Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tima jaraha reer Mareenkan Rob Ferrel ayaa saxaafada aduunka soo jiitay kadib markii uu keenay hab jariin cusub kaasi oo uu macaamiil badan ku abuurtay, Ferrel oo ku nool magaalada Texas ayaa soo bandhigay sawiro muujinaayo macaamiisha uu timaha u jaray inuu madaxooda ku sawiri karo qaar ka mid ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha xulka USA Tim Howard ayaa taariikhda koobka aduunka baal dahab ah ka galay kadib markii kulankii USA Vs Belgium uu bad baadiyay 16-kubadood oo gool loo fishay waaa iskoor koobka aduunka ku cusub weliba waxaa ugu dambeesay sanadii 1966 goolhaye geesinimadan oo kale muujiyo, inkastoo xulka USA 2-1 looga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Julio Cesar wuxuu kubada cagta ka gaaray heerkii ugu sareeyay sidoo kalea goolhayahan waaya araga ah wuxuu ku jiraa da’dii cayaaraha heerka caalamiga ah looga fariisan lahaa sidaa darteed koobka aduunka ee haatan ka socdo dalkiisa hooyo ayuu doonayaa inuu ku guuleesto si uu garoomada u faarujiyo asigoo gacanta ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii Luis Suarez ayaa gar waaqsaday qaladkii waalida ahaa ee uu galay wuxuuna xidigan raali galin buuxdo ka bixiyay qaniinyadii uu kula kacay Giorgio Chiellini taasi oo uu ku muteestay ganaax 4-bilood ah, inkastoo maalmo ka hor uu xidigan sheegay inuusan si toos ah u qaniinin Chiellini hadana Suarez…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in Kaka ay iska fasaxday kadib markii labada dhinac ay arinkan ku heshiiyeen Milan ayaa saxaafada aduunka aqbaartan la wadaagtay waxayna kooxdan sheegtay in Kaka la fasaxay sidoo kalena uu xur yahay naadigii uu doono inuu ku biiro, halyeega reer…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudoomiyaha kooxda Inter Milan Erick Thohir ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in halyeega kooxdan Javier Zanetti oo dhawaan cayaaraha ka fariistay in laga dhigay gudoomiye ku xigeenka Inter Milan sidoo kalena lambarkiisa 4-aad gabi ahaanba meel la dhigi doono si loo sharfo waxqabadka halyee Zanetti, daafaca reer Argentina…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Bayern Munich oo mudo dheer ku raad joogtay saxiixa mashiinka xulka Chile iyo kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa sare u qaaday qiimaha ay ku dooneyso waxayna Munich isku diyaarinee bartamaha todobaadkan inay dalab rasmi ah u gudbiso kooxda Juventus madaama Vidal ay kooxo badan saxiixiisa ku raad joogaan, Sport…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qoraa reer Australia ah kuna caan baxay inuu sadaal ka bixiyo dhacdooyin Sports-ka ayaa sheegay in Luis Suarez uu mar afaraad cayaaryahan qaniini doono marka uu soo dhameesto ganaaxa 4-bilood ee la dul dhigay wuxuuna qoraagan sheegay in Suarez uusan dareenkiisa xakameyn karin sidaa darteed hadaba waa kuma xidiga xiga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca garabka midig ee xulka Argentina iyo naadiga Man City Pablo Zabaleta wuxuu haatan xulkiisa kala qayb qaadanayaa koobka aduunka sidoo kalena xidigan wuxuu ka mid yahay daafacyada aduunka ugu wanaagsan, Zabaleta kubada cagta heerkii ugu sareeyay ayuu dhanka naadiyada ka gaaray wuxuuna Man City kula guuleestay labo jeer Premiership-ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama haatan lasoo gaaray kulamo kala baxa ah dabcan xulkii laga badiyo gurigiisa ayuu aadi doonaa waxaana isugu soo hareen 16-xul, waxaana xusid mudan in 8-ka mid ah xulalkan ay qaaradaha Waqooyiga iyo Koonfur Ameerika ka socdaan halka Yurub ay ku leeyihiin 6-dal sidoo kalena qaarada Afrika 2-xul ayaa matalayaan…