Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo la wada ogyahay lagana dharagsan yahay in kooxda Atletico Madri ay macalin Jose Mourinho iyo kooxdiisa Chelsea ku bar barteen una gudbeen kama dambeesta koobka horyaalada Yurub kadib markii 3-1 lagu qaarijiyay Blues hadana sheeko la yaab leh ayaa laga qoray kadib natiijadii kasoo baday kulankii ka dhacay galbeedka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii Eden Hazard uu afka kala furtay sidoo kalena uu siweyn u dhaliilay nidaamka macalin Jose Mourinho lagana dheehan karay in kubad sameeyahan uu aad u dhibsadan shaqada adag ee uu xili cayaareedkan macalin Mourinho galiyay waxaa xanaaqiisa iy jah wareerka uu ku sugan yahay ka faa’iideesan rabaa kooxaha…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mesut Ozil iyo Juan Mata waa labada xidig ee xili cayaareedkan 2013/14 ugu qaalisnaa Premiership-ka England mid waxaa lasoo iibsaday bilawgii xili cayaareedkan halka midka kalena lacago badan lagu iibsaday bartamihii xili cayaareedkan sidaa darteed labadan kubad sameeye oo 12-bilood ka hor hogaamiyaal u kala ahaayeen kooxaha Real Madrid iyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Atletico Madrid haatan waa kooxda ugu awooda badan qaarada Yurub waxaana sabab u ah Diego Simeone wuxuuna kooxdan kasoo qaaday meel hoose asigoo u qaaday koobabka kala ah Europda League, UEFA Super Cup, Copa del rey haatana wuxuu qaarka u saaran yahay inuu kooxdan u qaado koobka horyaalada Yurub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cayaaryahan walbo waxqabadka uu soo bandhigo wuxuu sababaa in mushaarkiisa sare u kac sameeyo sidoo kalena qiimaha suuqa Yurub uu ka joogo uu sicir barar ku imaad ama uu cirka isku shareero sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee haatan ugu qiimaha badan caalamka waxaana laacib walbo qiimahiis sare…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo Axadii aan kasoo gudubnay FA ama xiriirka kubada cagta England ay qabteen xaflad qurux badan taasi oo lagu abaal mariyay xidigahii ugu wanaagsanaa xili cayaareedkan sidoo kalena Luis Suarez la gudoonsiiyay laacibkii ugu wanaagsanaa EPL xili cayaareedkan 2013/14 hadana waxaan idiin heyna sheeko midaas ka duwan oo ah in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka France iyo naadiga Real Madrid wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka qaarada Yurub ugu caansan sidoo kalena waa gool dhaliye la isku haleen karo waxaa intaas usii dheer in weeraryahankan uu xayeysiin badan sameeyo sidoo kalena daqli badan sanad walbo kasbada sidaa darteed Benzema xogtiisa gaarka ah ayaan idiin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Barcelona oo ka mid ah kooxaha Yurub ugu awooda badan sidoo kalena ay u cayaaraan laacibiinta aduunka ugu wanaagsan waxaa hubaal ah inay bixiso mushaar aad u farabadan sidaa darteed waxaan idiin heynaa xidigaha haatan kooxdan faca weyn ku sugan iyo mushaaraadka ay u shaqeeyaan xili cayaareedkan 2013/14 ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalada qaarada Yurub ugu caansan haata gabo gabo ayay ku dhow yihiin sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku aadan xidigaha ugu tayada wanagsan 5-horyaal ee Yurub ugu wanaagsan (EPL, La Liga, Bundesliga, Serie A, Ligue 1) waxaana 15-ka xidig lagu qiimeeyay waxqabadkooda aadka u sareeyo goolaha ay dhaliyeen, qaab…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maal mihii ugu dambeeyay saxaafad dalalka Spain iyo England waxay siweyn u hadal hayeen in kooxda Barcelona ay u sara kacday saxiixa kubad sameeye Mesut Ozil oo aan la hubin inuu xagaagan kooxdiisa Arsenal baaqi kusii ahaan doono, inkastoo maalmo ka hor la sheegay in Barcelona ay 30-milyan oo euro…