Home » Archives by category » Muuqaal (Page 2)

Fanaanada caanka ah Shakira oo la xaqiijiyay inay heesta furitaanka koobka aduunka qaadi doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in haweyneda ku caan baxday ku luqeenta heesha hirgalay Shakira inay koobka aduunka heesta lagu daah furi doono iyada qaadi doonto, tani waxay ka dhigan tahay in tartankii labaad oo xariir ah ay Shakira hees ku furi doonto waxaan wada xasuusanaa in sanadii 2010…

Wenger Oo Kulankiisa 1000-aad Asigoo Arsenal Macalin U Ah Ka Hortagi Doono Mourinho Dabyaaqada Bishan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Arsene Wenger ma jecleesanin in dabaal daga kulankiisii 1,000-aad asigoo Arsenal macalin u ah uu ka hortagi doono dhigiisa Jose Mourinho 22-ka bishan Maarso, madaama Wenger dhawaan uu kala kulmay aflagaado qaawan kala kulmay Mourinho wuxuu macalinka reer France ka cabsi qabaa in kulankiisii 1000 oo u ah mid…

Taageerayaal Aad U Careesan Oo Ka Tirsan Naadiga Dortmund Kuwaas Oo 4-Lugood Ee Baabuurka Robert Lewandowki Furteen!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tan iyo bishii Janaayo ee aan kasoo gudubnay markiiuu Robert Lewandowki si rasmi ah heshiis hordhac ah ula gaaray kooxda Bayern Munich dhamaan taageerayaasha B. Dortmund ma aysan soo dhaweynin aqbaartan sidoo kalena weeraryahankan waxay ku tilmaameen inuu qayaamay sidaa darteed xidigan fariimo kala duwan oo loogu hanjabaayo ayaa soo…

Dib U Xasuusin: 10-sano Ee Aan Kasoo Gudubnay Iyo Saxiixii Ugu Qaalisnaa Bisha Janaayo Premiership-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Suuqa Yurub wuxuu xirmi doonaa maanta galinka dambe sidaa darteed koox walbo waxay dadaal xoogan ugu jirtaa inay gacanta kusoo dhigto xidigaha ay ku raad joogto waxaana hubaal ah in lacago badan la qarash gareyn doono sidaa darteed waxaan idiin heynaa ama dib idiin xasuusin doonaa heshiisyadii ugu qaalisnaa ee…

Shirkada Pepsi Oo Hal Meel Isugu Keentay Messi, RVP, Wilshere, Luiz iyo Aguero Si Ay Usoo Bandhigaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma sahlano in xidigaha aduunka ugu wanaagsan hal goob la isugu keeno balse shirkada caanka ah Pepsi ayaa ku guuleesatay inay hal shaqo ka wada dhaxeysiso qaar ka mid ah xidigaha xiligan ugu wanaagsan caalamka sida Lionel Messi, Jack Wilshere, Robin van Persie, David Luiz iyo Sergio Aguero waxayna laacibiintaan…

Mourinho “Suarez Garoonka Stamford Bridge Wuxuu U Maleeyay Barkad Lagu Dabaasho” Iyo Muran Badan Oo Kulan Ka Dhashay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo Chelsea 2-1 ay kaga tilaabsatay kooxda Liverpool sidoo kalena Jose Mourinho uu aad ugu farxay guusha kooxdiisa gaartay hadana macalinkan si gaar ah wuxuu weeraray ugu qaaday Luis Suarez kadib markii xidign qaldaad badan ay ka galeen xidigaha Chelsea balse Mourinho ayaa Suarez ku tilmaamay laacib istuurida caadeestay una…

Sawiro: Dabaal Dagii Bayern Munich iyo Gushii Ay Ka Gaartay Tartanka Naadiyada Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich ayaa xalay ku guuleesatay tartanka naadiyada aduunka kadib markii ay 2-0 ugu awood sheegatay kooxda Raja Casablanca oo ahayd kooxda tartankan marti galineesay, Bayern ayaa guushan kaga mahad celineyso xidigaheeda kala ah Dante iyo Thiago Alcantara oo labada gool oo ay koobkan ku qaatay qaybtii hore u…

Muqaal: Dimitar Berbatov Oo Maaliyada Arsenal Xiran Ayaa La Arkay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii wargeska Daily Mail uu shaaca ka qaaday in ruug cadaaga reer Bulgaria Dimitar Berbatov uu kooxda Arsenal ku biiri doono bisha Janaayo asigoo isaga tagaayo kooxdiisa Fulham ayaa arinkan cirka isku shareeray madaama lasoo bandhigay weeraryahankan oo xiran maaliyada casaasnka ah ee kooxda Arsenal ku caan baxday, 32-jirkan…

Muqaal: Neymar oo Sigaar Cabaayo Ayaa La Wada Arkay Hadaba Macalin Tata Muxuu Arinkan ka dhihi doonaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga reer Brazil Neymar oo haatan kusoo baxay hogaamiyaha kooxda Barcelona sidoo kalena booskii Lionel Messi buuxiyay xili cayaareedkan madaama uu kulan walbo soo bandhigaayay qaab cayaareed aad u wanaagsan ayaa markan is iloobay kadib markii sawiro laga qaaday asigoo sigaar dhuuqaayo sidoo kalena lagu faafiyay barta Interner-ka gaar ahaan…

Andrea Pirlo Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasheena sharafta leh maantana waxaan idiin heynaa xog gaar ah oo ku saabsan ruug cadaaga xulka Italy iyo naadiga Juventus Adrea Pirlo oo ka mid ah laacibiinta ugu wanaagsan caalamka, xidigan oo lagu tilmaamo caqliga Italy iyo Juve ayaan idin kaga heynaa macluumaad ku saabsan hantida uu heesto, mushaarkiisa, guulaha…

Page 2 of 3123
Close