Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maal mihii ugu dambeeyay saxaafad dalalka Spain iyo England waxay siweyn u hadal hayeen in kooxda Barcelona ay u sara kacday saxiixa kubad sameeye Mesut Ozil oo aan la hubin inuu xagaagan kooxdiisa Arsenal baaqi kusii ahaan doono, inkastoo maalmo ka hor la sheegay in Barcelona ay 30-milyan oo euro…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Marka laga hadlaayo kubad cagta xidigaha gaab gaaban ayaa lagu tilmaamaa kuwa ugu xariiftanka badan awoodna u leh inay farsamooyin cajiib soo bandhigaan tusaale waxaa kuu filan Lionel Messi, Maradona iyo Pele balse maanta waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee caalamka ugu dheer marka ay garoonka ku jiraan, dabcan xidigahan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaan todobaad walbo idiin soo gudbinaa iskoorada kusoo kordhaan horyaalka aduunka ugu xiisaha badan sidaa darteed kulamadii 36-aad ee la cayaaray Premiership-ka waxaa kasoo baxeen sheekooyiin xiiso badan sidaa darteed xidigaha ugu caansan horyaalkan iyo macalimiinta ku suganba isbuucan iskoor dheeraad ah ayay Premiership-ka England kusoo kordhiyeen. Fadlan hoos kaga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Liverpool ayaa aamintay inaan laga xigin hanashada Premiership-ka England sidoo kalena macalin Brenden Rodgers ayaa aaminsanaa in xidigahiisa ay ciqaabi doonaan Chelsea oo kulankan kusoo bilaawday xidigo aanan si joogto ah Premiership-ka uu cayaarin balse ugu dambeyntii dhibcaha waxaa la tagay macalin Jose Mourinho oo haatan aaminsan in kooxdiisa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca garabka midig xulka Brazil iyo naadiga Barcelona Dani Alves wuxuu ka mid yahay laacibiinta aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena 8-sano ee ugu dambeesay kubada cagta heerkii ugu sareesay ayuu ka gaaray wuxuuna koobab farabadan kula guuleestay kooxaha Sevilla iyo Barcelona haatana Alves, miisaan culus ayuu kubada ku leeyahay hadaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wayne Rooney waa shaqsi kubada cagta heerkii ugu sareeyay ka gaaray haatana waa xirfadlaha caalamka ugu mushaarka badan, kulankii ugu dambeeyay kooxdiisa Man United wuxuu ka caawiyay inau Norwich City 4-0 ku qaarijiso wuxuuna dhaliyay 2-gool, haatan asigoo 28-jir ah ayuu qarka u saarn yahay inuu noqdo xidiga ugu goolasha…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama Koobka aduunka bilaabashadii ay kaabiga nagu soo heyso waxaan maalin walbo jecleesanay inaan idinla wadaagno sheekooyinka xiisaha badan ee tartankan ku saabsan waa hore iyo waa cusub sidaa darteed waxaan idiin heynaa maqaal laga qoray 10-kii goolhaye ee ugu wanaagsanaa kuwaas oo taariikh ahaan tartamada kala duwan ee cayaaraha…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Boqorka kubada cagta Edson Arantes do Nascimiento “Pele” waa 73-jir kuna dhashay magaalada Tres Coracoes ee dalka Brazil wuxuuna kubada ka cagta ka gaaray heerkii ugu soo hareeyay, maanta kama hadli doono guulaha Pele iyo saameynta uu ku leeyahay kubada cagta balse waxaan si gaar ah diirada u saari doonaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubada cagta xiligan casriga ah waxay noqotay goobta kaliya ee lacago badan laga sameyn karo inkastoo xidigaha dhalinta yar waayihii hore lacago badan ku shaqeyn jirin ilaa ay da’dooda hore u badato hadana xiligan isbadal xoogan ayaa dhacay madaama dhalin yaro badan la siiyay fursad waxay muujiyee waxqabadkooda wanaagsan taasina…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tartanka koobka aduunka kaabiga ayuu nagu soo hayaa waxaana maalin walbo wax laga qoraa sheekooyin ku saaban tartanankan xiisaha badan oo dalka Brazil ka bilaaban doono bartamaha bisha June ee nagu soo fool leh sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa xog laga qoray xidigaha ku guuleesan karaan kabaha dahabka koobka…