si Rasmi Ah U Sheegtay In 5-Ka Mid Ah Xidigaheeda Ugu Muhiimsan Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixi Doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama macalin Brenden Rodgers uu xaqiijin rabo inuu Liverpool usoo saaro koobka horyaalada Yurub markii ugu horeesay mudo 5-sano ayaa haatan usoo jeestay sidii uu heshiisyo cusub oo kala duwan uga saxiixi lahaa 5-ka mid ah xidigaha Liverpool ugu muhiimsan, macalinkan dhalinta yar oo kasbaday qalbiga taageerayaasha iyo maamulka Reds…

Adigaba Qiimee: Kabtan Lahm Kaalintee Mudan Yahay Marka Laga Hadlaayo 20-ka xidig Ee Ugu Wanaagsan Bayern Taariikh Ahaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtan Philipp Lahm waa 30-jir sanadii 2010 markii loo magacaabay kabtanimada Bayern Munich dad badan ayaa dhaliileen oo ay ugu horeeyeen saaxiibadiis sida Mark Van Bommel oo xiligaas Lahm ku tilmaamay shaqsi aan mudneyn in hogaanka Bayern loo dhiibo sidoo kalena wuxuu Van Bommel  sadaaliyay in Lahm uu ku fashilmi…

Close