Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuusan kubada cagta u cayaarin siduu uu saaxiibo dheeri ah ku kasban lahaa wuxuuna sheegay in kubada cagta aysan laheyn saaxiib joogto ah. Sidoo kalena uu maalin walbo halgan ugu jiro inuu kubad wanaagsan soo bandhigo xidigan dhawaan loo doortay laacibka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha kooxda Man United Luis Van Gaal ayaa aad uga careesay xidigaha kooxdiisa inay qasaariyaan fursado badan sidaa darted macalinka reer Holland wuxuu ka dhawaajiyay in xalka Man United uu haatan ku jiro in kulamada kooxdan kusoo fool leh ay xidigaheeda fursadaha ay helaan goolal u badalaan wuxuuna yiri “waxaan aaminsanahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay Qoraan Maanta Warbaahinta ingariiska Xidiga Manchester United Adnan Januzaj Ayaa ka Walwalsan in uu Waayo Booskiisa Kooxda United iyo Macalin Van Gaal. Dayarka Reer Belgian Ayaa Ciyaaray Kulankii Manchester United 4 iyo 0 kala Kulantay Kooxda Mk Dons Maalinta Talaadada 19 Sano Jirkan Ayaana Ka Walwalsan in la Waydiindoono…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida lagu shaaciyay Bogga xiriirka bulshada ee twitter-ka kooxda heerka hoose ee MK Dons ayaa calaamad ka dhigatay numberka (4-aad) iyadoo ku dhajineysa funaanadeeda gacanta gacanta midig. Waa guushii ugu weyneyd taariikhda ay gaaraan, waxeyna kooxdaan 4-0 ku xasuuqday Manchester United kulan ka tirsan taranka Capital One Cup. Si Kastaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda ka dhisan waqooyiga London ayaa kalsooni ku qabta iney dhameystiri karto saxiixa burburiyaha kooxda Sporting Lisbon William Carvalho kadib markii ay 21.3 Malyan Oo Pound qorshe ah ula tagtay kooxdiisa. Gunners ayaa lala xiriirinayay xidigaan sadexdii isbuuc ee lasoo dhaafay inkastoo sidoo kale Manchester United iyana ay ku jirto…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha xulka Argentina Sergio Romero ayaa kusii dhawaanaya ku biiritaanka kooxda Liverpool, kadib markii wakiilkiisa uu ka dagay dalka Ingiriiska sida ay sheegeen warbixino ka imaanaya gobolka Mereyside. Kooxda Reds lagu neynaaso ayaa saxiixa xidigaan ku dhameyneysa 1.6 Malyan Oo Pound, wuxuuna haatan ka tirsan yahay kooxda Sampdoria ee dalka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka reer Colombia Radamel Falcao ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay kooxda uu ku biiri doono ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada yurub oo ay ka harsan tahay wax ka yar 30-saacadood. Xidigaan reer Colombia waxaa laga saaray kooxda kooxdii Monaco ee barbardhaca la gashay dhigeeda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester United ayaa qarka u saaran iney ku dhawaaqdo saxiixa daafaca kooxda Ajax Amsterdam iyo Xulka Holland Daley Blind kadib markii jimcadii labada kooxood ay ku heshiiyeen qiimaha xidigaan heerka caalami. Manchester Untied waxey xidgiaan ku qaadaneysaa 13.8 Malyan Oo Pound, waxaana goor dhaw lasoo wariyay inuu ku sugan yahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Pep Guardiola waxaa loo diiday inuu gaaro guushiisii labaad Bundesligaha Jarmalka waxaana taako u dhigtay naadiga Schalke balse kulankan waxaa markii ugu horeesay kasoo muuqday Xabi Alonso oo maalmo ka hor Bayern Munich ku biiray, kubad bur buriyaha reer Spain isla markiiba Line Up-ka Bayern ayuu kasoo muuqday asigoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Diego Costa wuxuu sii wataa dhalintiisa joogtada ah inkastoo horey loo baahiyay inuusan Blues u safan doonin todobaadkan hadana weeraryahankan awooda badan caafimaadkiisa in la isku haleen karo ayuu muujiyay wuxuuna kooxdiisa ka caawiyay inay guul taariikhi ah kuso gaarto garoonka Godison Park, kulankan wuxuu ka mid noqday kulamada ugu…