Home » Archives by category » Maxaa Cusub

Roberto Firmino Oo Noqday Xidigii Labaad Ee Ebid Ugu Qaalisanaa Kooxda Liverpool, Yaa Ka Horeeya, Yaase Kusoo Xiga?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Roberto Firmino waxeyna kula saxiixdeen aduun dhan 29 Malyan Oo Pound. Firmino waa saxiixii shanaad ee Liverpool xagaagan, kaliya Joe Gomez ayeyna kooxdaan soo bandhigtay madama sadexda xidig ee kale ay yahiin xor waxeyna Anfield imaan doonaan 1-da July markaas oo…

Warbaahinta Catalunya Oo Hadal Haya In Barcelona Ay Bartilmameed Ka Dhiganeyso Angel Di Maria

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda heysata horyaalnimada Spain iyo Yurub ee Barcelona ayaa bartilmaameed ka dhiganeysa garabka kooxda Man United Angel Di Maria sida ay qortay majalada Sport. Angel Di Maria ayaa kaliya kusoo biiray Man United bilowga xagaagii dhamaaday wuxuuna lacago rikoor ah uga soo biiray kooxda Real Madrid, balse xili ciyaareed xanuun…

War Deg-Deg Ah: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday Dhameystirka Saxiixa Xidiga Hoffenheim Roberto Firmino

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Roberto Firmino oo ay kala soo wareegeen kooxda Hoffenheim ee dalka Jarmalka, waxaana dhameystirka heshiiska uu ku xiran yahay kaliya inuu ku guuleysto caafimaadka. 23-jirkaan heerka caalami waxey Liverpool saxiixiisa kaga guuleystay Manchester United wuxuuna qalinka ku duugi doonaa heshiis gaaraya afar…

Jamie Carragher “Ma Jiro Daafac Ka Wanaagsan Sergio Ramos Oo Ay Man United Lasoo Saxiixan Laheyd!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qabiirka kubada cagta ka faaloodo Jamie Carragher ayaa soo dhaweeyay qorshaha kooxda Man United ay qaadan rabto Sergio Ramos. Jamie Carragher ayaa ku dhiiri galiyay Man United inay daafacan awooda badan gacanta kusoo dhigaan sidoo kalena wuxuu ku tilmaamay Ramos shaqsi xalin karo dhibaatada Man United dhanka daafaca gadale ka…

Qorshaha Macalin Rafeal Benitez: David De Gae Iyo 5-Xidig Oo Madrid Xagaagan Imaan Doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Rafeal Benitez dhawaan wuxuu sheegay inuusan wax badan ka badali doonin Line Up-ka kooxda Real Madrid xili cayaareedka dambe. Balse haatan waxaa daaha laga qaaday in macalinkan uu garoonka Bernabue keeni doono ugu yaraan 6-cayaaryahan oo qaarada Yurub siweyn looga qadariyo. Sida darteed David De Gae ayaa noqon doono…

The Sun Oo Daaha Ka Qaaday Xidiga Ay Man City Lasoo Saxiixan Doonto Hadii Ay Paul Pogba Heshiiskiisa Ku Guul Dareesato

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska The Sun ayaa daaha ka qaaday arin xiiso badan kaasi oo ah Man City ay calaameesatay xidiga ay lasoo saxiixan doonto hadii ay Paul Pogba soo xero galintiisa ku guul dareesato. The Sun ayaa ka dhawaajiyay in Man City bartilmaameedka kowaad uu yahay Pual Pogba sidoo kalena ay dooneyso…

XANTA SUUQA: Man United Oo Ogaatay Qiimaha Lagu Iibsan Karo Goolhaye Hugo Lloris

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Man United ayaa kalsooni ka muujisay inay xagaagan la saxiixan karto goolhayaha xulka France iyo naadiga Tottenham Hugo Lloris. Wargeska The Mirror ayaa qoray in goolhaye Hugo Lloris uu dhawaan la kulmay gudoomiyaha Tottenham Daniel Levy waxayna ku wada heshiiyeen labadan shaqsi hadii dalab £17.8million koox la timaado xidigan…

AS Oo Shaaca Ka Qaaday Dalabka Man United Ku Dooneyso Ramos Iyo Suurta Galnimada Uu Old Trafford Ku Imaan Karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wakiilka Sergio Ramos ayaa kooxda Man United magaalada London kula kulmay waxayna ka wada hadleen qaabkii uu xidigan Old Trafford ku imaan lahaa. Shabakada AS ayaa sheegtay in Man United ay wakiilka Ramos u sheegtay inay xidigan sanad walbo diyaar ula tahay €12m waana labo lab lacagta uu haatan Real…

Joan Laporta “Abidal Wuxuu Noqon Doonaa Agaasimaha Barcelona Hadii Aan Doorashada Ku Guuleesto”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Joan Laporta ayaa go’aan ku qaatay inuu markale kusoo laabto hogaaminta kooxda Barcelona sidoo kalena uu agaasimaha kooxdan ka dhigo halyee Eric Abidal waa hadii uu ku guuleesto doorashada madaxtinimada Barcelona. Joan Laporta oo damaciisa weyn ka hadlaayo wuxuu yiri “Waxaan dooneynaa inaan Barcelona fariisino qorshaheeda sidoo kalena kooxda 10-sano…

Gudoomiyaha Inter Milan Erik Thohir Oo Amaan Kala Dul Dhacay Saxiixiisa Geoffrey Kondogbia

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Masuulka ugu sareeyo kooxda Inter Milan Erik Thohir ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa lacagaha ay ku qarash gareesan soo xero galinta Geoffrey Kondogbia ay tahay mid ay wax badan ku faaa’iidi doonaan. Xidiga reer France ayaa naadiga Monaco isaga hayaamay wuxuuna doortay ku biiritaanka Inter Milan xili ay AC Milan…

Page 1 of 496123Next ›Last »