Home » Archives by category » Latin America (Page 4)

Tababaraha xulka Mexico Miguel Herrera oo heshiis cusub qalinka ku duugay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta Mexico ayaa isla garteen in macalin Miguel Herrera uu shaqadiisa sii wato madaama uu tababarahan waaya araga ah Mexico ka dhigay xul awood badan sidoo kalena ay sumcad balaaran kala soo laabteen koobka aduunka inkastoo si dirqi ah wareega 16-aad ugu hareen hadane Herrera iyo wiilashiisa qaab…

Wax Ka Baro 22-Cayaaryahan Ee Finalaha Koobka Aduunka Caawo Kasoo Muuqaan Doonaan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Jarmalka waxay caawo ka hortagi doonaan xulka Argentina waa kulanka lagu soo qatimi doono FIFA World Cup 2014 oo mudo ah si wanaagsan uga socday dalka Brazil, hadaba caawo xidigaha labadan xul mid walbo waxaa u rumowday inuu kasoo muuqdo Finalaha koobka aduunka sidaa darteed waxaan idiin heynaa 22-laacib…

Mike Tyson oo difaacay falkii qaniinyada ee uu Luis Suarez ku kacay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Feryahankii miisaanka culus ee aduunka ugu caansanaa Mike Tyson ayaa ka hadlay qaniinyadii uu Luis Suarez kula kacay daafaca xulka Italy Giorgio Chielini sidaa darteed Tyson oo hada ka hor isagana dhagta qaniinyo kaga goostay feeryahankii Evander Holyfield ayaa si toos ah falkii Suarez u difaacay wuxuuna yiri “Qaniinyadii Suarez…

Wax Walbo Oo Aaad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaatid 4-Xul Ee Isugu Soo Haray Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Brazil, Germany, Argentina iyo Holland ayaa kasoo hareen 32-xul ee isugu imaadeen dalka Brazil sanadkan 2014, waxaana xusid mudan in 4-xul siweyn looga tixgaliyo marka ay timaado tartamada caalamiga ah sidaa darteed xulalkii ehelka u ahaa kubada cagta ayaa soo gaareen bar dhamaadka FIFA World Cup 2014, hadaba waxaan idiin…

Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Halyee Alfredo Di Stefano (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Alfredo Di Stefano kubada cagta waayihii uu cayaari jiray heerkii ugu sareeyay ayuu ka gaaray wuxuun sabab u ahaa magaca ay maanta ku faanto Real Madrid, halyeegan ku geeriyooday magaalada Madrid xog ku saabsan ayaan idiin heynaa madaama hadal heyna Sports haatan dhankiisa u badan tahay, Di Stefano wuxuu ku…

Sedex Ka Mid Ah Taageerayaasha Costa Rica Oo Toorey Lala Dhacay Kadib Guuldaradii Koobka Aduunka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii xulka Costa Rica gabi ahaanka koobka aduunka isaga hareen waxaa soo ifbaxday in caasimada dalkan San Jose ay ka dhaceen rabshado xoogan madaama xulkooda wareega 8-aad ku hareen, tageerayaal farabadan oo kulakan usoo daawasho tageen ayaa niyad jabeen kadib markii rigoorayaal 4-3 Holland ku reebtay, fagaaraha Dimuqraadiyada ee…

Messi Vs Maradona Oo La Is Bar Bar Dhigay Kadib Markii Argentina Semi-Final Soo Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo 24-sano kadib xulka Argentina wuxuu soo gaaray nus dhamaadka koobka aduunka sidoo kalena xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu qarka u saaran yahay inu Final u gudbo hadii ay dhigood Holland ka badiyaan, hadaba Lionel Messi ayaa sanadkan boorka iska jafay wuxuuna muujiyay inuusan ahayn laacib naadi oo…

Daafaca Colombia Zuniga Oo sheegay In Dil Loogu Hanjabay Kadib Markii Uu Neymar Dhaawacay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca xulka Colombia iyo naadiga Napoli Juan Camilo Zuniga ayaa sheegay in noloshiisa ay haatan halis ku jirto kadib markii ay soo gaareen fariimo loogu hanjabaayo madaama xidigan uu isaga sabab u ahaa in Neymar uu gabi ahaanba koobka aduunka inta ka harsan seego, kulankii Brazil 2-1 kaga badiyeen xulka…

Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargesyada dalka Spain ayaa qoreen in kooxaha AS Monaco iyo Real Madrid uu wada xaajood rasmi ah u bilaawday labadan koox ayaa ka wada hadli doonaan qaabkii ay isku dhaafsan lahaayeen xidigaha kala ah Radamel Falcao iyo Angel Di Maria, madaama Real Madrid ay bilihii ugu dambeesay ku raad joogtay…

Rasmi: Shakira Oo Xaflada Xeritaanka Koobka Aduunka Ka Heesi Doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanaanada reer Colombia Shakira ayaa si rasmi ah loogu doortay xaflada xiritaanka koobka aduunka inay ka heesto, Finalaha koobka aduunka oo la cayaari doono 13-bishan kana dhici doono magaalada Rio de Janeiro ayaa Shakira ku guuleesatay inay bandhig faneed ka sameyso garoonka sidoo kalena heesta lagu xiri doono koobka aduunka…

Close