Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaxweynaha xiriirka Fifa Sepp Blatter ayaa raali galin buuxda ka bixiyay hadalkii uu shalay ka sheegay Oxford Union kaas oo taabtay nolosha Madrid iyo xidigooda C. Ronaldo. “Waa wiil mar walba ku mashquula” ayuu yiri Blatter oo ka doorbiday Lionel Messi xidiga Real Madrid Cr7. Ronaldo ayaa xalay jawaab ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaari doonaa kulamo badan oo ka tirsan Wareegga 16-aad ee Koobka Capital One iyo Kulamo kale oo ka tirsan Horyaalka Dalka Talyaaniga, waxaan idiin soo gudbineynaa saacadda Geeska Africa ee Kulamadaas Iyo Meelaha aad ka daawan karto waana sida hoos ku qoran Kulamada wareega 16-aad ee Capital…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ma ahan Stamford Bridge meel laga aruursado mushaarka sidaas waxaa lagu xardhay TuttoMercato, wargeskan ayaa soo xigtay xog muhiim ah oo laga helay gudaha xarunta naadiga Chelsea waayo kooxdan ka dhisan Galbeedka magaalada London ayaa damacsan inay bisha Janaayo fasaxdo ugu yaraan 7-cayaaryahan oo ka mid ah ragga macalin Jose…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama xili cayaareedkan la isla arkay in naadiga Arsenal ay u baahan tahay kubad burriye tayo wanaagsan sidoo kalena Mathea Flammini uu xasilooni buuxdo kooxdan dib ugu soo celiyay hadana waxaa soo baxday dhawaan in hadii Flamini uu meesha ka maqan yahay in khadka dhexe iyo daafaca Gunners-ka uusan daganeyn…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili cayaareedkii hore taageerayaasha Chelsea labo arin ayay afka ku haayeen taasi oo kala ahayd: Rafeal Benitez in xilka laga qaado iyo in Frank Lampard qandaraas cusub laga saxiixo, labaad arin taageerayaasha Blues way u hirgashay madaama Benitez London laga diray sidoo kalena Lampard heshiis cusub laga saxiixay, balse haatan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin David Moyes horey ayuu u sheegay in bisha Janaayo uu fasixi doono Wilfried Zaha madaama xidigan uu ku guul dareestay inuu garoonka Old Trafford kasoo muuqdo, xidigan dhalinta yar inuu leeyahay tayo aad u wanaagsan muran kama taagno balse waxaa lala yaaban yahay ilaa haatan sababta keentay in la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa soo ifbaxday in Super Mario iyo Jose Mourinho ay dib u midoobi doonaan waxaana hadal heyntan sii xoojiyay wakiilka xidigan Mino Raiola oo shaaca ka qaaday in albaabada uu Balotelli Chelsea ku aadi karo u furan yahay sidaa darteed meesha lagama saari karo in xidigan uu bisha Janaayo dib…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Javier Hernandez ayaa laba goal ku sacday Red Devils isla markaana u sahlay iney usoo gudubto wareega 8-da madama ay 4-0 kaga talaabsadeen dhigooda Norwich City. Manchester United aya 4-0 kaga badisay kooxda Norwich City oo marti ugu aheyd Old Trafford. Guusha ay gaartay Man United waxa ay uga mahadcelineysaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Juan Mata ayaa shabaqa soo taabtay kaas oo dhaliyay goalka labad ee kooxda Blues una gudbiyay wareega 8-da ee tartanka Leageue Cupka. Xhelsea ayaa iska xaadirisay wareega 8da ee koobka Capital One Cup ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates Stadium. Labada tababare ee Wenger…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka Qadka Dhexe ee Kooxda Manchester Toure ayaa sifiican u gudanaya shaqadiisa aheyd inuu UN u qaabilsan yahay Ilaalinta Xayawaanada Sida Maroodiyaasha, Liibaaxyada Laacibka Reer Ivory Coast ayaa Loo Magacaabay Ambasadoorka u Qaabilsan United National Ilaalinta Xayawaanada, Ololahaan ayaa looga soo horjeeda in La Gooraco Xayawaanka Maroodig isagoo sheegay in…