Home » Archives by category » Muuqaal (Page 3)

Video + Sawiro: Garsoore Diiday Kubad Gool Ah Inkastoo Kubada Ay Shabaqa Ka Dhexbaxday Kadibna Saxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garsoore Amy Fearn ayey ku qaadatay inuu saxo gool sax ah lix daqiiqo inkastoo kubada ay shabaqa ka dhex baxday kulan dhexmaray kooxaha Wrexham v Kidderminster kulan ka tirsan horyaalka Wales. Garsooraha Dhadiga ah ee Amy Fearn ayaa diiday goolka inkastoo markii dambe ay saxday madama ay la tashatay calanwadayaasha iyo sarkaalka afaraad ee garoonka.…

Waa kuwee weeraryahanada ugu wanaagsan qaarada Yurub xili cayaareedkan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa muhiim ah in marwalbo qiimeyn lagu sameeyo waxqabadka weeraryahanada ugu wanaagsan qaarada Yurub madaama ay yihiin indhaha kubada cagta sidoo kalena dawaadayaasha kubada cagta ay maanka ku hayaan in kulan walbo weeraryahan muctarif ah uu gool dhalin karo sidaa darteed waxaan idiin heynaa ilaa haatan weeraryahanada ugu wanaagsan horyaalada…

Ozil Oo Soo Bandhigay Awooda Arsenal Iyo Hubka U Qarsoon Xili Cayaareedkan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeye Mesut Ozil tan iyo markii uu yimid Premiership-ka England wuxuu noqday shaqsi waqtigiisa badan ku qaato adeegsiga Facebook ama Twitter, hadaba laacibkan ayaa soo galiyay barta Facebook muqaal cajiib ah oo soo jiitay dhamaan taageerayaasha Arsenal waayo kooxdan hogaanka haatan Premiership-ka 5-dhibcood ayay ku heysaa sidoo kalena naadiga…

Muuqalka Maanta: Zlatan Ibrahimovic Oo Dhaliyay Goalkii Ugu Quruxda Badnaa Horyaalka Faransiiska

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad waa barnaamijkii aan ugu tala galnay inaan maalin walba kusoo gudbino Muuqaal Xusuus Leh isla markaana, xiiso galin kara akhristayaasha. Muuqaalka Maanta: Weeraryahanka Kooxda Paris Saint Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay goal caaqibo leh kulankii kooxdiisa ay xalay 4-0 ku garaacday Bastia kulan ka tirsan…

Muuqaalka Maanta: Liverpool 3 – 3 Ac Milan: Lixdii Daqiiqo Ee Waalida Final Champions League 2005

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Maalin Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad waa barnaamijkeenii Aan idinakaga balan qaadnay inaan idinkugu soo gudbin doono Muuqaalo xiisa galin kara Akhristayaasha. Muuqaalka Maanta Waa Finalkii Champions League xili ciyaaredka 2004/2005: Warbixinta Kulanka: Kulankaan ayaa dhacay 25-May-2005 waxaana kulakaan uu dhexmaray kooxaha Liverpool iyo Ac Milan kulan ka dhacay…

Page 3 of 3123
Close