Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha Goordhow ku Biiray kooxda Arsenal ee David Ospina Ayaa Macsalaameeyay Qaar kamid ah Xidigaha Kooxdiisa Lakin Waxa uu noqday Mid Awood u yeelan Waayay in uu Xakameeyo Qiiradiisa. Ospina Ayaa Marka hore Albaabka Qolka labiska Ku Soo Macsalaameeyay Maamulka Kooxda intaasi kadib Ayuu u Soo Gudbay Qeybta Gudaha ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal waxay isku diyaarineysaa inay xooga saarto inta uu suuqa Yurub furan yahay sidii ay kula soo saxiixan laheed weeraryahanka xulka Italy iyo naadiga AC Milan Mario Balotelli oo la sadaalinaayo inuusan Serie A-da baaqi kusii ahaan doonin, wararka ayaa intaas ku daraayo in Arsenal ay xidigan haatan ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka aduunka xiiso gaar ah ayuu leeyahay sanadkan waxaana maalin walbo laga soo bandhigaa xog ku aadan tartankan diyaar garowga loogu jiron maantana waxaan idiin heynaa macluumaad ku saabsan kubadaha koobka aduunka xagaagan lagu cayaari doono qaabka loo sameeyay iyo shirkada qandaraaskan qaadatay, inkastoo Adidas ay tahay shirakada masuulka ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa dhamaad ku dhow filmkii weynaa ee lagu xayeysiinaayay Samsung GALAXY11 waxaana mashruucan ku baxay malaayiin lacago ah, xayeysiintan waxaa markii ugu horeesay la isugu keena labada laacib ee aduunka ugu wanaagsan xiligan la joogo Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waxayna ogolaadeen inay hal film wada jilaan, haatan filmkan ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Caawo fiidkii Arsenal waxay ku taameysaa inay ku guuleesato koobkii ugu horeeyay mudo 9-sano kadib sidaa darteed naadigan faca weyn mudo dheer ayaysan wax koob ah arkin waxaana xiligaas dunid kubada cagta iska badalay waxyaabo badan oo aan lasoo koobi karin sidaa darteed film kooban ayaa laga sameeyay wixii caalamka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Sheffield United waxay dhawaan iska fasaxday oo ay qandaraaskiisa nasaqday weeraryahanka lagu magacaabo Marlon King mana la filaayo in xidigan uu xirfadiisa cayaareed ku shaqeyn doono goor dhow waayo sedex jeer oo kala duwan ayuu xabsi muteestay sidaa darteed Marlon King magaciisa waa hubaal inuusan ehel usii ahaan doonin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maalin walbo sheekooyin xiiso badan oo ku saabsan koobka aduunka ayaa lasoo bandhigaa ka hor inta uusan tartankan si rasmi ah uga bilaabanin dalka Brazil bisha nagu soo fool leh waxaan maalin walbo idiin soo gudbin doonaa dhacdooyinka taariikhiga ah ee kooban xiisaha badan la xariiraan sidaa darteed maanta waxaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inta badan laacibiinta aduunka ugu caansan waxaa laga hayaa sawiro min bilaaw ilaa dhamaad maalintii ay kubada cagta kusoo biireen sidaa darteed waxaa si rasmi ah loo bandhigay muuqaalo muujinaayo isbadalka wajihaan ku yimid qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu caansan ee xagaagan koobka aduunka ka qayb qaadan doonaan,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka England hal kulan oo qura ayaa ka harsan waxaana idiin heynaa 10-ka gool ee ugu quruxda badan xili cayaareedkan 2013/14 waxaana goolashan lagu doortay kadib markii codeyn mudo bilooyin ah loo sameenayay sidoo kalena dhamaan daafaha caalamka ayaa laga marag kacay quruxda ay goolashan leeyihiin, fadlan hoos kaga bogo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Helena Costa oo u dhalatay dalka Portugal ayaa ku tilaabsatay heer aan laga fileyn madaama si rasmi ah haweyneedan loogu magacaabay macalimada naadiga heerka labaad Clermont Foot ee ka dhisan dalka France, aqbaartan dalka France oo kaliya ma hareynin balse Yurub oo dhan ayay madaxa ka qabsatay madaama ay gabadhan…