Home » Archives by category » News In English

Gogol Dhiga Finalaha Champion-ka: Atletico Madrid Maka Mid Noqon Doontaa Kooxaha Ku Guuleestay Koobka Horyaalada Yurub Ayagoo Laga Badinin!! (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sabtiga nagu so fool leh waxaa lagu wada balansan yahay in lasoo xiro koobka horyaalada Yurub xili cayareedkiisa 2013/14 waxaana kama dambeesta tartankan taagan labo naadi oo Spanish ah sidaa darteed maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheekooyinka la xariiro tartanka Yurub ugu qiimaha badan maantana waxaan ka hadli doonaa…

Steven Gerard Iyo 20-Xidig Oo Isaga La Mid ah Kuwaas Oo Aan Horyaal Qaadin Waligood!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Steven Gerard wuxuu kusii dhawaanaa da’dii cayaaraha looga fariisan lahaa haatan waa 34-jir sidoo kalena waaya aragan dalka England maga iyo mansabka ku leh wuxuu xagaagan ku sigtay inuu markii ugu horeesay ku guuleesto Premiership-ka balse nasiib daro uma suura galin sidaa darteed waxaan idiin heynaa 20-xidig oo ruug cadaa…

Didier Drogba Oo €1 million Ugu Deeqay Qoysaskii Dhibaatada Kasoo Gaartay Masuubadii Dalka Turkiga Ka Dhacday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Ivory Coast Didier Drogba ayaa siweyn uga danqaday mashaqadii ku habsatay qaar ka mid ah shacabka reer Turkey madaama dhawaan musiibo dhinaca macdanta ah ka dhacday dalka Turkiga, Didier ayaa ugu deeqayo gaarayo €1 million qoysaskii ay dhibaatadii adkeed soo gaartay, Drogba iyo dhamaan xidigaha kooxdiisa Galatsaray waxay…

Zlatan Ibrahimovic Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Sweden iyo naadiga PSG Zlatan Ibrahimovic wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu awooda badan kubada cagta sidoo kalena magaciisa heer sare ayuu gaaray maantana waxaan idiin heynaa hantidiisa gaarka ah ee uu xidigan leeyahay, waxaan rajeynaa xogta Zlatan inaad wax badan ka faa’iidi doontiin fadlan hoos kaga bogo:…

Sheeko Yaab Badan: Maxaa Ka Taqaan 10-ka Laacib ee Nolosheeda Xabsi Soo Mareen?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Sheffield United waxay dhawaan iska fasaxday oo ay qandaraaskiisa nasaqday weeraryahanka lagu magacaabo Marlon King mana la filaayo in xidigan uu xirfadiisa cayaareed ku shaqeyn doono goor dhow waayo sedex jeer oo kala duwan ayuu xabsi muteestay sidaa darteed Marlon King magaciisa waa hubaal inuusan ehel usii ahaan doonin…

Wararkii Subaxnimo Ee Caalamka Kusoo Kordhay Kaga Bogo Hiilkubad:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Maalin Jimo ah oo ay taariikhduna tahay 16-May-2014, wararkii saakay ay kubada cagta ka qoreen wargeysyada iyo website-yada afka qalaad ee kubada cagta ayaan idiin soo gudbineynaa. Inkastoo suuqa kala iibsiga uu xiran yahay hadana waxaa jira xan ay baahiyeen warbaahinta caalamka kubada cagta kuwaas oo hordhac u ah…

London Team Of The Season: Arsenal Iyo Chelsea Oo Xidigahii Ugu Badnaa Ku Yeeshay Xili Cayaareedkan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Premiership-ka England oo dhawaan soo idlaaday waxaa u hardameen 20-naadi oo inta badan kooxahan ay ka dhisan yihiin magaalada London sida Arsenal, Chelsea iyo Tottenham ay ugu tun weyn yihiin sidaa darteed waxaa shaaca laga qaaday 11-xidig oo xili cayaareedkan wacdaro ka dhigeen Premiership-ka kuwaas oo magaalada London kooxaha ka…

Liverpool Oo Safarkii Ireland Ay Ku Tagtay Guul Kala Soo Laabatay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Liverpool ayaa 4-0 ugu awood sheegatay kooxda Shamrock Rovers cayaar saaxiibtinimo oo ka dhacday garoonka Aviva ee magaalada Dublin, kulankan xiisaha badan taageerayaal farabadan ayaa usoo daawasho tageen wuxuuna tababare Brenden Rodgers ka farxiyay taageerayaasha reer Ireland madaama xidigahiisa dhalinta yar ay soo bandhigeen qaab cayaareed aad u wanaagsan…

5-Xidig oo Serie A-da Miisaan Ku Leh Oo La Sheegay Inay Xagaagan Meel Kale Ka Xamaalan Doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Talyaaniga waxaa ku sugan xidigaha ugu caansan caalamka intooda badana kubada cagta miisaanka ku leh madaama horyaalkan lasoo gaba gabeen doono axaa nagu soo fool leh waxaan idiin heynaa 5-cayaarryahan oo la sheegay inay Serie A-da isaga hayaami doonaan madaama ay doonayaan inay mustaqbalkooda cayaareed kasii wataan horyaale kale…

Kooxdii Ugu Wanaagsaneed Bundesligaha Jarmalka Xili Cayaareedkii 2013/14 Oo Shaaca Laga Qaaday:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Jarmalka bilawgii todobaadkan ayuu si rasmi ah usoo idlaaday inkastoo Bayern Munich ku guuleesatay Bundesligaha asigoo 7-kulan ka harsan tahay hadana xidigaha horyaalkan ka cayaaraan xili cayaareedkan waxay soo bandhigeen qaab cayaareed aad u wanaagsan sidaa darteed waxaa si rasmi ah shaaca laga qaaday 11-kii xidig ee ugu wanaagsaneed…

Page 1 of 7123Next ›Last »
Close