Home » Archives by category » Maxaa Cusub (Page 615)

Kolo Toure: Waxaan Tusi Doonaa Wenger Inuu Ku Qaldanaa Inuu Iga Iibiyo Manchester City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca waaya araga ah ee kooxda Liverpool Kolo Toure ayaa aaminsan in macalinkiisii hore Wenger uu ku qaldanaa inuu ka iibiyo koxda Manchester City sanadkii 2009 ka hor inta aysan labadaan shaqsi ku kulmin sabtida kulanka darbiga ah ee Horyaalka Premier League ku dhexmari doona. Daafacaan dhexe ayaa 7-sano ku…

Luiz Felipe Scolari Oo Kacarooday go Aanka Diego Costa.Xili Uu Go Aansaday …

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Macalinka xulka qaranka brazil  Luiz Felipe Scolari ayaa sikulul; uga jawaabay  isago Diego Costa ku ee deeyay in uu in kiray wadankiisa hooyo ee Brazil. uuna kadoorbiday in uu uciyaaaro spine  laacibka weerarka uga iyaara kooxda kadhisan spine   ee Atletico Madrid ayaa go aan ku gaaray in uu uciyaaro xulka…

Arjen Robben Oo Ku Faraxsan In Lala Xiriiriyo Kooxda Paris Saint Germain

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garabka bidix ee xulka Holland iyo Kooxda Bayern Munich ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay in lala xiriiriyo kooxda difaacaneysa horyaalka faransiiska ee Paris Saint Germain balse uusan dooneyn inuu meelna uga dhaqaqo Allianza Arena . Warar hor leh oo ay qorayeen saxaafada Faransiiska iyo Jarmalka kuwaas oo…

Hristo Stoichkov: Lionel Messi Wuu Daalan Yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahankii hore Barcelona iyo Xulka Bulgaria Hristo Stoichkov ayaa ka hadlay qaab ciyaareedka Lionel Messi kadib dhaawiciisii isagoo cadeeyay in xidigaan uu daalan yahay. Lionel Messi ayaan wax goal dha dhalin sadex kulan oo La Liga ah mana ahan wax looga bartay inuu sadex kulan oo xiriir ah goal la’aan…

Lukas Podolski Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Xilli La Shaaciyay Waqtiga Uu Soo Labanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Xulka Jarmalka Lukas Podolski ayaa dib garoomada ugu soo laabtay kadib dhaawac uu mudo la xanuunsanaa waxaana uu dhawac kasoo gaaray kulan kala bax ah oo Kooxda Arsenal ay la ciyaartay Feerbahce Champions League wuxuuna garoomada ka maqnaa 10-bilood. Podolski ayaa haata u muuqday mid taam u ah kulan…

Real Madrid:Oo Luis Suarez Ku Badalandoonta benzema iyo Lacagdhan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid  ayaa damacsay  in  ay January lasoo saxiixato xidiga weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool ayadoo  heshiisku qayb kanoqondoona  karim benzema Kooxda kadhisan cariga Spanish ka ayaa xiriir la soo samaysa xidigaan udhashay   Uruguay  kaasoo lafilayo in uu  faarujiyo garoonka  Anfield  xagaagan Sidookale waxaa xidigaan  £40,m  kusoodalbaday kooxda Arsenal  balse…

Sawiro: Mesut Ozil Oo Cadeeyay Sababta Uu Jose Mourinho U Siiyay Funaanadiisa Kulankii Xalay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Jose Mourinho ayaan kaliya guul kala tagin Emirates Stadium waxa uu sidoo kale la tagay maaliyada Arsenal oo uu siiyay xiddigiisii hore Mesut Ozil. Mourinho ayaana sii wada rikoorkiisa qatarta ah ee uu ka heysto Wenger, iyadoo tababaraha Faransiiska uusan weli ka badinin dhigiisa reer Portugal, waxaana uu Special…

Sawir Gacmeedka Maanta: Blatter & Platini Oo Ku Midoobay In Africa & Asia Loo Balaariyo Kooba Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Labada Masuul ee ugu sareeya Kubada Cagta Aduunka iyo Yurub ee Blatter iyo Platini ayaa ka wada mideysan in la balaariyo xulalka ka qeyb galaya tartanka Koobka Aduunke ee 2018-ka ka dhici doona Russia. Inkastoo ay ku kala aragti duwan yihiin qaabka loo balarinayo hadana Blatter ayaa qaba in…

Kooxda Inter Milan Oo Aan Ka Walwalsaneyn Dhaawaca Goalhayahooda Samir Handanovic

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha Inter Milan Walter Mazzari ayaa meesha ka saaray in dhaawac Samir Handanovic uu mudo dheer qaato madama goalhayahan laga saaray xalay ciyaartii ay Inter barbaraha kala kulantay Atalanta. Goalahayahan reer Slovenia ayaa laga saaray ciyaarti xalay ka dhacday garoonka Bergamo isagoo awoodi waayay inuu qeybta labaad ciyaaro waxaana lagu…

Sepp Blatter Oo Ka Jawaabay Warqadii Real Madrid Kana Raali Galiyay Ronaldo Hadalkiisii

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaxweynaha xiriirka Fifa Sepp Blatter ayaa raali galin buuxda ka bixiyay hadalkii uu shalay ka sheegay Oxford Union kaas oo taabtay nolosha Madrid iyo xidigooda C. Ronaldo. “Waa wiil mar walba ku mashquula” ayuu yiri Blatter oo ka doorbiday Lionel Messi xidiga Real Madrid Cr7. Ronaldo ayaa xalay jawaab ka…

Close