Daily Express ayaa sheegay in kooxda Man United ay isku diyaarineyso inay £20m kula soo wareegto daafaca reer Miranda horaanta bisha Janaayo madaama kooxdiisa Atletico Madrid ay diyaar u tahay inay xidigan iska iibiso. Macalin Diego Semeone ayaa qirtay in Miranda ay fasixi doonaan bisha Janaayo hadii ay helaan dalab raali galiyo sidaa darteed Express […]
Wararka ka imaanayo dalka Spain iyo Jarmalka ayaa sheegayo in kooxaha Dortmund iyo Bayern Munich uu haatan u socdo wada hadalo xasaasi ah. Madaama labadan koox ay ku heshiin rabaan inay is dhaafsadaan Marco Reus iyo Sami Khedira waana labada xidig ee maalin walbo suuqa Yurub mustaqbalkooda cayaareed lagu hadal haayo. Sami Khedira oo qandaraaskiisa […]
Kubad sameeyaha xulka Switzerland Xherdan Shaqiri ayaa qaatay go’aan niyada ka jebiyay kooxaha Man United iyo Liverpool madaama uu laacibkan doortay inuu baaqi kusii ahaado Bundesligaha Jarmalka. Shaqiri ayaa ogolaansho rasmi ah ka heesto kooxdiisa Bayern Munich waxayna u fasaxday inuu bisha Janaayo ku biiri karo naadigii uu doono sidaa darteed xidigan farsamada wanaagsan ayaa […]
Macalin Jose Mourinho ayaa si rasmi ah saxaafada ugu sheegay in bisha Janaayo uusan cayaartooy cusub kooxdiisa Chelsea kusoo kordhin doonin madaama uusan rabin inuu niyad jab u keeno xidigaha haatan garoonka Stamford Bridge ku sugan. “waa run xidigo nagu filan ma heesato, balse laacibiin aad u tayo wanaagsan ayaan heesanaa oo weliba dhalin yar […]
Kadib natiijooyinkii xalay kasoo baxay koobka Capital One Cup Wareegiisa Quater Finalka oo xalay dhacay waxaa ugu dambeyn isku soo haray afar kooxood oo kali ah kuwaas oo dagaal culus uu dhexmari doono. Semi Finalka tartanka ayaa lasoo gaaray waxaana isku soo haray kooxaha Liverpool, Chelsea, Tottenham iyo Shieffield United, waana kooxo heerka koowaad ah […]
Radamel Falcoa ayaa qirtay inuu aad u jecel yahay kasoo muuqashada garoonka Old Trafford wuxuuna doonayaa laacibkan tayada wanaagsan inuu Man United lasii joogo mudo dheer sidoo kalena heshiiska amaahda mid rasmi ah loo badalo. Balse weeraryahanka reer Colombia ayaa hoosta ka xariiqay inay shaqo badan u taalo lagana rabo dadaal badan si uu Man […]
Inkastoo Toni Kroos uu khadka dhexe gaar ahaan daafaca Real Madrid caawiyo hadana xidiga xulka Jarmalka ka tirsan ayaa kusoo baxay laacibka quudiyo xidigaha Madrid madaama uu noqday xidiga ugu kubad dhiibista badan kooxdan xili cayaareedkan. Kroos goolkii ugu dambeeyay wuxuu ka caawiyay inuu dhaliyo Sergio Ramos tartanka naadiyada aduunka wuxuuna daafaca Madrid la helay […]
Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge ayaa u duuli doona dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Boston si uu daaweyn u helo madama dhaawacyadiisa ay bateen xili ciyaareedkaan. 25-jirkaan reer England ayaan garoomada kasoo muuqan tan iyo bishii September ee kal hore, inkastoo dhowr jeer uu dhaawacmay waxaana markaan sheekadu ay noqotay inuu aado mareykanka si uu […]
Halyeega reer France Zinedine Zidane haatana ah macalinka kooxda labaad ee Real Madrid ayaa caalamka la wadaagay kooxda uu jeclaan lahaa inuu hogaamiyo. Zidane ayaa doortay naadi qaab cayaareedkeeda uu yahay weerar madaama uu jecel yahay kubad qurxoon wuxuuna halyeegan soo bandhigay 11-xidig ee uu jeclaan lahaa inuu macalin u noqdo. Zidane ayaa doortay koox […]
Halyeeygii hore Arsenal Thierry Henry ayaa ku riyoonaya inuu tababare u noqdo kooxda Gunners, balse xidigii hore xulka Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday iney waqti badan qaadaneyso inuu shaqada ka badalo Arsene Wenger. Henry ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay kubada cagta, kadib markii uu afar sano iyo bar ku qarash gareeyay horyaalka Mareykanka, wuxuuna […]
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterMid Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone